
Takhliis SIfatu Salatu Nabiyه .. 12
Inta la simo lugta bidix oo lagu fadhiisto: الافتراش
iyo in la fadhiisto cirbaha oo kor loo qaaday: الإقعاء
ee u dhexeysa labada sujuud:
jilbaha dhulka dhiganaysa cirbahana wad ku fariisan, faraha oo qiblada u jeda dhulkaad dhigaysa
cirbaha wuu ku fariisan dhulkana wuxuu dhigayaa fariihiisa cagaha oo qiblada u jeeda.
122-فَإِذَارَفَعَ رَأْسَهُ مِنْ السَّجْدَةِ الثَّانِيَةِ، وَأَرَادَ النُّهُوضَ إلَى الرَّكْعَةِ الثَّانِيَةِ كَبَّرَ وُجُوبًا.
Fadhiga nasashada:
122- Marka uu madaxiisa kor uga soo qaado sujuudda labaad, oo uu doono inuu u kaco rakcada labaad waxaa waajib ah i nuu yiraahdo”الله أكبر”.
123- Wuxuu kor u qaadayaa gacmihiisa mararka qaarkood.
124- Wuxuuna fadhiisanayaa ”wax yar” isagoo toosan, oo ku fadhiya cagtiisa bidix, inta laf kasta ay ku noqoneyso meesheedii.
125ثُمَّ يَنْهَضُ مُعْتَمِدًا عَلَى الْأَرْضِ بِيَدَيْهِ الْمَقْبُوضَتَيْن كَمَايَقْبِضْهُمَا الْعَاجِنُ إلَى الرَّكْعَةِ الثَّانِيَةِ، وَهِيَ رُكْن.
Rakcada labaad:
125- Dabadeedna wuxuu kacayaa isagoo ku tiirsanaya gacmihiisa dhulka iyaga oo uu isku qabtay, sida uu iskugu qabto gacmaha kan wax cajiima, wuxuuna u kacayaa rakcada labaad, iyadana waa tiir.
126وَيَصْنَعُ فِيهَامَاصَنَعَ فِي الْأُولَى.
126- Wuxuuna samaynayaa siduu sameeyay markii hore oo kale.
127إلَّا أَنَّهُ لَايَقْرَأُ فِيهَا دُعَاءٌ الِاسْتِفْتَاح.
127- Inkastoo uusan akhrineynin ducada salaadda lagu furto.
128- Waana inay ahaataa rakcada labaad mid ka gaaban rakcada hore.
1- Qiblada
-
Mujaahidka ku jira salaadda khawfka.
-
Qofka aan awoodin (curyaan, jirran).
-
Qofka sunne ku tukanaya isagoo fuushan xoolo ama gaadiid.
Jawaab: Wuxuu si toos ah ugu jeesdaa dhanka Ka‘bada lafteeda.
4. Su’aal: Qofka aan arkin Ka‘bada muxuu sameeyaa?
Jawaab: Wuxuu jeesdaa dhanka qiblada guud ee Makka.
5. Su’aal: Haddii uu cadaato in salaaddii uu ku tukaday meel qiblada ka baxsan, muxuu sameeyaa?
Jawaab: Isla markiiba wuu u jeedsadaa qiblada.
١- الْقِبْلَةُ
رُكْنٌ – تَسْقُطُ عَنِ الْمُحَارِبِ، الْعَاجِزِ، الْمُتَنَفِّلِ عَلَى دَابَّتِهِ.
اَلْمُشَاهِدُ لِلْكَعْبَةِ يَسْتَقْبِلُ عَيْنَهَا، وَغَيْرُ الْمُشَاهِدِ جِهَتَهَا.
إِذَا تَبَيَّنَ الْخَطَأُ يُحَوِّلْ فَوْرًا.
2- Qiyaamka salaadda)
-
Qofka aan awoodin (curyaan ama jirran).
-
Salaadda khawfka (xaaladda dagaalka).
-
Salaadda sunnada oo lagu jiro gaadiid ama fuulitaan.
2. Su’aal: Salaadda diyaaradda ama markabka ku jirta sidee lagu oogi karaa?
Jawaab: Waxaa bannaan in waajibka lagu tukado istaag ama fadhi haddii laga baqo dhicid ama khatar. Waxaa kaloo ku tiirsan karaa ul ama tiir.
Jawaab: Waxaa bannaan in lagu tukado mar istaag iyo mar fadhi, marna labadaba wad isku dari kartaa.
.
Jawaab: Haa, way bannaan tahay, waana sunno in mar kabaha lagu tukado, marna lagama tukado (in la kala baddalo).
Jawaab: Haa, waa bannaan tahay haddii loogu talagalay barid iyo dadka wax tusid.
القيام
1
رُكْنٌ إِلَّا لِلْعَاجِزِ أَوْ صَلَاةِ الْخَوْفِ أَوِ النَّافِلَةِ رَاكِبًا.
2
فِي الطَّائِرَةِ وَالسَّفِينَةِ: يَجُوزُ الْفَرْضُ قَائِمًا أَوْ قَاعِدًا إِذَا خَافَ السُّقُوطَ.
يُمْكِنُ الِاعْتِمَادُ عَلَى عَصًا أَوْ عَمُودٍ.
3
يَجُوزُ التَّنْوِيعُ بَيْنَ الْقِيَامِ وَالْقُعُودِ فِي صَلَاةِ اللَّيْلِ.
4
الصَّلَاةُ فِي النِّعَالِ جَائِزَةٌ، وَالْأَفْضَلُ التَّنْوِيعُ.
5
صَلَاةُ الْإِمَامِ عَلَى الْمِنْبَرِ جَائِزَةٌ لِلتَّعْلِيمِ.
6
السُّتْرَةُ: وَاجِبَةٌ، وَالِاقْتِرَابُ مِنْهَا قَدْرَ مَمَرِّ شَاةٍ، ارْتِفَاعُهَا شِبْرٌ تَقْرِيبًا.
7
لَا تَصِحُّ الصَّلَاةُ إِلَى الْقُبُورِ، وَيُمْنَعُ الْمُرُورُ أَمَامَ الْمُصَلِّي.
Takhliis SIfatu Salatu Nabiyه .. 12
118-- 128