
buraanbur
Marwooyinka reer taqwaat dumarka muunad dheeryihiin
Malyuumada ajareey gurtan maalinkii dhashaa
Maris iyo akhris beey ugalaan cilmiga iyo quraankii allee
Magacyadooda kama naadiyaan baraha mediyahaan ba ayee
Meeriska diinteey masradaan si mawlaha raali uga helaan
mufradka magc kalis
Magacyada carbeed waa walalo abeey wada tirsadaan
Mufrad baa dhaloo wa 6 walalaaloo wada shashayee
miisaalkood wa muna muxsin maryan oo kale ku fahan
Mufradka godkiiswa damo marfuuc gadaal baa looga rafciya
mansuubkana fatxa loogu kordhigaye sidaas u fahan
makhfuudkeedna kasra lahoos dhiganee sidaas ku u fahan
muthanaaa
Muthanaa wa laba magacoo calool ka soo baxoo mataana ahee ku fahan
Mufradkii oo gadaal loga daray alif iyo taa weyee midaas ku fahan.
miisaalkoodu waa muxamadaani muxamadayni oo kalee midaas ku fahan
marfuucuudu woow qalooc mansub iyo makhfuudkana yaa mdaas ku fahan
jamac muanath
Murwooyinkii bataa waa jamac muanath salimkii nabad qabee sidaas ku fahan
Mufradkodii oo gadaal lagu dary alif taa lagu muujiyay weeye midaas ku fahan
Misaalkood waa labe sida muuminatun iyo muslimaatin oo kale sidaas u fahan
Marfuucood goddal waa damo kor iyo hosna kasra ka muuqatee sidas u fahan
jamac mudakar saalim
Magacyo rageed jamac midakr salim baa la yaqanee sidaas ku fahan
Miisaankoodu waa muuminuuna iyo muslimiina oo kale siaas ku fahan
Mufradkood waw iyo yaa nuun lajirkeed gadaal logu muujiy ee ku fahan
jamac taksiiir
Magacyo jabay wajamc taksiir meeleey iska badaleen horay iyo dhexee ila fahan
Maliil weeyo oo abtisyalkii sedexda mufradkeey ku raceene sidaas ku fahan
shanta magac asmaul khamsa
Mariska u danbeeya wa abu akhuu xamuu fuuka thu maaline ee sidaas u baro
Mitaahkoodabtis abuu abaa abii sidexdaas xarafbuu lagu xardhaa
Marfuucood waaw jamac oo kale mansuub alif iyo makhdkuna yaa u yeel
Meeriskeen waa intaase marwooyinkeenoo ilamarsada ila fahama
buraanbur
ulululu