Ciiid Mubaarak Dhamaan Reer Taqwaaa Farxah Farxah Farxah Walaalaha Alle dartiis ku walaaloobayoow

12
Thursday July 16, 2015 - 21:34:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6023
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 9 0
  • Share via Social Media

    Ciiid Mubaarak Dhamaan Reer Taqwaaa Farxah Farxah Farxah Walaalaha Alle dartiis ku walaaloobayoow

    ♥°♒♥(*"كــــــل عام وانتم بألف خيــــــر وعساكم من عواده''*)♥°♒♥

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

♥°♒♥(*"كــــــل عام وانتم بألف خيــــــر وعساكم من عواده''*)♥°♒♥

Bismilah ALLahu Akbar

°•. .•° °•. .•°°•. .•°°•. .•° °•. .•°


وَلِتُكْمِلُوا الْعِدَّةَ وَلِتُكَبِّرُوا اللَّهَ عَلَى مَا هَدَاكُمْ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ

°•. .•° °•. .•°°•. .•°°•. .•° °•. .•°

waxaadna, mudantihiin, inaad mahadisaan Eebe.

Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar


Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar



Ciideenaan Fidriga rabigeen Inoo habeeyay


Ciid mubaarak dhamaan somaliweeyneey


Caruur iyo mid wayn ciid Mubarak dhamaan reer taqwoow


Kulu caam wa intum bi khayr wiilasheena fatuuxaad ee dadalka badanoow 

 

Dadaal lilaahiya duulaan joogtaa wiilasheena fatuxad ba ku caanbaxay yaslaam

---=====================

Calamkoo idil wa wada farxee Ciid mubaarak wilashena duulayee thaakiriin ahoow 

Dardarin quraan iyo daal la'aan WIlasha Dakiraatba hilfaha u labay allahu akbar

============================================================================================

===========


Caalamada islaam weeye Caalimadkii hamiga saroow  ciid mubaarak 

Daakiraaada wagiyo kalahaad habayn iyo cilmigoon laga dahin Caalimaad baa ku caan baxay yasalam


====================================================================


Caashaqiinta Cilmiga sabiradoow ciid mubaarak 

Dadaal joogtaa iyo cilmigoon laga daalin Banaat saabiraat baa ku can baxay yasalaam


===================================================================

 


Culumada dadaka badan Ciidmubarak sadiqaad banadoow  

Daacad iyo lilaahi Cilmogoon dugsigoon laga dahin Sadiqaad ba kobka u qaday yasalaam

======================================================


Maal maheenan ciidee wanaag CAADIL inasiiyay Ciid Mubarak dhamaan kuwa alle dartis ku walaaloboow.

================================================


Caaliyaatka cilmiga jecel Ciid mubaarak  Muminat banadoow 

Diin dhab loo barto iyo dadnimo Dadaal leh. Daacadnimo lilaahiya Muminaat ba kobka u qaday yasalaam.


-========================================================


Curiyayaashii Sareeynta akhiro jeclayoow Saabiqaat Banadoow Ciid Mibaarak 

Daal la'aan iyo damac sare diin iyo   Daalan madarston la soowada xadiro Saabiqat baa guusha u qaday yasalam


-=========================================================================


Ciid wee ye lagu wada farxo Shaakiradoow ciid mubaarak 

Mintidaad joogtaa Dadnimo Iyo dareen akhiro mutaabaca iyo ikhlaas Shakiraat shirka hore u galay yasalaam

==================================


Hablaheena cilmiga u ooman thaakiraadoow ciid mubaarak 

Dikriga alle iyo kubilow Dadaal lagu farxiyo duruus jacayl Thaakiraat baa ku ciil baxay yasalaam


==================================================================================

Ducada walahaa haka ilaawin u soo duceey jzklh 


Waa Calaamad Dunidii Muslimka ku cana dhamantiin reer taqwoow culumo iyo macalimin 

ardo iyo shaqaalaba Kulu caamin wa antum bilkhayr 


Ciida dabadeed balanteenu waa cilmigii iyo u kala cararkii janooyinkii sare  Balankeenu waa Cilmigii 


Cilmigii CIlmigii Cilmigiii  Cilmigu Waa Nuurkii alle Allahu akbar ALlahu akbar



Qofkii Dadalkiisa ramadaanka kadib sii siyaado waxay calamad u tahay in alle ka aqbalay soonkiisii 

Dhamaantiin iga gudooma salaam qalbi iyo lab idin kaga timid walalaheyga qaligayoow 

allah dartiis baan idin jeclahay dhamanyiin



Ciidaan CIideeda soomaliya oo nabada allaha ina tuso aamiin aamiin 



Wasalamu calekum wr wbrkt Farxad ku ciida 

aanuna isku soo ducayno in alle naga aqbalo soonkii qiyamkii qurankii iyo cibadooyinkii amiin

 allaha dhamantiin idinka wada aqbalo aamiin 

امييييييييين
Wabilahi tawfiiq

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip