Tacsi Ku Timid Abti Abshir Qoorshel Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
لله ما أعطى ولله ما أخذ أسأل الله أن يرحمه وأن يغفر له
Tacsi = تعزية
بسم الله ، والحمد لله ، والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وعلى آله
وصحبه وسلم
أما بعد
فإنا لله وإنا إليه راجعون
الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ أُولَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُولَئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ
Waxaa halkaan ugu Tacsiyadenaynaa Walaalaheen Qaliga Susana Mohamed.
Inaaa lilaahi Wainaa Ilayhi Rajacuun waxaa Gacan kaxaqdaran hada dishay walasheen Suuzana Maxamed Abtigeed (Abti Abshir) Usooduceeya ilahay Subaxanahu Watacaala Haunaxariisto kitaabkiisa Midigta Hakasiiyo Qabriigiisa
Haunuuriyo Marati Lajacelyahay Allaah Hakadhigo Allaahuma Aminn..
Anaga oo Dhan ayuu Abti inaga taktay
danbigiisa Allaah dhaaafo, Rabi Haga dhigo midkii loogu bishaareeeyo jannatul fardawsa aclaa Amiin Uso duceeya walaalayaal walaasheen Abtigeed..
*
إنّا لله وإنّا إليه راجعون
لله ما أعطى ولله ما أخذ أسأل الله أن يرحمه وأن يغفر له
Tacsi Ku Timid Abti Abshir Qoorshel Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
لله ما أعطى ولله ما أخذ أسأل الله أن يرحمه وأن يغفر له