Murajacada tafsiirka Juz cama

0
Sunday March 10, 2013 - 01:00:34 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 10218
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 14
  • 29 3
  • Share via Social Media

    Murajacada tafsiirka Juz cama

    Barashada tafsiiirka quraanka ah waa muhiim ka faaideyso walaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barashada tafsiiirka quraanka ah waa muhiim ka faaideyso walaal Tafsiirka quraanka kareemka ah juz cama. Haka maqnaan shirka gabdhaha ducaada ah si aad ugu biirto kooxa la samaynayo ee u diyaar garoobaya imtixaanka tafsiirka quraanka ah, ee inoo dhici doona sabtida iyo axada soo socda insha allaah. Walaal niyadaada wanaaji weligaa ogow damiin ma jiree waxaa jira ma dadaale hada labadan juz midkiiba saacad wax ka yar buu soconayaa ka waran hada malintii 5 jeer dhegeysato sow ma aadan xifdin? ogow waxaa maanta tafsiirka isu diyaarinaysa gabaryar oo 9 years old ah aduu xagee joogtaa? ka adkow naftaada oo amaahi dhegahaaga alle waxyar wakhtiga waa kuu barakoobayaa markaas insha allaah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip