QISO JACEYL OO DHAB AH)Jaceylkeygii ALLE dartii baan u gooyay qiso jaceyl oo xaqiiqo ah nafsiyana kuu taabaneysa

1
Tuesday March 19, 2013 - 12:29:25 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 12637
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 5 0
  • Share via Social Media

    QISO JACEYL OO DHAB AH)Jaceylkeygii ALLE dartii baan u gooyay qiso jaceyl oo xaqiiqo ah nafsiyana kuu taabaneysa

    Qisadaan waxaa Ugu tala galay , dadka muddo dheer xiriirkooda socdo ee wax aan jirin isku aqrinaayo i miss u i lve u iyo waxii la mid eh ,, waxaa idin leeyahay ALXUBU BACDA ZIWAAJ ,...<3

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qisadaan waxaa Ugu tala galay , dadka muddo dheer xiriirkooda socdo ee wax aan jirin isku aqrinaayo i miss u i lve u iyo waxii la mid eh ,, waxaa idin leeyahay ALXUBU BACDA ZIWAAJ ,...<3

Qisadan oo aheyd mid u dhaxeysa wiil iyo gabar muslimiin ah kuwaa oo is jeclaa muddo dhan lix sano (سبحان الله) ayaa waxaa dhacday in mid waliba niyadiisa ay ku beeranto wal wal iskuna yiraah ALLE subxaanahu watacaalaa kama raalli ahan xiriirkaan aan ku dhisneyn shareecada islaamka asagoo mid waliba qudhiisa (nafsan ahaantiisa) go’aan ku qaatay in uu isaga tanaazulo arinka. midna kan kale lama uusan tashan labadoodiiba mid walibana waxa uu raacay wadadiisa isaga oo inankii isaga safray magaladii ay ku nooleed gacalisadiisa.

waxa ay ayaamaha socdaan waqtiga iyo waayahaba isguraan waxaa dhacday in wiilkii uu noqdo xaafidul qur’aan iyo daaci diinta islaamka faafiyo waxa uu sheegay wiilkii in uu mar waliba dareemayey xanuun ku wajahan kasoo dheeraanshaha gabadhii ay isjeclaayeen waxaana uu ALLE niyadiisa ku beeray in uu iska guursado si uu uga nafiso culeyskaan

waxaa uu arkay gabar aad uwanaagsan diiniyan iyo aqlaaqiyanba dadka ku hareersana ay aad u amanayaan gabadhaa oo iyadu madarasad ku dhex tiilay masjidka ku barta hablaha qur’aanka kariimka ee qowlkii EEBBE

inankii ayaa hooyadii usoo diray gabadha si ay uga soo eegto waxaana ay wiilkii hooyadii ugu bishaareysay in ay tahay gabar ay ka muuqato diinta islaamka nuurkeeda

durbadiiba waxa uu bilaabay inankii adeegyadii loogu talagalay guurka waxaana uu habeen yimid gurigii ay daganeyd inantii si uu u eego wajigeeda

gabadhii ayaa bilaawday in ay iska qaado indho shareerkii maxaaa dhacay?

Markii uu eegayba wajigeeda waxa uu ogaaday in ay tahay gabadhii uu jeclaa ee uu ALLE dartii isaga soo haajiray

iyadiina markii ay eegtay waxa ay ogaatay in maanta caalimkaan horfadhiya ee ka doonaayo guurka in uu yahay gacaliyaheedii hore halkaana waxa ku ahaaday wanaag oo idil

(

(تركها لله فعوضه لله خيرا)

(Tarakahaa Lillaahi Facawwaduhu Lillahi Khayran)<3



Allah dartiis ayu uga tagay markii hore , xiriirkii dheera 6 sano ahaa, Allah ayaa isku soo celiyay iyado Daaciyiin eh..

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip