Tacsi Allaha u naxariisto Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

3
Sunday January 03, 2016 - 21:39:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1988
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Allaha u naxariisto Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

    «♥~(*لا إله إلا الله وحده لا شريك له هو الباقي*) ~♥»

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

«♥~(*لا إله إلا الله وحده لا شريك له هو الباقي*) ~♥»

Tacsi 


بسم الله الرحمن الرحيم

(وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ أُولَـئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِّن رَّبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُولَـئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ

Waxaay reer taqwa oo isku duuban tacsi u dirayan dhamaan umada somaliyeed oo uu ka gooriyooday ugaas cabdrxmaan ugaas khaliif gaar ahaan waxaan tacsi u dirynaa ehelkiisii iyo qaraabadiisa inataba. Allaha u naxariistee waxaa goor-dhow si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble allaha u naxaristo Ugaasku dhamaan waa naga wada geeryooday ee ducuu naga  mudan yahay aan u ducyno samir iyo iimaan allaha ka siiyeo ehelkiisii iyo Qarabadiisii aamiin.



اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نُزُله ووسع مُدخلهُ واغسله بالماء والثلج والبرد , ونقه من الذنوب و الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس  اللهم أبدله داراً خيراً من داره ، وأهلاً خيراً من أهله وزوجاً خيراً من زوجه وأدخلها الجنة وأعذها من عذاب القبر ومن عذاب النار( اللهم آمين) 
ولله سبحانه ما أخذ ولله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
وإنا لله وإنا إليه راجعون


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip