Tacsi Tacsi Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
----------------------
Waxaan halkaan tacsi iyo duco uga dirayna dhamanteen reer taqwa
Anagoo isku duuban
Macalimah zuneero iyo familkeeda oo shalay ku geeriyooday awoowgeed
samir iyo iimaan allaha ka siiyo qabriga allaha u nuursho kitaabkiisa midigta
Allaha ka siiyo
dhamaanteen aan u soo wada ducayno madama ay tahay xuquuq aan isku lenahay
**
{ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا اسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ إِنَّ اللَّهَ مَعَ الصَّابِرِينَ (153)
وَلَا تَقُولُوا لِمَنْ يُقْتَلُ فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتٌ بَلْ أَحْيَاءٌ وَلَكِنْ لَا تَشْعُرُونَ (154)
وَلَنَبْلُوَنَّكُمْ بِشَيْءٍ مِنَ الْخَوْفِ وَالْجُوعِ وَنَقْصٍ مِنَ الْأَمْوَالِ وَالْأَنْفُسِ وَالثَّمَرَاتِ
وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ (155)
الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ (156)
أُولَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُولَئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ (157)
( القرآن المجيد - البقرة )
الشاكرين عند الرخاء
Tacsi Tacsi Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
(*إنا لله وإنا إليه راجعون*)