Tafsiirka Suuratul-Furqaan 1-11 Li Sh Xasan Ibrahim Ciise Xafidahullaah,Altaqwaa Channel

0
Sunday March 03, 2013 - 16:16:08 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tafsiirka Suuratul-Furqaan 1-11 Li Sh Xasan Ibrahim Ciise Xafidahullaah,Altaqwaa Channel

    Tafsiirka Qur'aanka kareemka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka Qur'aanka kareemka Tafsiirka Qur'aanka kareemka ah

Salaama calaykum waraxmatullaah wabrakatu……..Wakhtigaaga wax yar ka sii walaal inaad dhegeysato tafsiirka quraaanka kareemka ah waa qowlu laaaaah anaaba markhaati ka ah hadaad daqiiqado yar dhegahaaga amaahiso Allaah hadalkiisa inaadan ka fuqeyn dhegeysigiisa macaankiisa dartiise. Maanta aduunku waa casri marmarsiinyo ma jiro mobiles baa adoo suuqa jooga, shaqada jooga, guriga ka shaqaysanaya dhegta gashanaysaa. Jawaab maalin aadan u helayn baa jirta wakhtigaas maxaa ku lumisee hada is daba qabo.

Hadalkii Xanafi_114 wuxuu ahaa « DANBEEYE MA GAARO, DOQONI CALAF MALEH»

Habeenkasta Qolkeena khayrka SOmali Islamic Altaqwa Network walaalo diyaar u ah inay kuu khidmeeyaan khayrna kula jecel,diintana sare u kaceeda jecel baa diyaar kuu ah oo kusoo gelin habeen kasta page ka baxa ee aduu ma noqonaysaa daqiiqadahaa yar mid Alle amaahiyey? Jawaabta aduu isa si oo naftaada u jawaab!




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip