Suuratu Naas falaq
Kalimaat Qur'aan Suuratul-Naas iyo Falaq oo Afsoomali ku Turjuman
Allahu akbar Wa labada suradood hadaad subax iyo galab akhriso ado yaqinsanmacnahoda fahmaya sharka jinka iyo dadkaba ale wa ka magan galinayaa
Dadaal daal Alle garabkaaga tagane
Suuratul Falaq |
سورة الفلق |
Waxaan Magan galayaa |
أَعُوذُ |
Subaxa,, (waaga markuu baryayo) |
الْفَلَقِ |
Habeenka |
غَاسِقٍ |
Markuu Madoobaado |
إِذَا وَقَبَ |
Kuwa wax af afuufa (sixirowga) |
النَّفَّاثَاتِ |
Guntimaha |
الْعُقَدِ |
Xaasid |
حَاسِدٍ |
|
سورة الناس |
Boqorka dadka |
مَلِكِ النَّاسِ |
Waswaasiya |
الْوَسْوَاسِ |
Is qariya |
الْخَنَّاسِ |
Laabaha Dadka (Quluubta dadka) |
صُدُورِ النَّاسِ |
Suuratu Naas falaq
Kalimaat Qur'aan Suuratul-Naas iyo Falaq oo Afsoomali ku Turjuman Allahu akbar Wa labada suradood hadaad subax iyo galab akhriso ado yaqinsanmacnahoda fahmaya sharka jinka iyo dadkaba ale wa ka magan galinayaa Dadaal daal Alle garabkaaga