
Axsaaab 8 Fariimood oo Alle Gabdhaha Muuminaatka u dardaarmay
allahu akbar
Waa fariiin xaga alle uga timid gabdha muuminaatkaa.
Waa dardaarankiisii alle kula dardaarmay
Dhuux oo dhawr dardaaranka alle.
Gabdhaha, uuna kaga reebay dhaqamada, jaahilnita.
Uuna alle ku faraxyo dhaqamada wangsan
Waa dardaaranka alle, suuratu axsaab ayada 31 ilaa 3aad
Gabadhii 8daan alle ka aqbasha guul guul guul ay gaday
Gabadhii diidana hoog iyo halaag baa uyal aloow now faji.
8da dardaaran. http://tanzil.net/#33:31
1. In codkdeeda aysan u jilcin raga.
2, in aysan Banaan wareeg noqon
raga iyo suuqadana dhex roorin.
3.in ay salaada too siyaan rukucdedeeda sujuuda khushuucdeda wakhtigeeda intaba dhawraan.
4.in ay sadaqada iyo sakada badiyan bixinda.
5. In guryahooda ku akhriyaan ku dhaqan kitaabka alle iyo sunada nabigeen celeyhi salatuwasalaam
6. In ay alle maqlaan wuxuu amray ama ka reebay
In ay nimnkoda maqlan Waalidkood macalimntoda maqlaan.
7.wuxuu faray badinta soonka sabrka
khushuuca iyo dikriga alle aad ubadshaan
8. Wuxu alle ku amray in aad xifdisid
cawradaa da indhahaagana
raga kalaabtid xataa sawrkooda iwm.
9ad, wa in ka runsgegto, muslinimadeeda, aysan benshegin, kuna, dhaqanto, waxay rumaysay, oo quraankaa
Gabadhii Qodobadaan fulisa alle wuu
udanbi dhaafin janadiisana wuu galin
wuuna uturayaa, oo u naxarisan
Gabadhii laga wayo jaahiliinta ayeey kamid
Noqon madama alle ku yiri sidii
Jaahilayad oo kale ha samayn
Walaalayaal walaal walaal plzzz
qodobada dhawr ilaali oo ku dhaqan, aad
gulysatidee aduun iyo akhiraba
Walaalo alle wuu ku dhawrayaa walaahi
Hadaad sharcigiisa aad dhawrto
Wuu kuu xifdinayaa guriga, caruurta
ehlkaba madama aad ale dhawratay
shrcigisiii أحفظ الله يحفظكxadskii nabigeena cs.
Walaal usoo duceey gabdhaheena in alle
8daan faroomiid, wafajiyo khasatan
kuwad taqaan ama wax isla dhigtaa
Hadaba kusoo biir oo kamid Noqon kuwa
ku akhriyaan ku dhaqan guryahooda
kitaabka alle oo iska soo qor. Ogysiska.
Ogysiis Waxbarashada qaybta gabdhaha
15 casho kadib ayeey dib ufuramysaa
qofkii raba barashada diinta alle bilasha.
@mailkaas hoos haku soo dirsado
codsigiisa, iyo cinwankisaba,
altaqwanetwork@hotmail.com
Dhamaan waxbarashadu waa
free lacag la,aan Qaybta wilasha isla bari a waa lo bilabin.insh allah iso soqora un.
gaarsii gabdhaha walalaha ah aad ajar
farabadanaa heshidee. Daaciyaatka ale si aad uga midnoqotid. Jzklh
altaqwanetwork@hotmail.com
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Ducada hanaga ilawin
Axsaaab 8 Fariimood oo Alle Gabdhaha Muuminaatka u dardaarmay
allahu akbar Waa fariiin xaga alle uga timid gabdha muuminaatkaa.