Muqarar Fiqi (Baabu Dalaaq)Mas'aladda 31-40

2
Tuesday June 18, 2013 - 19:28:10 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Muqarar Fiqi (Baabu Dalaaq)Mas'aladda 31-40

    Muqarar Fiqi Baabu Dalaaq 31-40

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqarar Fiqi Baabu Dalaaq 31-40
مسألة (31)هل يقع طلاق الكافر؟
gaalka furitaankiisu ma dhacayaa?
فائدة هذه المسألة تظهر إذا ما طلق امرأته وهو كافر تطليقتين ثم أسلم فهل يحسبان عليه وتبقى له عليها تطليقة واحدة؟أو لا تحسبان وتبقى له ثلاث ؟
faa,iidada ku jirta mas,aladaan waxay ku muuqanaysaa,haddii uu xaaskiisa ku furo labo dalqadood asagoo gaal ah kadibna uu islaamo,maloo xisaabinayaa labadaas dalqadood miyay uharaysaa hal dalqad?ama looma xisaabinaya oo uharaysaa saddex dalqadood?
اختلف فيه على قولين,
labo mad,hab ayaa lagu kala tagay
ذهب جمهور العلماء يقع طلاق المشرك ويحسب عليه وحجتهم أنّ النبي صلى الله عليه أثبت نكاح المشرك وأقر أهله عليه في الإسلام فكذالك الطلاق لأن الطلاق يثبت بثبوت النكاح ويسقط بسقوطه.
jamhuurtu waxay ku tageen mushriga furitaankiisu waa dhacayaa waana loo xisaabinayaa wuxuu horay ufuray,daliilkooduna wuxuu yahay nabiga CSW waa uu sugay mushrigga guurkiisa,xaaskiisana waa loo sugay islaanimada gudaheeda,waxaana lamid ah furitaankiisa waayo furitaanku wuu sugnaanayaa markii la sugo guurka,waana dhacayaa

markuu dhaco guurku.
______________________________________________________________________
مسألة (32)إذا ادعت المراة الطلاق على زوجها وأنكر الزوج؟
hadii haweenayda ay sheegato in ninkeedu uu furay ninkiina uu inkiro?
إذا كانت للمرأة بينة قبلت على ذالك منها وإلا فالقول قول الزوج لأنه منكر وعليه اليمين على الصحيح هذا من حيث القضاء
haddii haweenayda ay usugnaatay cadayn waa laga aqbalayaa,hadii kale ninka hadalkiisaa ayaa la aqbalayaa,maxaa yeelay wuu inkiray,dushiisana waxaa ahaatay dhaar,kani waa dhinaca xukunka
وأما فيما بين المرأة وبين الله تعتبرها طلقة,فإن كانت رجعية بقيت مع زوجها,
wixii udhaxeya iyada iyo allah ,waxaa loo ictibaarinayaa furitaan,hadii dalqadaas ay tahay mida koowaad ama labaad,ninkeeday iskala joogaysaa
وإن كانت الطلقة الثالثة فجمهور العلماء أهل العلم على أنها لا تحل للمرأة أن تمكنه من نفسها وعليها الفرار منه إذا قدرت أو الفداء إذا قدرت عليه لأنها تعلم أنها أجنبية منه محرّمة عليه.
hadii ay tahay dalqada saddexaadna,jamhuurtu waxay ku tageen haweenaydaas inaysan xalaal u ahay inay isu dhiibto ninkeeda,waxaana dusheeda ahaatay inay ka cararto ninkeeda hadii ay awoodo ama is furato,waayo waxay ogtahay inay ajanabi ka tahay oo ay
xaaraan ka tahay
______________________________________________________________________
مسألة(33)إذا علق الزوج الطلاق بشرط كقوله إن دخلت الدار فأنت طالق؟
hadii uu ninku furitaankiisa ku xiro shardi,sida inuu yiraahdo haddii aad gashid gurigaas waad iga furantahay?
يقع الطلاق إذا تحقق الشرط وكذا لو علق بوقت كقوله أنت طالق عند نهاية الشهر وقد ذكر بعض العلماء الإجماع على وقوع هذا الطلاق ولم يعلم فيه خلافا قديما.
waa uu dhacayaa furitaankaas goortii shardigu uu xaqiiqo noqdo,waxaa kalo lamid hadii uu kuxiro waqti,sida inuu yiraahdo waad furantahay bishaas dhamaadkeeda, culumada qaarkod waxay sheegeen ijmaac inuu dhacayo furitaankaas,mana la oga khilaaf inuu ka jiro arrintaas culumadii hore dhexdooda
________________________________________________________________________
مسألة(34)إذا علق الزوج الطلاق بشرط فهل تطلق قبل وجوده وهل له وطؤها قبل وجوده؟
haddii uu ninku furitaanka ku xiro shardi,may furmaysaa intaana la helin shardiga,ama ma ubanaantahay inuu ugalmoon karaa intuusan dhicin shardigaas
أما الطلاق فلا يقع قبل وجود الشرط عند أهل العلم.
furitaanku ma dhacayo intaanan la helin shardiga ka hor
_________________________________________________________________________
مسالة(35)هل له وطؤها قبل وجود الشرط؟
ma ubanaantahay inuu ugalmoodo intuusan dhicin shardiga hortiis?
ذهب جماعة من أهل العلم إلى أنّ له ذالك لأنها ما زالت امرأته وهو مذهب أحمد والشافعي وأبي حنيفة.
Waxay ku tageen jamaaco culumada kamid ah inuu ugalmoon karo waayo wali maysan ka suulin inay tahay xaaskiisa,waa madhabka abuu xaniifa iyo shaafici iyo axmed
________________________________________________________________________
.
مسألة(36)إذا قال لامرأته إن دخلت الدار فأنت طالق فدخلت ناسية؟
Haddii uuku yiraahdo xaaskiisa waad iga furantahay hadii aad gashid gurigaas,oo ay gasho ayadoo ilowsan shardi ku furkaas?
قال ابن تيمية رحمة الله عليه إذا قال إن دخلت الدار فأنت طالق
فدخلت ناسية لم يقع الطلاق في أظهر قولي العلماء وهو مذهب أهل المكة كعمر ابن دينار وابن جريج وغيرهما وهو إحدي روايتي أحمد.
Ibnu taymiyah wuxuu yiri ,hadii uusidaas yiri ayadana ay gashay ayadoo ilowsan shardi ku furkaas furitaankaas ma dhacayo sida culumada labodooda hadal midkiisa muuqda,waana siday qabaan reer makka waxaa kamid ah cumar binu diinaar iyo qayrkood,iyo ruwaayad uu leeyahay
صحيح فقه السنة وأدلته وتوضيح الأحكام مجلد 3)
فتح العلّامة في دراسة أحاديث بلوغ المرام(4)
________________________________________________________________________
مسألة(37)كم عدد التي يملكها الحر والعبد؟
Imissa dalqadood ayuu leeyahay midka xorka ah iyo midka adoonka ah?
الرجل يملك ثلاث تطليقات سواء كانت المرأة حراّ أو أمة ,
Ninka xorka ah waxaa usugnaatay saddex dalqadood waxaana usiman inay ahaato haweenayda xor ama adoon
والعبد يملك طلقتين سواء كانت المراة حرة أو أمة:مذهب الشافعي وأحمد ومالك.
Adoonkana waxaa usugnatay labo dalqadood waxaana usiman inay ahhato haweenayda xor ama adoon,waana sida uuqabo madhabka maaliki iyo shaafici iyo axmed
_________________________________________________________________________
مسألة(38)إذا قال الرجل لامرأته أنت طالق نصف طلفة ؟
Haddii uu ninku ku yiraahdo xaaskiisa waxaad iiga furantahay dalqad barkeed?
قال ابن المنذر اجمع كل من نحفظ عنه من أهل العلم أنها تطلق بذالك منهم الشعبي والحارث,والزهري,وقتادة, والشافعي وأصحاب الرأي,وأبو عبيد,
قال ابن قدامة تقع طلقة كاملة قول عامة أهل العلم
Ibnu mundir waxaa uuyiri waxay isku ijmaacneen cidkastoo aan ka xifdinay cilmiga inay ku furmayso dalqad ,waxaana kamid ah shucbi iyo xaaris iyo suhri iyo khataada iyo shaafici iyo asxaabu ra,yi,iyi abuu cubayd
Ibnu qudaamana wuxuu yiri :dalqad dhamaystiran ayaa dhacaysa waana siday ku tageen culumada intooda badan
________________________________________________________________________
مسألة(39) من شك طلاق امرأته ما حكمه؟
Ruuxii ka shakiya furitaanka xaaskiisa muxu yahay xukunkiisa ?
من شك هل طلق أم لا فلا يقع الطلاق لأن الأصل عدم الطلاق واليقين لا يزول بالشك.
Cidii ka shakisa inuu furay xaaskiisa iyo inuusan furin furitaankaas dhici mayo waayo assalka wuxuu yahay furitaan inuusan dhicin qaacidadana waxay leedahay yaqiinta laguma suulinayo shaki
________________________________________________________________________
مسألة(40)لو قال الرجل لامرأته أنت طالق بعد موتي ؟
Ninka hadii uu ku yiraahdo xaaskiisa waad iga furantahay markaan dhinto ka dib?
قال ابن قدامة لم يطلق ,نص عليه أحمد وبه قال شافعي ولا نعلم فيه مخالفا لأنها تبين بموت أحدهما.
Ibnu qudaamah wuxuu yiri furitaankaas kuma duldhacayo,waxaa sidaas cadeeyay imaamu axmed waxaa kaloo yiri imaaam shafici,mana ku ogin arrintaan mid khilaafay waayo baa,in ayay ka noqonaysaa markuu mdikood

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip