Arooos Arooos Wa Aroos Aad u wayn
Waxaa aydin ka fadhiyo waad garanaysaan
Welco me ( ¯`·. nasteexo_114 _.·´¯ ) bishaaro bishaaro waxa ino jira haban dabo arooskii Abid soo Mara reer taqwa kii ugu waynaay
Hadaba waa jaanis walaalkaa oo aad qabigiisa farxad galiso u ducayso la taliso u geerarto
waa habaynka ay nagu leyihiin caway ee qof walba qaybtiisa haka qaato
ama ka dhex muuqo reer taqwa ama ka dhex maqnoow
waxay kala yihiin gabdhaha reer saabiraat
farduus xiis 2-umu maxamed 22 3- muslima 1990 Maxaad sugaysaa soo dir soo diyarso
Waxii Duco talo iyo Gabay aad hayso iyo waxad banabuur aad hayso intaba qofkii ka maqnaado waa bakayle mareen
Arooos Arooos Wa Aroos Aad u wayn
Waxaa aydin ka fadhiyo waad garanaysaan