Tacsi Ku Socota Sumaya & Hooyadeed Oo Awoowe Ka Geeriyootay

1
Tuesday December 15, 2015 - 19:43:36 in Wararka by
  • Visits: 2157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Ku Socota Sumaya & Hooyadeed Oo Awoowe Ka Geeriyootay

    «♥~(*لا إله إلا الله وحده لا شريك له هو الباقي*) ~♥»

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

«♥~(*لا إله إلا الله وحده لا شريك له هو الباقي*) ~♥»


Tacsi  =   تعزية



بسم الله ، والحمد لله ، والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم   
أما بعد 

فإنا لله وإنا إليه راجعون

 الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ أُولَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُولَئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ

Asalamu Caleykum Wr wt  
TACSI-Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaahu Raajicuun Waxaa Halkaan Ugu dacsiyadenynaa Anagoo Kala Macalimiinta, Ardayta, Walaala Reer Altaqwaa oo Idil Waxay Taci Tiiranyo Leh U Dirayaan Sumaya Iyo Hooyadeed Oo Awoowe Ka Geeriyootay 

Awoowe Allaah Ha Unaxariisto Jannatul Firdowsa Allaah ha ka waraabiyo qoyskii Uu Ka Baxay Asxaabtii iyo Ehelkiisa iyo dhamaan Cidkastoo  Magaciisa Taqaan Samir iyo iimaan Ilaahay ha inaga Siiyo dhamaanteenba.Qabrikiisa Allaah Ha unuuriyo Marti Lajacelyahay Allaah Hakadhigo Awoowe Aamiin.. 

Anaga oo Dhan ayuu Inaga takay
Usoo Duceeya Walaalayaal



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip