Tacsi Tacsi Muhiima
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi raajicuun
Dhamaan walaha reer altaqwa rag iyo dumar arday iyo kabiirba
waxay halkaan tacsi uga dirayaan walasheen qaalih macalimadeena
BINTU MAXAMED
Awoowgeed ayaa xalay si kadis ah alle ugu oofsaday magaalada muqisho
waxaan lenahay allaha u nariisto inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
samir iyo iimaan allaha idinka siiyo awoowo kitabkisa allaha midigta ka siiyo
ishu weey oyaysaa qalbiguna waa la murugoonaya geerida aabe ku timid xanuunkuna dhaanteen waa nawada tabtay
waa lawada dhimanayaa ee samir si aad ugu biirto kuwa alle u naxarsto
Bin maxamed oo aad ugu wayn reer taqwa macaliminta iyo kabiiradana kamida dhamantiin u
Reer taqwoow alle wuxuu idinku barakeyay xuquuqda alle idinsaray ee walalnimada oo aad gudataan u soo duceeya aabaheen
walasheena qalbiga u dajiya ha ogaato in ay ledahay walaalaha dhabtaa in ay yihiin mida alle na faray allahu akbar
Tacsi Tacsi Muhiima
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi raajicuun