Kitaabka التفخيم والترقيق ,,شرح الجزرية,, Q3aad*44-63*Li Sh.Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

0
Saturday May 09, 2015 - 17:25:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kitaabka التفخيم والترقيق ,,شرح الجزرية,, Q3aad*44-63*Li Sh.Xanaafi Xaaji Xafidahullaah

    Kitaabka التفخيم والترقيق ,,شرح الجزرية,, Q3aad*44-63*Li Sh.Xanaafi Xaaji Xafidahullaah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kitaabka التفخيم والترقيق ,,شرح الجزرية,, Q3aad*44-63*Li Sh.Xanaafi Xaaji Xafidahullaah.

اللامات


(44) وَفَخِّم اللاَّمَ مِنِ اسْمِ اللَّهِ*** عَنْ فَتْحٍ او ضَمٍ كَعَبْدُ اللَّـهِ



Laamka Lafdul Jalaalaja ku jira waxa la wayneya 3 goor


1. Hadii oo ka hor maro kor dhig sida so socta


قَالَ اللهُ" ، " هُوَ اللهُ


2. Hadii uu ka hormaro xaraf kordhigan sida so socota: " عَبْدُ اللهِ"


3. Hadii laftul jalalaha miim shadan gadal ka raco sida: 


ducada : اللَّهُمَّ

 

Laamka allahida hal mar ba la yar yareyaa oo ah marka xaraf

 hoos dhigan uu ka hormaro sida: " بِسْمِ اللهِ



(45) وَحَرْفَ الاِسْتِعْلاَءِ فَخِّمِ وَاخْصُصَا*** الاِطْبَاقَ أَقْوَى نَحْوُ قَالَ وَالْعَصـَا


hormaro sida : " بِسْمِ اللهِ

 

waxaad waynee xuruufta isticlaaga ee 7 ah 


meshad ku aragto xuruuful istclaa


وَحَرْفَ الاِسْتِعْلاَءِ فَخِّمِ ص ض ط ظ غ ق خ


قالَ والعصاأ


Xuruuful idbaaqa ka si xogbadan oo ah 4(ص ض ط ظ


 

(47) وَاحْرِصْ علَىَ السُّكُونِ فِي جَعَلْنَا*** أَنْعَمْتَ وَالمَغْضُوبِ مَعْ ضـَلَلْنَا



وَ احْرِصْ عَلَى السُّكُونِ فِي جَعَلْنَا ... أَنْعَمْتَ وَالْمَغْضُوبِ مَعْ ضَلَلْنَا


Ku dadaal reebida laamka ku jira jacalna  جَعَلْنَا


 iyo nuunka ancamta... 


أَنْعَمْتَ  iyo qaynka maqduubi وَالْمَغْضُوبِ iyo lamka reban 


ee macdaalnaa مَعْ ضـَلَلْنَا


 


(48) وَخَلِّصِ انْفِتَاحَ مَحْذُوراً عَسَى*** خَوْفَ اشْتِبَاهِهِ بِمَحْظُوراً عَصـَى


وَخَلِّصِ انْفِتَاح: مَحْذُوراً، عَسَى ... خَوْفَ اشْتِبَاهِهِ بِـ:مَحْظُوراً،عَصَى



U saafi yeel sifada intitaaxa daalka maxduuran مَحْذُوراً iyo siinka 


casaa  عَسَى baqdin laga baqayo in ay u egaadaan 


maxthuuran  مَحْظُوراً iyo عَصَى

 


(46) وَبَيِّنِ الإِطْبَاقَ مِنْ أَحَطتُ مَعْ*** بَسَطتَ وَالخُلْفُ بِنَخْلُقكُّمْ وَقـَعْ


cadeey ayu ku dhahay xarafka idbaaqa eeku jira wa ط 


أَحَطْتُ ،  iyo  ... بَسَطْتَ


Kadib khilaf ba dhacay xarafa qaaf reban hadii kaaf 


xarksan kadaba yimado sida نَخْلُقكُّمْ


Wajiga kobad qafka sifadiisa reeb kuna idqaam kaafka danbe


Wajiga 2aad qafka oo dhan tirtir oo ku idqaam kafka gabigisaba



(49) وَرَاعِ شِدَّةً بِكَافٍ وَبَتَا*** كَشِرْكِكُمْ وَتَتَوَفَّى فِتْنَتـَا



وَرَاعِ شِدَّةً بِكَافٍ وَ بِتَا ... كَـ: شِرْكِكُمْ وَ تَتَوَفَّى فِتْنَةَ



Dhawr sifada shidada eek u jira kaafka iyo taada sida


kafka.. كَشِرْكِك Iyo tada tatawafa وَ تَتَوَفَّى iyo fitna فِتْنَة ku jirta



(50) وَأَوَّلَىْ مِثْلٍ وَجِنْسٍ إنْ سَكَنْ*** أَدْغِمْ كَقُل رَّبِّ وَبَلَ لاَ وَأَبِـنْ


 

 وَأَوَّلَيْ مِثْلٍ وَجِنْسٍ إِنْ سَكَنْ



Labada isku midkaa  sida laam iyo lam kale hadi kan hore reban 


yahay mid ka danbe ku idqaam sida : بَل لاَّ 


Labada isku jinsigaana macnaha isku makhraj iyo isku 


sifay wadagan Sidaa laam iyo raa kan hore ee raban kan danbe 


ku idqaam idqam saqir aya la dhahaa sida : قُل رَّبِّ 



(51) فِي يَوْمِ مَعْ قَالُوا وَهُمْ وَقُلْ نَعَمْ*** سَبِّحْهُ لاَ تُزِغْ قُلُوبَ فَالْتَقـَمْ

 


 وَأَبِنْ Cadee laba xarafoo isku mida hadii xarful mad so dhexgalo


 oo ha isku idqamin sida  :  فِي يَوْمِ، مَعْ: قَالُواْ وَهُمْ

 


Sidaasoo kale cadeey laam reban hadii nuun xarakysan kadaba


  Sidaso kale cadeey   سَبِّحْهُ : sida  وَقُلْ نَعَمْ : yimado
 

(فَالْتَقَم) iyo qaafka (لاَ تُزِغْ قُلُوبَ) : Xaada Iyo qaynka  


Wabillahi TaqfiiQ





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip