Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun....Waxaan halkan tacsi uga diraynaa walaasheen Hodan23_4 oo aabeheed dhintay waxaa leenahay walaasheen Alle samir iyo iiman haka siyo kitaabkiisana abe midigta haka siiyo. (الذين اذا اصابتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعون). Waxaa walaalaha ka codsanaynaa inaay usoo duceeyaan walaasheen aabeheeda.
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ