Fariin-Naxdin Leh oo Ku Socota Dhalinyarad-Soomaliyeed Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Friday April 19, 2013 - 05:41:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Fariin-Naxdin Leh oo Ku Socota Dhalinyarad-Soomaliyeed Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    QOfkata Danbigisa Intuu Le eg yahay Ayaa Lagu Qabanayaa Waa Qiso Sacado Ka hor Dhcday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HA DHIMAN ADOON MUSLIM AHAYN
QOfkata Danbigisa Intuu Le eg yahay Ayaa Lagu Qabanayaa Waa Qiso Sacado Ka hor Dhcday
Lady Nyeusi Tititi 4: Lady Nyeusi Tititi 4: asc wr wb sheekh xanafiyow manta waxa dhacay Allow khaatiimada inoo wanajii gabar walashay oo noo soo socoto ayaa waxa tareynkii dhexda kasoo racay wiil somali ah oo khamreysan oo weliba dhalidaa gacanta kusita qiyaastii jira 22sano markaas wuxuu kudhawaqa my name is libaan , dhalanyaro kale iingiriis ayaa mid intuu soo kacay yirii qeylada inaga daa markaas ayuu kii somaliga ahaa dagaal bilabay markaas ayaa mid kale intuu soo kacay qaliin hungurigii ka geliyeey naftiina meesha uga dhacday asaagoo dhalidii qamriga gacanta kuwata wil wadaad ah ayaa asana sarnaa oo dhay shahaadada qabso war oo damcay in uu u qabtay wase diiday sidii ayeeyna naftu uga baxday asagoo dhaladii haysta khamriga ahayd Allaw khatima wanaagsan nagu dil amiin


( فكلا أخذنا بذنبه فمنهم من أرسلنا عليه حاصبا ومنهم من أخذته الصيحة ومنهم من خسفنا به الأرض ومنهم من أغرقنا وما كان الله ليظلمهم ولكن كانوا أنفسهم يظلمون ( 40 ) )

وَلَوْ أَنَّ أَهْلَ الْقُرَى آمَنُوا وَاتَّقَوْا لَفَتَحْنَا عَلَيْهِمْ بَرَكَاتٍ مِنَ السَّمَاءِ وَالأَرْضِ وَلَكِنْ كَذَّبُوا فَأَخَذْنَاهُمْ بِمَا كَانُوا يَكْسِبُونَ ( 96 )
أَفَأَمِنَ أَهْلُ الْقُرَى أَنْ يَأْتِيَهُمْ بَأْسُنَا بَيَاتًا وَهُمْ نَائِمُونَ ( 97 ) أَوَأَمِنَ أَهْلُ الْقُرَى أَنْ يَأْتِيَهُمْ بَأْسُنَا ضُحًى وَهُمْ يَلْعَبُونَ ( 98 )
أَفَأَمِنُوا مَكْرَ اللَّهِ فَلا يَأْمَنُ مَكْرَ اللَّهِ إِلا الْقَوْمُ الْخَاسِرُونَ ( 99 ) .

،Danbiiloow Danbigaaga Intuu le Eg yahay baa adun iyo akhiraba lagugu Ciqaabayaa Ha moodin In Lagu ilaaway Ee Soo Labo

Kuwa Hesaha Dhagaysta
Kuwa Xijaabka Tuurayoow
Kuwa Xaranta Ribada Iyo sabredka Qatoow
Kuwa benta Xanta
Kuwa Salaada Ka Tagayoow Kuwas W agalobene

Isdaba Qabta Intaaan Midaan Oo Kale Idin Imaan

Danbi yaraan Malahan

Ku Cibro Qado Oo Garsii walahaga kale


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip