
Jawaabta wakhtiga salaada dumrka ay tukanayaan
			Jawaabta su'shaa hoose                        Asc  Macalin waxan ku weydiinayaa waxaan joogaa waqooyiga norway marka salaada Duhur waxaa ladukadaa lixsaac  iyo bar 12:30  lkn Qudbada waxa lagalaa sideed saac iyo bar  02:30 marka Dumarka guriga kudukanaya ma waxa ay sugayaan inta Qudbada laga soobaxayo mise Xiligi duhurka ladukan jire ayeey dukanayaaan Jizakallaah kheer macalin 
            
				
			
				                   
    
        
  Jawaab celin
Gabdhaha waajib kuma ahan jamcaha iyo jameecada kuma ahan.
Marka salaada la aadaamo salaadu wakhtigeediii waa la joogaa oo waa ay tukan karaan walahu aclam.

                      
                0            

Jawaabta wakhtiga salaada dumrka ay tukanayaan
Jawaabta su'shaa hoose