Tacsi Tacsi Walasheen Umu moona
وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ * الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ * أُولَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِّن رَّبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُولَئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ
Dhamaan walaha reer altaqwa rag iyo dumar arday iyo kabiirba waxay halkaan tacsi uga dirayaan walasheen qaalih umu moono
Abaheed oo mantay alle oofsaday waxaan lenahay allaha u nariisto inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
samir iyo iimaan allaha idinka siiyo aabana kitabkisa allaha midigta ka siiyo
ishu weey oyaysaa qalbiguna waa la murugoonaya geerida aabe ku timid xanuunkuna dhaanteen waa nawada tabtay
waa lawada dhimanayaa ee samir si aad ugu biirto kuwa alle u naxarsto
Reer taqwoow alle wuxuu idinku barakeyay xuquuqda alle idinsaray ee walalnimada oo aad gudataan u soo duceeya aabaheen
walasheena qalbiga u dajiya ha ogaato in ay ledahay walaalaha dhabtaa in ay yihiin mida alle na faray allahu akbar
Tacsi Tacsi Walasheen Umu moona
وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ * الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ * أُولَئِكَ عَلَ