Waa Baraamijkii Koobaad Ee Caruurta

0
Wednesday March 20, 2013 - 06:05:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5074
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Waa Baraamijkii Koobaad Ee Caruurta

    Baraamijkaaan Ayaa Ah Mid Dhiiri Galin U Ah Caruurta oo aan ugu tala galnay in ay caruurtu quraanka kor ugu qadaan iyo saxitaankisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraamijkaaan Ayaa Ah Mid Dhiiri Galin U Ah Caruurta oo aan ugu tala galnay in ay caruurtu quraanka kor ugu qadaan iyo saxitaankisa sidoo kale waxaa ka faaidaysanaya dadka wawayn  baraamijkaan mantay quraan akhriska ah waana suurada salada la anteed aysan suuroobayn ilaa la akhriyo hadaba suradaan walal iska sax adiga wayn

ugu danbayn cunugii ku gulaysta suuradaan akhriskeeda oo taam ah waxa uu helayaa abaal marin insha-allah 


bari sacadu markay tahay 13:00 uk iyo micrafonka altaqwa iskeen abti ama ader si aad nogu akhriso siradaan fatixa iyo iyo gabarba wa u furan yahay wixii wali aanan qaan garin mahadsanidiin 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip