KiTaabka Qawaacidul Arbaca Q2aad Li sh Xanafi

0
Tuesday April 07, 2015 - 16:31:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 8417
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 20
  • 30 6
  • Share via Social Media

    KiTaabka Qawaacidul Arbaca Q2aad Li sh Xanafi

    Allahu akbar Waxaad Baranaysaa Waa Wixii Narta log abadbadayay janada lagy galayay Ogoow nabigu saxabada 13 sano maka la jogay tawxitkoda iyo caqiidaduu dhusayay salad iyo soon midna lama farin dadaal dalaal bari wixi nabugu ku dadlay saxabad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allahu akbar Waxaad Baranaysaa Waa Wixii Narta log abadbadayay janada lagy galayay Ogoow nabigu saxabada 13 sano maka la jogay tawxitkoda iyo caqiidaduu dhusayay salad iyo soon midna lama farin dadaal dalaal bari wixi nabugu ku dadlay saxabaduna ku dhisantay

Qaybta 2aaad
فَإِذَاْ عَرَفْتَ أَنَّ اَلْلَهَ خَلَقَكَ لِعِبَاْدَتِهِ
Fa-itha Carafta Ana-Allaha Khalaqaka Li Cibaadatihii 
Marka hadaa ogaatay in Allaah kuu abaruuray cibaadadiisa.


فَاَعْلَمْ أَنَّ اَلْعِبَاْدَةَ لَاْ تُسَمَّىْ عِبَاْدَةَ إِلَاْ مَعَ اَلْتَوْحِيْدِ، كَمَاْ أَنَّ اَلْصَلَاْةَ لَاْ تُسَمَّىْ صَلَاْةً إِلَىْ مَعَ اَلْطَهَاْرَةِ

Faclam Ana Cibaadada Laa Tusamaa Cibaadah Ilaa Maca Tawxiid Kamaa Ana Salaata Laa Tusamaa Salaah Ilaa Maca Dahaara.

Ogow cibaadada in aan lagu magcaabin cibaado ilaa in uu tawxiid la socdo mahe ( Alle oo loo keli yeelo cibaadadiisa). Sida aan salaada loogu magcaabin salad ilaa ay dahaaro la socote maahe.

فَإِذَاْ دَخَلَ اَلْشِرْكُ فِيْ اَلْعِبَاْدَةِ فَسَدَتْ كَاَلْحَدَثِ إِذَاْ دَخَلَ فِيْ اَلْطَهَاْرَةِ.

Fa idaa Dakhala Shirku Fil Cibaadati Fasadat Kal Xadathi Idaa Dakhala Fii Dahaarati

Hadii uu galo shirki cibaadada way fasahaada cibaadadu. Sida marka salad buriyuhu marka uu galo dahaarada ay u burto dahaaradu.

فَإِذَاْ عَرَفْتَ أَنَ اَلْشِرْكَ إِذَاْ خَاْلَطَ اَلْعِبَاْدَةِ أَفْسَدَهَاْ وَأَحْبَطَ اَلْعَمَلَ وَصَاْرَ صَاْحِبَهُ مِنَ اَلْخَاْلِدِيْنَفِيْ اَلْنَاْرِ

Fa Ithaa Caragta Ana dharka Idaa Khaalada Alcibaadati Fasadahaa Waabadal camala
Wasaara Saaxibuhuu Binal Khalidiina. 

Hadaad Garatay In Shurkigu Haduu Calamlka dhex galo in uu birinayo saxbkiisnu uu ahaanahayo kuwa ku waraya naartaata

عَرَفْتَ أَنَّ أَهَمَّ مَاْ عَلَيْكَ

Carafta Ana ahamma Maa Calayka
Waxaad Garatay Wixii Ugu Muhiimsana wixii Dushaada Saarnaa

مَعْرِفَةِ ذَلِكَ، لَعَلَّ اَلْلَهَ أَنْ يُخَلِصَكَ مِنْ هَذِهِ اَلْشَّبَكَةِ، وَهِيَ اَلْشِرْكُ بِاَلْلَهِ اَلَذِيْ قَاْلَ اَلْلَهُ فِيْهِ

Macrifata Thaalika Lacalalaha An yakhlisaka Min Hathihi shabakah Wahiya shurku billahi aladii walalahu fiihi

Hadaba, garashada aad arinkaas garatay, Allah wuxu mudan yahay inuu ka badbaadiyo shabakada daadsan.

dabinkaas shirkiga). Dabinkaasina waxaa waaye, wax la wadaajinta allah, kasoo Allah ka yiri ,.

إِنَّ اللَّهَ لَا يَغْفِرُ أَنْ يُشْرَكَ بِهِ وَيَغْفِرُ مَا دُونَ ذَلِكَ لِمَنْ يَشَاءُ﴾[النساء:116

( Alle ma dhaafo in lala wadaajiyo (cidkale cibaadada), Wuuse ka dhaafa wixii intaas ka soo haray ciduu doono) surah nisa ayah 116.

وَذَلِكَ بِمَعْرِفَةِ أَرْبَعِ قَوَاْعِدِ ذَكَرَهَاْ اَلْلَهُ تَعَاْلَىْ فِيْ كِتَاْبِهِ

Wa Thaalika Bimacrifati Arbaca Qawaacidi Thakarahalahi tacaalaa fii kitaabihii

Taasina waa garashada afarta qawaacid ee Allaah kor ahaaye ku sheegay kitaabkiisa.

Ardada Cusub 08/Abril/2015 Halkaas Ayuu Ugu Joogayaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip