
See Mudo Yar Ugu Xifdin Karaa Qur'aanka Kariimka*Q1aad*Li Sh.Xanaafi Xaaji Xafidahullaah
(¯'✽كيف يمكنني أن أحفظ القرآن الكريم بسرعة وبسهولة؟**❥'¯)
اللَّهُمَّ ارْحَمْنِي بِتَرْكِ الْمَعَاصِي أَبَدًا مَا أَبْقَيْتَنِي وَارْحَمْنِي أَنْ أَتَكَلَّفَ مَا لَا يَعْنِينِي وَارْزُقْنِي حُسْنَ النَّظَرِ فِيمَا يُرْضِيكَ
umumaryam_6 said:
asc wr wbr jazakalah mucalim ilaahay khayr an dhaman fidunya wa akhira alaah kusiiya adiga iyo walalaha kaloo nagusaciday surtagalinta cajalkan alaah walalaha dhaman rer altaqwa ha xifdiya Allow danbidhaaf iyo naxariis badan xaga rabi inka sii allow xifdi dhaman muuminin ta meelwalba ay jogan kuwi xabsi kujira kuwii ddiinta rabi darteed loo dhibaya allow dhawaan muumininta hanuuni yamuqalabul quluub