Tacsi Allaah Unaxariista Walidiinta Walaalaheen oo kala Ah Xayat114 & Umu Abdurahman.
لله ما أعطى ولله ما أخذ أسأل الله أن يرحمه وأن يغفر له
Tacsi = تعزية
بسم الله ، والحمد لله ، والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم
أما بعد
فإنا لله وإنا إليه راجعون
الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ أُولَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُولَئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ
Asc wr wt Waxaa halkaan ugu Tacsiyadenaynaa Walaalaheen oo Kala ah Xayaat114 & Umu Abdurahmaan. Oo Waalidkoooda Geeriyoodeen Inaaa lilaahi Wainaa Ilayhi Rajacuun Usooduceeya Allaah (S.W.T) Haunaxariisto kitaabkoodana Midigta Hakasiiyo
Qabrikooda Ha unuuriyo Marati Lajacelyahay Allaah Hakadhigo Allahuma Ameen..
Anaga oo Dhan ayee inaga takeen
Uso Duceeya Walaalayaal
Tacsi Allaah Unaxariista Walidiinta Walaalaheen oo kala Ah Xayat114 & Umu Abdurahman.
لله ما أعطى ولله ما أخذ أسأل الله أن يرحمه وأن يغفر له