HORUDHACA NAXWAHA iyo 9 su'alood

0
Monday July 18, 2022 - 23:11:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HORUDHACA NAXWAHA iyo 9 su'alood

    Qofkii 18 Sualood ka soo jawaaba waxaa lagu baranayaa naxwaha 6 maalmood oo maalin todobaad lahayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofkii 18 Sualood ka soo jawaaba waxaa lagu baranayaa naxwaha 6 maalmood oo maalin todobaad lahayn.
ARDAYGII KA SOO JAWAABA SUALAHAAN WAXUU KA MID NOQONAYAA ARDADA
 KOORSADA DEG DEGA AH EE 6 BARI LAGU BARAYO NAXWAHA

ARDAYGII 18 SUALOOD KA SOO JAWAABA KOORSADAAS WAXAA LAGU BARAYAA 
6 CASHO ARDAYGII LAGU BARI WAAYO WAXAA LA SIINAYAA 
MAGDHAW LACAGEED OO AH 200 DOLAR AH  WAKHTIGII KA DHUMAY. ee aaan ka dhumiyay ma jirayo qof kii soo xadira
oo aan fahmayn ama aan baranayn inshallah bes ku qanac oo nafta u sheeg in uu fudud yahay aad baranayso



BISINKA QABO ALLE U TALA SAARO FAHANKEDA KU CEL CELI MURAJACEE MID MID BUUG UGU QORO QODOBADAAN





بسم الله الرحمن الرحيم

1 waa maxay kalaam-?                                Waa hadal wax faaiideeya xiriira oo carabi ah.

1س ماهو الكلام

الكلام هو اللفظ المركب المفيد بالوضع .

2 Hadalku meeqa ayuu u qaybsamaa?

wuxuu u qaybsamaa magac fal iyo xaraf

, 2س:ما هي أقسام الكلمة

ج:  الاسم، الحرف والفعل

3 Magacu imisuu u qaybsamaa?

magaca waxaa lagu gartaa Al tanwiin laba kor hoos godaal 3 hoos dhig iyo in uusan wakhti ku xireen wakti hore mid danbe midna

س علامات يعرف بالإسم 3 /   

يقبل التنوين كتابٌ كتابًا كتابٍ- يقبل"أل التعريف (الكتاب

  قبل أن يسبقه حرف الجر: " في البيت --لا يتعلق بأحد الازمنة الثلاثة

4 Muxuu qabtaa xarafku wax ka sheg?

wuxuu isku xiraa magacyada iyo ficilka

waxakamid ah min cala can fii ruba kaaf laam

4 ماهو عمل الحرف ؟
ج
.والحرف: يُستخدَم للربط بين الأفعال والأسماء، ( 

وهي من الي عن علي في با كا لام وقسم والله بالله تالله 

5 FICILKU MEEQA AYUU U QAYBSAMAA

J. wuxuu u qaybsamaa ficil maadi waxa tagay Mudaaric wax jooga iyo Amar wax soo socda

5.س: ماهي أقسام الفعل في اللغة العربية؟

ج: ينقسم الفعل في اللغة العربية من حيث الزمان إلى فعل ماضي ومضارع وأمرl

6 Muxuu Yahay Ficilka AMAR­?

Ficilka amar wa dhawaq lagu dalbanayo fulintisa fal mustaqbalka dhaw sida fariiso wana mabni

6,س: ماهو فعل الأمر؟

ج.فِعْل الأمر لفظ يُطلَب به تنفيذ فِعْل في المستقبل.
مثال: اقرَأْ، اجلسْ، اعملْ، تكلَّمْ. وهو مبني

وهو مبني يبني علي السكون

7 Muxuu yahay ficilka Maadi ?

Waa ficilka maadi wuxuu ku tusayaa fal mar hore dhacay . kataba jalaza  waana mabni oo lama cadeeyo kordhig ayaa lagu bineeyaa

 7..س: ماهو فعل ماضي

فعل ماضي يدل علي حدث في الزمن الماضي

مثال: كتب، جلس، قرأ، عمل 

وهو مبني يبني علي الفتحة ظاهر

8...

9 Waa maxay ficilka mudaaric

Ficil mudaric waa fal markaas wax agaga dalbayo

9.س: ماهو فعل مضارع؟

ج.الفعل المضارع لفْظ يدل على حدثٍ في الزمن الحاضرالفعل المضارع لفْظ يدل على حدثٍ في الزمن ،

10 Maxaa lagu gartaa ficilka mudaaric?

Ficilka mudaric waxaa lagu garta horay waxaa kagala 4xaraf mid 1Alif 2Nuun 3Taa 4Ya *ANYT midkood sida markii hore Kataba mudaricisuna waa Naktubu Taktubu Aktubu Yaktubu

: ماذا يعرف فعل مضارع؟ 10

ج.

 بزيادة أحد أحرف المضارعة في أوَّله.هي: الألف والنون والياء والتاء، وتُجمع في كلمة (أنيت) أكتب، نكتب، يكتب، تكتب

11.Waa meeqa mudaarica La Icraabo ,

Wuxuu u qaybsama 1 Midka Gadaal aysan wax kala Xiriirin sida Yaktubu 2. Afcaasha Shanta ah ee nuuntu u danbysa sida Tafcalaani Yafcalaani tafcaluuna Yafcaluuna Iyo Tafcaliina

.س: كم يقسم فعل مضارع معرب.؟ 11
ج. اذا لم يتصل باخره شيء 2 وفي أفعال الخمسة

اوهي اتَّصلت به ألف الاثنين، أو واو الجماعة، أو ياء المخاطبة، النحو: يفعلان، تفعلان تفعلونيفعلون تفعلين

12 Sheg calamada lagu icrabo ficilk mudaari

J. ficilka mar waa la godaa. Marna wa la kordhiga Marna wa la reeba majzum

.س: ماهي علامات اعراب في فعل المضارع؟ 12

ج.الفعل المضارع فيكون مرفوعًا أو منصوبًا أو مجزومًا.

13,Sheg wakilada rafca Nasba khafd jazma

wakilka rafcada wa dama wakilka nasba wa fatxa  wakiilka  khafdada wa kasra wakiilka  sukuuna wa jazmo

 

 13ماهي علامة اصليةنيابة عن المرفوع ومنصوب   ومخفوض ومجزوم

: وتلك العلامات هي: الضمة علامةً للرفع، والفتحة علامةً للنصب، والكسرة علامةً للخفض، والسّكون علامةً للجزم 

14. Goormaa la rafciya damada mudaric

J. Mud- waxaa lagu rafciya Damo marka aysan gadal waxka raacin horayna ka marin xarfaha wax kordhiga ama reba sida an-   lan  Yaktubu

س: متي يرفع بالضمة الظاهرة 14

ج.- الفعل المضارع يرفه بالضمة إذا تَجرَّد عن الناصب والجازم..يدرُسُ،فعل مضارع مرفوع بالضمة الظاهرة

15. Goorma Ayaa mudaarica lagu kordhigaa Fatxada daahirka ah

J.mudaarica waxaa lagu kordhigaa Fatxa hadii gadal waxka xiriirin horayna ka marto xarfaha wax kordhiga sida Lan iyo An sida Lan Yaktuba

س: متي ينصب بالفتحة ظاهرة؟15

.يُنصَب بالفتحة الفعل المضارع إذا سبقتْه أحد الحروف 

  الناصبة. وهي: (أنْ، ولن يدرسَ منصوب بالفتحة الظاهرة

16 Gorma Ayaa mudarica lagu reeba sukunka

J. mudaarica waxaa lagu reebaa sukuun marka aysan gadaal wax kala xiriirin horayna ay ka marto xarfaha wax reeba sida Lam Lam Yaktub

س متي يجزم بالسكون الظاهرة 16

ج.يُجزَم الفعل المضارع إذا سبقتْه أحد الحروف الجازمة: هي: (لم، لَمَّا، مثال: لم يدسْر مجزوم باسكونالظاهرة

17 Gorma lagu rafciya goda nunta afcal khamsa

J. Waxaa lagu rafciya markaysan ka hormarin xarfaha wax kordhiga ama reba sida YAFCALAANI yafcalani waxay ku godan tahay nuunta gadaal ka muuqata sabato ah waa afcaalul khamsa

س . متي يرفع بثبوت النون  =17 

ج.يرفع بثبوت النون في الأفعال الخمسة إذا تَجرَّد عن ناصب  والجازم 

ثال يفعلان فعل مضارع مرفوع وعلامة رفعه بثبوت النون

لأنه من افعال الخمسية 

18 Goormaa lagu kordhiga ama lagu reeba nuunta oo laga jaray gadaal. Shanta ficil

j. waxaa lagu kordhiga ama lagu reeba marka ay afcasha shanta ah ka hormaran xarfaha kordhiga ama reebka sida Lan yafcalaa waa ficil mudaric oo kordhigan calamada kordhigana waa nuunta jaran sababto ah waa afcasha shanta ah

Majzuumka Lam yafcalaa yafcalaa waa ficil mudaric oo reeban calamada reebkana waa nuunta jaran sababto ah waa afcasha shanta ah

18. متي ينصب او يجزم أفعال الخمسة بحدف النون ؟

ج.ينصب ويجزم بحذف النون, في الأفعال الخمسة

مثلا منصوب مثل.: لن يفعلا فعل مضارع منصوب وعلامة نصبه بحف النون لأنه من أفعال الخمسة.

مثل مجزوم: م يفعلا فعل مضارع منصوب وعلامة نصبه بحف النون لأنه من أفعال الخمسة

.


 casharka waxaa ugu mihiimsan intaan hoose waana sualaha kugu imaanaya 9 sualood 

su'aalahaan hoos ku qoran su'al walba waxaa ku hoos qoran jawaabteeda sifiican u dhuux meel ku qoro bari oo sabti ah baan is waydiinaynaa bacda duhur somaliya time 14:00 ama 2:00 MP somali time, iyo qolka muuminaat
 
  
س ماهو فعل معرب وماهو فعل المبني
ficilka la icraabo waa mudaaric kaliya
س كم يقسم فعل مضارع معرب
ficilka mudaaaric ee la icraabo waa 2 nooc 1. midka gadaal waxba aysan ka raacin 2. iyo ficilada shanta ah

.س: ماهي علامات اعراب في فعل المضارع
calmadaha lagu icraabo ficilka mudaaric waa godaal kordhaw iyo reeb

 

  س ماهي علامة اصليةنيابة عن المرفوع ومنصوب ومخفوض ومجزوم

jawab MARFUUC waxaa ka wakiil ah DAMA== MANSUUB waxa ka wakiil ah FATXA== 

MAKHFUUD waxaa ka wakil ah KASRA== JAZMAwaxaa ka wakiil ah SUKUUN 

س: متي يرفع بالضمة الظاهرة

ficilka maadi waxaa DAMA  lagu rafciyaa godaa marka aysan gadaal wax

 ka raacin horayna ka marin xarfaha wax kordhiga ama wax reeba  

متي ينصب بالفتحة ظاهرة؟

ficilka mudaric waxaa lagu kordhigaa FATXA marka horay ay ka marto LAN 

س متي يجزم بالسكون الظاهرة

ficilka mudaric waxaa SUKUUN lagu reebaa marka gadaal aysan wax ka racin

 horayna ay ka gasho LAM  


س. متي يرفع بثبوت النون

ficilka maadi waxaa nuun lagu goda rafciya marka ay gadaal ka racaan afcasha 5ta ah 

horayna aysan ka marin xarfaha wax kordhiga sida LAN ama wax reeba sida LAM:

متي ينصب او يجزم أفعال الخمسة بحدف النون ؟

ficilka mudaaric ee afcaasha 5ta marka ay ka hormarto xarfaha wax kordhiga sida LAN 
ama lagu reebaa sida LAM nuunta oo la jaro


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip