Xukunka Sawirada Ee Culumada Mucasiriintaa

1
Monday October 28, 2013 - 04:57:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 7479
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 11 2
  • Share via Social Media

    Xukunka Sawirada Ee Culumada Mucasiriintaa

    Xukunka Sawirada Iyo Dardaaranadii Culumada Qarnigaan ugu wawaynaa ee Shekh Alwaalid Calaamah Ibnu Baas Iyo Calamaha Cuthaymiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukunka Sawirada Iyo Dardaaranadii Culumada Qarnigaan ugu wawaynaa ee Shekh Alwaalid Calaamah Ibnu Baas Iyo Calamaha Cuthaymiin
Bismilah

Walaalayaal, sawirada, ka, digtoonada, diintiina, ilashada, mantay waa aduun dhamaan bari xisab baa nasugaysa
khaas tan gabdhaha, rabi haka, baqaaan raga, yeena, danbaajin sidoo kale, wadada facbogyada, ku soo camirow, camadiiina, idinku, dayanaysa ale uga baqa
meeqa, gabdhood, ama will ayaa adinka
 dayanaya walaalayaal hadaan iska day no sunada raco Cano naga Dadan mayaan kuwa so dhigaa waxba kama faidaysan ee alle aan u labano dhulka alena yanan fasahaadin, 


Culumadii Saban Keenan ee wa wayna maxay ka Shaheen sida ibnu Baas cuthaymin iyo albaani


Sheekh Ibnu Baas dardaarankiisii asagoo leh uma saamaxayo umana baneeynayo waana ku haystaa   waxaan idinkaga cadaynayaa in aad sawrkeeyga galisaan joornalada maqalada iyo meelna  wixii daruuro ah sida basaborka ama darawalnimada iwm  macqul laakin waxaan idinkugu nasexaynayaa in aad ka fogataan sawir aan leyahayna aanmelna lagalin wa tasaa mida aan ictiqadsanatahay.

sheekhu aad ayuu uga dardaarmay dadka sawiradiisa melaha facbookyada soo gasha alle hauga baqaaan.



waxaan sidaas oo kale soo galin doonaa ama aad hoosba ka akhrisataan fatwadii sheekh cuthaymin lagu ben aburtay in uu baneeyay uu kaga jawabay iyo sidaas oo kale mid si uu u yiri laakin uu ka laabtay uuna cadeeyay asagoo waliba si wangsan oo dawaduc iyo diin ka muqato u qatay waraaq ay culumo kale u soo direen hoos kawada dhagayso>

Fatwooyin sawirada guriga loo dhigto xasuus ahaan

Su1:wuxuu leeyahay qofka su,aasha leh waxan uxiisay inaan arko sawirka aabahay oo dhintay si aaan u xasuusto waxaana ku dhajiyay qolkayga si aan marwalba u arko sawirkiisa ayaan suray qolka ee xaaraan matahay anoona ula jeedin weynayn an ku weynaynayo ama cibaado midna ?

Jawaab :ma banaana in sawir meel loo dhigto xasuus ahaan ama qof dhintay ha ahaado ama mid nool waayo nabiga csw wuu mamnuucay in sawirba la iska qaado wuxuuna noo sheegay in guriga sawirada yaalaan malaa,ikta alle aysan soo galin ,marka laga reebo sawirada muhiimka ah o ku dhagan pasportka وبالله التوفيق وصلي الله علي نبينا محمد واله وصحبه وسلم

فتاوي اللجنة الدئمة

Sheekh Calaamah Alfaqiih Al-Cuthaymiin 


Been abuurkii laga sheegtay sheekh cutaymiin raxmatullah calayhi

Susha 1:waxa igu batay sawirada waa weyn iyo kuwa yar yar ee meelaha dharka lagu gado, waxana ku sawiran dharkaas dadka filimaanta jila ama kuwa caanka ah oo dhalinyarada qaar ay xiiseeyaan ,

waxayna ugu sawiraan si looga iibsado dharka, munkarkaan markan arkay ayaan weydiiyay dadka dharka gada waxayna idhaheen sawirda waxaana naf lahayn oo aan dhaqdhaqaaqayn xaaraan mahan qof ku sawirana hoos maleh ,

waxayna ku dodayaan inaad idinku u fatwooteen aadna dhahdeen ,sawirku haduu yahay mujasam waa xaaraan wixii intaa kasoo harana waa xalaal marka sheekh noo caadee su,aashaan?

Jawaab

Qofkii nagasoo sheegay inaa niri sawirkaas xaram mahan wuu naga been sheegtay, anaguna waxan u aragnaa inuusan banaanayn in la gashto dhar wax ku sawiran yihiin ama sharka caruurta ha ahaado ama kan dadka waaweyn,

sidoo kale mana banaana in sawir xasuus ah meel la dhigto,ilaa kuwa muhiimka moyee sida pasportka sawirka ku dhagan iwm, ,

IBN CATTAYMIIN :waxa isoo gaaray kitaabkaan naseexada iyo khayrku ku jiro ilahina miisanka xasanaadka ha idiin saaro saad iigu naseexayseen ilaahina waxan ka baryayaa inuu alle igu anfaco ,wax shakiyana kuma jiro wadada aad uso qaadeen naseexadaan inay tahay tii loo baahnaa ,qofkuna wuu khaldamaa waxna wuu iloobaa mu,miniituna waa walalo,,rasuulkuna wuxuu yiri :qof idika mid ma uusan rumayn ilaa uu walalkiis la jeclaado wuxuu isla jecelyahay,wayna isoo gaartay naseexadiina iyo digniintiinuba iyo waliba dacwada runta ku salaysan,allana waxaan ka baryayaa inuu idinka aqbalo,ajarna idiinku qoro sida aad jawaabtayda

Mid banaynayana ma ihi in sawir la iska qaado waxana uga jeeda ugala jeeday sawirkaana asalkiisa nafta lahayn ee qof sawirkiis shaki kum ajiro inuu xaaraan yahay haduu yahay mid gacanta lagu sawiray ama haduu yahay mid caadi looga qaaday camera ahaan ilaa wixii daruuri loogu baahdo mooyee sida darawalada ruqsadooda ama basboorka safarka iyo wixii xaqiiqi lagu ogaanayo sida inay dawladu kaa rabto sawirkaaga,lkn sawirka la iska qaado oo loo haysto qadarin aad qofkaas ku qadarinayso ama ama xasuus ahaan ama inaad uhaysato saad udaawato sawirkiisa taas ma banaynayo ama ha ahaado mid aad gacanta ku sawirtay ama ha ahaado mid aaladaha casriga ah lagu sawiray anagoo eegayna hadalkii nabigeena uu ku yiri :

{لاتدخل الملائكة بيتا فيه الصرة}malaa.iktu masoo gasho guri sawir yaalo

Sidan anagaa ku fatwoonaya waa sheekh ibnu cuthaymiin allaha unaxariistee ,wuxuuna leeyahay waxan amrayaa dadka inay guryahooda kasaaraan sawiradaas waana ku adkaynayaa haduu guriga uyaal sawir qof dhintay

Hadaan usoo noqdo sawirada la sawiro waxii noole ah haduu ahaan lahaa qof ama xayawaan shaki kuma jiro waa xaaraam wuxuuna kujiraa danbiyada midka ugu waaweyn ee la galo anagoo udaliilsanayna inuu rasuulku csw carabkiisa ku nacladay dadka wax sawira haduu ahaan lahaa sawir matalaad ah ama mid dhaqaaq leh ama mid gacanta lagu sawiray,

Haddii lagu sawiro aalada deg dega wax usawira,ayadoon wax dan ah kujirin ama daruuro ah ogaada waa xaaraan haduu xasuus ahaan meel udhigto mana banaana balse haday daruuro jirto wax dhiba maleh ,

Intaasan kusoo gabagabaynayaa ra.yigayga aan ka qabo su,aashaan haddii aan saxnahay alle ku mahadleh ,hadaan khaldamayna waan khaldamay oo bini,aadamku wuu dhimanyahay ana waxbaa iga dhiman ,asalaamu calakum waraxmatullah wabarakaatuhu,

Gabogabo iyo naseexo

روي البخاري رحمة الله عليه عن النعمان بن البشير رضي الله عنه قال قال رسول الله صلي الله عليه وسلم{ان الحلال بين وان الحرام بين وبينهما امور متشابهات لايعلمهن كثير من الناس فمن التقي الشبهات,فقد اسبرأ لدينه وعرضه ,ومن وقع وقع في الشبهات فقد وقع في الحرام,كالراعي الراعي يرعي حولي الحمي يوشك ان يرتع فيه ,الا وان لكل ملك حمي الا وان حمي الله محارمه,الا وان في الجسد مضغة ,ادا صلحت صلح الجسد كله,وادا فسدت فسد الجسد كله الا وهو القلب

Rasuulku wxuu yiri:xaraamtu way cadahay ,xalaashuna way cadahay waxaase udhaxaysa shubahaad dadka intooda badana ma oga,qofkii iska ilaasha shubahaadka alle diintiisa wuu u barri yeelay,qofkii ku dhaca shubuhaadka xaaraamtana wuu ku dhacay ,waana sida ninka xoolaha ku raacaya keynta agagaarkeedana daaqsiinaya kana shakisan inay kaynta daaqaan ,boqor walba waxaa usugnaatay kayn ,alleena kayta uu noo calaamaday waa xaaraanta iyo wixii ku wareegsan ,oogada qofka cad baa ku yaal haduu halaabo jirkoo dhan wuu halaabay ,haduu hagaagana jirkoo dhan wuuhalaabay,waana qalbiga cadkaas

Waxaa ku cad xadiidkan in sawirka uu shubho yahay qofku haduu ku dhacana uu xaaraam ku dhacay sawir oo dhana waa xaaraan

Ibnu cabaas wuxuu yiri:

يوشك ان تنزل عليكم حجارة من السماء,اقول قال رسول الله وتقولون قال ابو بكر وعمر:

Waxan ka shaki qabaa in cirka dhagax nooga soo daadato,waxan idin leeyahay rassuulka saas yiri markaasaad leedihiin abu bakar iyo cumar baa saa yiri

Marka wax walba waxa ka horeeya hadalka rasuulkeena csw oo wax haduu dhaho qof walba wuxuu yiri rasuulku baa ka horeeya

Imam axmed bin xanbal wuxuu leeyahay:

عجبت لقوم عرفو الاسناد وصحته يدهبون الي رأي سفيان,والله تعالي يقول {فليحدر الدين يخالفون عن امره ان تصيبهم الفتنة اويصيبهم عداب اليم} اتدري ماالفتنة؟الفتنة :الشرك,لعله ادا رد بعض قوله ان يقع قلبه زيغ فيهلك

Waxan la yaabay qoom gartay isnaadku inuu saxanyahay oo aadaya ra,yiga sufyaan,allena wuxuu yiri :iska jiraan kuwa amarka rasuulka khilaafaya , inay fitno aseebto ,ama cadaab cadaab xanuun badan ay aseebto:ma ogtihiin fitnadaas alle yiri?waa shirkiga ! qofkii ka leexda qaar ka mid ah hadalka rasuulkana csw wuxuu ku dhacay qalbigiisa kaleexasho uu diinta kaleexdo kadibna wuu halaagsamayaa

Sheekhul islaam ibnu taymiyah wuxuu yiri asna allaha unaxariisto:qofkii ogaado inuu khaladkuu kusocdo rasuulku csw reebay hadana kusii socdo kaasi wuxuu nasiib uleeyahay shirkubilaah:qofkaasna wuxuu mutaysanayaa ciqaab. 

waxaan alle uga baryayaa dhalinyarada somaliyeed ee ku fidnoobay sawirada in alle ka madoobeeyo kana masaxo 


Golaha Isbadalka Soomaaliyeed



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip