Khamiis BAqarah 127-134

1
Sunday May 19, 2013 - 15:21:04 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3853
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 11 0
  • Share via Social Media

    Khamiis BAqarah 127-134

    ALlahu akbar Juzkii Hal Safxa Noga dhiman waxkastoo la wado saan ayeey u dhamanayaaan ilaa janada aad isku hubsato Calamka salixaa sidaan ugu dadaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar Juzkii Hal Safxa Noga dhiman waxkastoo la wado saan ayeey u dhamanayaaan ilaa janada aad isku hubsato Calamka salixaa sidaan ugu dadaal Ma ogthay in alle kaa soo dhex doortay boqolaal iyo kumaan iyo maaayin qof maadama kitaabkisa kugu hanuunshay mise ogtahay in alle camalkaan salixaa kugu dhawrayo oo uu shar kale kaaga xijabayo allahu akbar qofkii doorashada alle gartaa nimcadiisana gartatee aloow nagu duw aamin

Nimcoyinka alle waxa kamid ah in qalbigaaga raxmad iyo jacayl kugu rido walahaaga aadana waligaa arkin


EEg gabdhaan xalay ilmadu ka dhamatay markay u malaysay walshedii quranka isla baranayn in ay dhimatay 
MissIslam09: <<(12/17/14 10:05 PM EST)>> asc wr wbr macalin
MissIslam09: <<(12/17/14 10:06 PM EST)>> inaa lillah wa inaa liheyhi raajicuun
MissIslam09: <<(12/17/14 10:06 PM EST)>> macali iclaanka ma rubaa
MissIslam09: <<(12/17/14 10:06 PM EST)>> adna in ay dhimatay
MissIslam09: <<(12/17/14 10:19 PM EST)>> mase wa walaasheed
MissIslam09: <<(12/17/14 11:10 PM EST)>> macalin skp ayaan ka arkey in aysan adna aheyn
MissIslam09: <<(12/17/14 11:11 PM EST)>> subxaana allah ma moodeyn qof aanan aqoon in aan sidaas ugu ooynaayo adna ayan umaleye markii hore
MissIslam09: <<(12/17/14 11:12 PM EST)>> markii ay ilmadu iga dhamaatay ayaan skpyga arkey oo lgu tacsiyeynayo
MissIslam09: <<(12/17/14 11:13 PM EST)>> rali iga ahaw macalin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip