Muqarar Fiqi

0
Monday June 17, 2013 - 19:50:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqarar Fiqi

    Waa masaaishii fiqiga 20aad ilaa 30aad kitaabka uu sharaxo shekh abul cabaas xafithahulah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa masaaishii fiqiga 20aad ilaa 30aad kitaabka uu sharaxo shekh abul cabaas xafithahulah

مسألة(21)هل يقع طلاق ؟

kan ku ciyaaraya furitaankiisu ma dhacayaa?

ذهب جمهور العلماء إلى من تلفظ الطلاق ولو هازلا أو لاعبا بصريح لفظ الطلاق فإنّه يقع الطلاق ولا ينفعه حينئذ أن يقول كنت لاعبا أو هازلاً أو لم أنوه به طلاقا.

jamhuurtu waxay ku tageen,ruuxii ku dhawaaqa furitaancad asagoo ciyaaraya amam kaftamaya furitaankiisu wuu dhacayaa

_________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة(22) هل تحل قرائن الحال محل النية في وقوع الطلاق الكناية؟ مثل لو الرجل لزوجته في حال غضبه الحقي بأهلك ولم ينو الطلاق فهل يقع الطلاق؟

qaraa,inta mala dajinkaraa boska niyada siiba furitaanka kinaayada ah,tusaale ninka haduu xaaskiisa ku yiraahdo asagoo xanaaqsan orod ehelkaaga aad uusan niyaysanin furitaan,ma dhacayaa furitaankaas ?

ذهب الحنفية وهو المعتمد عند الحنابلة إلى أنّ القرائن تحل محل النية في الطلاق الكنائي فيقع الطلاق عندهم في هذه الحال ولو لم ينوه

wuxuu ku tageen xanafiyadu waana sida la ictimaadayo xanaabilada agtooda,inay qaraa,inta dagayso booska furitaanka kinaayada ah wuuna dhacayaa furitaanka xaaladaas walow yuusan niyaysan haduu rabo

ذهب مالكية والشافعية ورواية عن أحمد فلم يعتبروا القرائن الحال هنا فلا يقع الطلاق عندهم اللفظ الكنائي إلا إذا نوى

waxay ku tageen maalikiyada iyo shaaficiyada maysan ictibaarinin qaraa,inta xaaladaas oo mana dhacayo furitaankaas ee furitaanka kinaa,iga ah ilaa inuu niyaysto moyee

فتح العلّامة في دراسة أحاديث بلوغ المرام(4|601)-609)

________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة (23) هل يحتاج الطلاق إلى الإشهاد؟

furitaanku ma ubaahanyahay marqaati?

استحب جماهير العلماء من السلف والخلف منهم الأئمة الأربعة أن يشهد الرجل طلاقه لما فيه من حفظ الحقوق.

waxay jeclaysteen culumada intooda badan salafka iyo kuwa danbaba waxaa kamid ah afarta imaam

____________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة (24)إذا وكّل امرأته في طلاق نفسها هل يجوز لها أن تطلّق نفسها؟

hadii uu furitaanka wakiil uga dhigo xaaskiisa ma banaantahay inay is furto?

أجاز أهل العلم ذالك إذا طلقت نفسها يقع الطلاق ,وله أن يرجع عن ذالك قبل أن تطلق

ehlu cilmiga way baneeyeen arrintaas haddii ay furto nafsadeeda wuu dhacayaa furitaanku,waxaan u banaan inuu kala laabto wakiilashadii intaysan is furin ka hor.

____________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة(25)إذا رجع قبل أن تطلق فهل يبطل التوكل؟

haduu kala laabto wakiilnimadii intaysan is furin may buraysaa wakiilnimadii?

نعم يبطل التوكيل عند الإمام الشافغي والإمام أحمد.

haa way buraysaa wakiilnimada siday ku tageen imaamu shaafici iyo axmed

____________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة(26)كم أقسام الطلاق من حيث صيغته؟

Imisa ayuu uqabsamaa furitaanka qaabka loogu dhawaaqayo?

أقسامه ثلاثة

qaybihiisu waa saddex

القسم الأول:صيغته المعروف مثل امرأتي طالق فهذا يقع به الطلاق,

qaybta koowaad:waa qaabka la garanayo sida xaaskayga waa furantahay,wuu dhacayaa

القسم الثاني:أن بحلف بذالك, الطلاق يلزمني لأفعلنّ كذا ألا أفعلنّ كذا,

qaybta labaad:inuu ku dhaarto furitaanka sida inuu yiraahdo furitaan ayaa laasim igu ah ama xaaskayga waxay iiga furantahay inaanan waxaas samaynaynin,ama inaan waxaas samaynayo

القسم الثالث,تعليق الطلاق بحصول شيء,مثل أن يقول :إن كان كذا وكذا فعليّ الطلاق,

qaybta saddexaad:furitaanka inuu ku xiro shay in la helo,sida inuu yiraahdo hadii sidaas iyo sidaas ay tahay waxaa dushayda ahaaday furitaan

____________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة (27)الحلف على الطلاق هل يقع أم لا؟

in la gu dhaarto furitaanka ma dhacayaa mise ma dhacayo?

قال ابن تيمية في قولان القول الاول لا يقع الطلاق كما ذهب أبو حنبفة وقول أصحاب الشافعية واحمد

والقول الثاني إنه يقع الطلاق .

ibnu taymiyah wuxuu yiri arrintaan waxaa ku sugan labo raah ,mida koowaad ma dhacayo furitaankaas waa siduu ku tagay abuu xaniifa iyo shaaficiyada qaarkod iyo axmed,midka labaadna wuxuu yahay inuusan furitaankaas dhacayn

____________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة (28)إذا لم يقع طلاق الحالف فهل عليه كفار يمين؟

haduusan dhicin furitaankii lagu dhaartay,dushiisa ma tahay kafaaro gud

اختلف فيه

waa laisku khilaafay arrintaas

ذهب الظاهرية أنه لا شيء عليه فيه:

daahiriyada waxay ku tageen in dushiisa aysan waxba ahayn oon kafaaro gud laga rabin

وذهب جماعة أن عليه كفارة يمين إلا أن يختار عليه إيقاع الطلاق.

qaar kalena waxay ku tageen in kafaaro gud laga rabo,ilaa inuu doorto mooyee dhicida furitaanka

__________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة (29)ما حكم الطلاق السنة ؟

muxuu yahay furitaanka sunada ah

هو أن يطلق امرأته طلقة واحدة في طهر لم يجامعها ويتركها حتى تنتهي عدتها

حكمه,أجمع العلماء أن طلاق السنة واقع

wuxuu yahay inuu ku furo xaaskiisa hal dalqo,ayadoo daahir uusan ugalmoonin ,kadibna uuka tago ilaa ay ka dhamaytirato cidadeeda,xukunkiisana wuxuu yahay siday culumada isku ijmaaceen inuu dhacayo furitaankaas

-___________________________________________________________________________________________________________________________

مسألة(30)ما هم طلاق البدعي وما حكمه؟

muxuu yahay dalaaqa bidciga ah iyo xukunkiisa

الطلاق البدعي هو الذي يوقعه الرجل على وجه المحرم الذي نهى عنه الشارع,فإن طلقها ثلاثا بلفظ واحد,أو متفرقات في طهر واحد, أو طلقها وهي حائض,أو طلقها في طهر قد جامعها فيه,ولم يتبين حملها,فإن هذا الطلاق بدعي محرم منهي عنه ويأثم فاعله,

dalaaqa bidciga ah wuxuu yahay waakan uu ridiyo ninka qaab xaaraan ah,oo uu naga reebay shaarica,inuu ku furo sadex dalqadood o hal mar ah,ama ayagoo kala gadisan ,daahiritaan hal ah oo ku furay, ama uu furay iyadoo caado leh,ama uu furo ayadoo daahir ah uu ugalmooday waliba uurkeedana uusan muuqan ,dalaaqaan waa bidci,waana la iska reebay ruuxii sameeyana waa danbaabaa

حكمه: يقع الطلاق ألبدعي .

xukunkiisu wuxuu yahay inuu dhacaayo furitaankaas

____________________________________________________________________________________________________________________________


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip