Arooos Arooos Wa Aroos Aad u wayn

41
Friday May 29, 2015 - 21:41:28 in Wararka by
  • Visits: 13926
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Arooos Arooos Wa Aroos Aad u wayn

    ألف ألف ألف مبروووووووك

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ألف ألف ألف مبروووووووك
Bishaaro Bishaaro



Waxaa Inoo Jira Caawa Caroos Abid Mid Lamid Ah Reer Altaqwa Soo Marin*


❥❥*Waxaa Caroosayo Walaalheena Oo Kala Ah❥❥*

(1) Jabriil ibrahim & xaliimo maxamed (2) kaafia ahmed & mahdi cali. 


(3) Nasro altaqwaa 11 & feysal_abdirahmaan.

Hadaba Walaalaha Waxaad Uga Farxin Lahayd

(( La soo gola Imow Duco Gabayo Geeraar Buraanbur ))


((Garab Istaag Ayay Inaga Mudanyihiin Yaan Loo Kala Hadhin In sha Allah'))

 (( (¯❥Mabruuk Alfa Mabruuk*¯) ))¸ 

*❥ بارك الله لكم و بارك عليكم و جمع بينكم في خير *❥

(❀◕‿◕) 


Wiilasha Arooska oo  Warqado Usoo Diray reer Altaqwaa oo dhan 
Faysal Abdirahmaan wuxuu  idin dhahay:
Asc wr wbr Waxan halkan Uga Mahad celinayaa Sida wanaagsan ee aad Inoo Maamuusteen Dhamaan Macaliminta Mashaaikhda Kabiirada iyo Dhamaan ardada wiilal iyo gabdhaba Ee Somali islamic Altaqwaa Tix yar ayaan halkaan uga sidaa oo mahad celin ah: __ Arday Macalinkiyo Waalidkaba Duco Kasoo Miisay __Oo Qur’anku Manka U dagiyo Maxabba Loo Saaray __Oo Macal Akhlaaq iyo Usluub Sharafiyo Maamuus Leh ___Somali Islamic Altaqwaa network Ayaa laga helaa ___oo Munazalkaa Muqadaskaa Lala Mataaneeyay ___Oo Maalin Iyo Leyl Aqriyaa Kuna Maadixaayo Qur’anka ___Oo Macal Tajwiid Iyo Macal Tafsiir Inuu Xifdiyo Mowla Ku Arzaaqay ___Oo Marinka Nabigiyo Sunnaha Meelna Uga Leexan ___Ooo Muxajabaat Cafiifaat Ah baarina u ah waalidkood ___Oo Masjidkiyo Salaadaha Jecel ____somali islamic Altaqwaa Network ayaa laga helaaa Intaba ___Masha allah Tabaaraka Allh Waa La Majeersadaaye __Martabada Ardadu Gaartay Baa Igala Muuq Roone __Cilmiga Waa Misbaaxoo Jahligu Waa Madow Yahaye ___Arday Aan Macalin Iyo Kabiir loo Helin Waa Maqal Ugaareede ___Macallimin Iyo Mashaa’ikh Cilmi Ilaahey Ku Manneystay __Iyo Kabiiriin iyaguna Culimadaa Diinta Ka Bartay Ayaa Kuugu Diyaar Ah Somali Islamiska Altaqwaa Network Intaa Waxaa Kaaga Sii Daran Free Ayaa Laguugu Adeegi Adigoon Safar Dheer Galin Kaliya Booqo Paltalka Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network Ha Moogaan Eee Maankaagu Ha Ahaado Had Iyo Goorba Somali Islamic Altaqwaa Network Waad Mahad san Tahiin Qore Lamaanaha kala Ah Feysal_abdirahman Iyo Nasro_altaqwaa11

Jibriil Ibraahim  asna wuxuu dhahay :
asc waad ku mahadsantihiin dhamaantiinba sida aad u dhantihiin macalimiinta ardayda caawa waxaad ina tusteen walaalta nimo mane idiin ilaawi doon no waan ne idiin duceeynay aniga iyo xaajiyadaba asc



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip