Difaacaa Iyo Fadliga Ababakar Iyo Cumar
Waa Qaybtii kobaad Muxadaraad Lagu Difaacayo Fadliga Saxaabada gaar ahaan Abii bakar iyo Cumar Qaybta 2baad caway ayeey bixi doontaa sidaas oo kale habaynka ku sii xiga waxaa bixi doona jacaylka aala baytka
muxadaraadkaan ayaa sabab u ah kadib marki la arkay dad sheeganaya shiico oo hadana ku dhiirinaya saxaabada rasulka ee alle ka raali noqday ayaga oo noole dadkaas somaliyeed ee habawga ku sugan allaha soo hanuunsho aamiin
Difaacaa Iyo Fadliga Ababakar Iyo Cumar
Waa Qaybtii kobaad Muxadaraad Lagu Difaacayo Fadliga Saxaabada gaar ahaan Abii bakar iyo Cumar Qaybta 2baad caway ayeey bixi doontaa