Boga Tacsida Aabe Mohamuud abokor

23
Friday April 03, 2015 - 17:20:54 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4390
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Boga Tacsida Aabe Mohamuud abokor

    إن لله ما أخذ وله ما أعطي، وكل شيء عنده بأجل مسمي فلتصبر ولتحتسب

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

إن لله ما أخذ وله ما أعطي، وكل شيء عنده بأجل مسمي فلتصبر ولتحتسب



إن لله ما أخذ وله ما أعطي، وكل شيء عنده بأجل مسمي فلتصبر ولتحتسب


اللهم واظله تحت عرشك يوم لا ظل الا ظلك ولا باقي الا وجهك
 
اللهم بيض وجهه يوم تبيض الوجوه وتسودوجوه 

 اللهم يمن كتابه .
 اللهم وثبت قدمه يوم تزل فيها الاقدام .

اللهم اكتبه عندك من الصالحين وا

لصديقين والشهداء والاخيار والابرار .

اللهم اكتبه عندك من الصابرين وجازه جزاء الصابرين .


اللهم انقله من ضيق اللحود ومن مراتع الدود الى جناتك جنات الخلود لا اله الا انت يا حنان يا منان يا بديع السموات والارض تغمد 

( المتوفي ) برحمتك يا ارحم الراحمين


Waxaa Soomaaliya Ku Geeriyooday Mohamuud abokor Oo Laba Gabdhood  oo Walaalaheena 

Dhalay  Adaaciya  Umumuheyb Iyo Mujtahida Muno114 oo Kamid ah Walalaha Reer Taqwa

Ka ah Reer Caalimaat Ka Sii Ah Reeer Athariyaad allaha samir iyo iimaan allaha kaa siyo

 aabaheena allaha u naxariisto xanuunka waan kula 

qabnaa allaha kugu daro kuwa laga helay sifadaan
 

وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ (155) الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ (156) أُولَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُولَئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ (157)}(


Xuquuqda aan isku Leenahay Waxaa kamid ah in aan isku ducayno Waa xaq qofwalboo 

islaam ah laga rabo reer Taqwana si qaasa looga rabo in ay jidkaas Furaan Caway walsheedno 

u duceeyaan aabaheed in alle u naxariisto kuligeena aamiin aan u dhachno

Ducadu waxay bilaabanaysaa 10:00 Makka time waxaan ka codsanaynaa in ay 

soo xadiraan dhamaan ardda reer 

taqwa ducadana iyo tacsidana hoos ku so qoraan kuna dirsadan luuqa walkeena abuu huseen


Caway farxad xaflad aroos ayaa no jirtay dib ayaan u dhignay madama tacsi no taal ma farxi karno walsheen 

ayaan la xanuunsanaynaa

Allaha inaga dhigo Kuwa Guta Xuquuqda aan isku lenahay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip