Tacsi tiranyo leh alle usoo barya

42
Tuesday April 19, 2016 - 21:22:03 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3378
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Tacsi tiranyo leh alle usoo barya

    Inaaa lilaahii wa inaaa ileyhi raajicuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaaa lilaahii wa inaaa ileyhi raajicuun.

Tacsi  =   تعزية



لا حول ولا قوة إلا بالله العلى العظيم
 إنا لله وإنا إليه راجعون  


Tacsi ku socota dhamaa. Reer sheikh Ali. Waxaa geeriyoday laba kamid ah macalinka. Ehelkiisa 
1aad waa maamo caagan shekh doon oo mantay alle oofsaday iyo dahabo maxamuud oo usbuucii hore alle ofsaday. 

Yaarabi u naxariiso danbigooda dhaaf rabi raali ka noqo qabriga u nuuri oo uwasici rabi u naxar iiso inta naxariisata adaa ugu naxariisbadan aamiin 
Allah waxaan ka baryaynaa inuu samirsiiyo ehelkoodiii caruurtii ay dhaleen yarabi qabiga u daji rabi qalbiga u nuuri waasici ayagana u naxariiso.
 اللهم اجر مصبتهم 

Dhamaan walaha waxaan ka cidsanaynaa inaad u so ducysaan adinkana walidkiin allaha u naxariisto Aamiin

Waa mahadsanyihiin inta hoos ugu soo qortay Tacsida Jzklh. 

Usoo duceeya layla oo nagu wayn  ilaa markeey maqashay geerida hoyadeed xaaladedu isbadashay mudana kala maqnaa in alle qalbiga u xiro allena ka samirsiiyo usoo duceeya layla in alle ka raali noqdo. Dhamaantiin inta usoo tacsoyeysay Jzklh



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip