Ogaysiis Bishaaro Farxad Cilmiyeed Xanbaarsan

1
Wednesday September 02, 2015 - 18:24:04 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2427
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 11 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Bishaaro Farxad Cilmiyeed Xanbaarsan

    ♥♒°(*فهنيئا لكل طالب علم ولكل معلم تحمل الأمانة*)°♒♥

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

♥♒°(*فهنيئا لكل طالب علم ولكل معلم تحمل الأمانة*)°♒♥

. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته .


Allahu Akbar Malinba Alle Arin ayu u 

Sahlayaa Walalaha ''Reer Al-Taqwa'' 


Alle Waa Zaki In Xigmad Badan 

Shay Walbana Booskiisa Dhiga Miyeeysan Cibro ahayn 

Alle In Uu Isu Kenay Boqlaalkaas Qof walaalayaal ka 

Dhigay Dariiqa cilmogana Alle Usahlay Alxmdulilaaah 

Walahi Awoodena Kumanaan qaban  Ee Waa xigmad 

Iyo Barakadedu Alle Ee ka Shukriya 


۩ ۩*Reer Al-Taqwoooow*۩ ۩ 

Waxey Akademiyada Al-taqwa Bilabaysaa Koorsoyin 

deg deg Ah 1aad ku baro luqada carabiga Iyo Qawacideda For free  ..

Ardada Mantay Bilowday oo kala ah sida hoose. ''


◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆

*Saabiqaat 120

*Saadiqaat 40

*Saabiraat 40

*Muminaat 80

*Caalimaat 100

*Mudiicaaat 100

*Shakiraat 30

*Mustaqiimaat 50

*Daakiriiin Rag 40

*Mafaatiixul khayr Rag 20

◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆◆


Alxamdulillah Dadkeenii Waxbeeyn Barteen 600 Oo Arday 

Waxay Barteen Badankodu  Quranka iyo Tafsrkiisa 

Fahankii Salafkeenii Caqidada Tawxiidka Tajwiitka 

Naxwaha iwm Waliba Bada Oo Gaara Cilmiga Intan laga 
Tagine Kuna soo dirso altaqwanetwork@hotmail.com

Dhamaan Duruustu waa free..

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip