Raad Xumada Qabyaalada Somalida

0
Wednesday October 21, 2015 - 02:20:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1732
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Raad Xumada Qabyaalada Somalida

    [★Kitaabka iyo Sunada u Qabyaaladee*★]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[★Kitaabka iyo Sunada u Qabyaaladee*★]
Dadka soomaaliyeed ayaa noqday dadka aduunka ugu qabyaal jecel,
waa dad aaminsan qabyaalada, waana dad lexejeclo dheeraad ah u haya


Qabyaalada, waana dad noloshooda ay kala wayn tahay qabyaalada, 
Soomaalida cudurka haya ee qabyaalada ayaa u muuqda mid ay ku dhasheen, Kitaabka Alle Iyo Sunada Nabiga Waxay ka 
Hormarshaan kooxysi Qabiil Iyo Qabyaaladeed 

Hadaba Waxaan u baahanahay Dad waxbartay Isku duban diinta allle ku walaaloobay ka xoroobay Xumaha Qabyaalada iyo kooxysigaba 

QABYAALADDA: markaan qeexeeyno qabyaalada waxey leedahay qaabab badan oo loo cadeeyo waxaana ka mid ah:

1-qabyaaladu waa loolan iyo tartan u dhaxeeya labo qabiil oo ku looltamaya waxeyna xaq u laheyn ama eyna xaq u wada 

laheyn oo mid walba uu rabo inuu asaga yeesho awooda ama nacfiga sheygaas.

2-Qabyaaladu waxeey gashaa nidaamka kooxeeysiga ah ama ururada kuwaas. O
o isku baheysta fikir iyo aragti u gaar ah, kuwaas oo ku colaadinaya ninkii ka fikir 
duwanaada ama ku soo dhaweynaya ninkii la fikir iyo mamda la wadaaga.

3-Qabyaaladdu waa inaad ruuxa ku soo dhaweyso qabiil ama kooxeeysi ,
ruux kalena aad ku fogeysi qabiil iyo kooxeysi ama 

Urureysi.
4-Qabyaaladdu waa inaad ruuxa ku jeclaato qabiil iyo kooxeeysi, midna aad ku 
fogeyso qabiil iyo kooxeysi ama xisbiyeysi .

5-Qabyaaladu waa inaad ruuxa wax ku siiso waxuuna mudneyn , ruuxna oogu diido 
waxuu mudaystay .midhaha ama waxa laga dhaxlo qabyaaladda :

1-Qabyaaladu waa lagu duloobaa

2-Qabyaaladu waa la isku nacaa waana lagu kala tagaa.

3-Qabyaaladu waxeey keentaa guumeeysi iyo kala qeybsanaan

4-Qabyaaladu waxeey keentaa sumcad xumo iyo khaatumo xumo

5-Qabyaaladu waxeey keentaa cadho alle iyo cadaab alle.

6. Qabyaaladu waxay keentaa jahli iyo diin xumo

7. Qabyaaladu waxay keentaa gaalnimo iyo diin ka bax

8.Qabyaaladu waxay keentaa Naar hoog iyo halaag

Laakiin alxmd reeeer taqwa waxay ku amaanan yihiin in alle ka fogeeyay arimahaas sababteeduna
 ay tahay alle kitaabkiisa ayeey dhawreen markaas ayaa allena ilaashay allahu akbar 

Hadaba somalida kalana uga soo duceeya in alle ugu badalo quraanka alle, A
llaha qalbigoda somali haka masaxo oo quraan ha ugu badalo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip