QaWaacidul Arbaca Q3aad

0
Sunday April 26, 2015 - 23:46:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2038
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 1
  • Share via Social Media

    QaWaacidul Arbaca Q3aad

    Allahu akbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allahu akbar



Waa Qaybtii Seexaad arbacada soo socota la iska rabo 




القاعدة الأولى: أن تعلم أنّ الكفّار الذين قاتلهم رسول اللهr



يُقِرُّون بأنّ الله تعالى هو الخالِق المدبِّر، وأنّ ذلك لم يُدْخِلْهم في الإسلام،

Qaacidada kowaad: Waa inaad ogaata in gaaladii uu la dagaalami jirey rasuulka Alle (csw) inay qirayeen in Allaah kor ahaaye uu yahay: Abuure, Maamule, Arinkaasina ma uusan soo gelin diinta islaamka.




والدليل: قوله تعالى﴿قُلْ مَنْ يَرْزُقُكُمْ مِنْ السَّمَاءِ وَالْأَرْضِ أَمَّنْ يَمْلِكُ السَّمْعَ وَالْأَبْصَارَ


Waxaad dhahda yaa idinka irzaaqa samada iyo dhulka, yaana hanta maqalka iyo aragyada, 


وَمَنْ يُخْرِجُ الْحَيَّ مِنْ الْمَيِّتِ وَيُخْرِجُ الْمَيِّتَ مِنْ الْحَيِّ وَمَنْ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ فَسَيَقُولُونَ اللَّهُ فَقُلْ أَفَلَا تَتَّقُونَ﴾[يونس:31].


yaana kasoo bixiya wax nool wax dhintay, yaana kasoo bixiya wax dhintay wax nool, 


yaana maamula amarka, waxay ku oran Allah, dheh miyeydaan Allah ka baqayn) surah yuunis ayah 31.

--------

Waa Casharka Arbaca Soo socota.

Waxaa Laga Rabaa Ardada Aan Horay U Qadan

-------------------------------------------------------------------------------------------------





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip