Qawaacidul Arbaca Qeybta 1

2
Tuesday March 31, 2015 - 21:31:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 13881
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 31
  • 64 8
  • Share via Social Media

    Qawaacidul Arbaca Qeybta 1

    Alahu AKbar Aloow U Sahal Waa Kitaab Tawiixd ah tawxiid Wa in alle lo Baraxtiro Diinta Bari Oo Arbaca ah aya qolo Walba meshoda uga baxayan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alahu AKbar Aloow U Sahal Waa Kitaab Tawiixd ah tawxiid Wa in alle lo Baraxtiro Diinta Bari Oo Arbaca ah aya qolo Walba meshoda uga baxayan.


Wa lagu soo sahlay Waxwalba Wakhti Gali allena lakasho.


Qawaacidul Arbaca- Afar Qaaciido Ka Koban yahay


Waxa qoray Sh Maxamed Cabdi Wahaab.


أَسْأَلُ اَلْلهَ اَلْكَرِيْم رَبُّ اَلْعَرْشِ اَلْعَظِيْم 


As'Alu Laahal Kariiim Rabul Carshil Alcathiim


Waxaan Weydiisanayaa Allaaha Wanaagsan

 

Rabiga carshiga weyn Usaaxibka ah

-------------------

أَنْ يَتَوَلَاّْكَ فِيْ اَلْدُنْيَاْ وَاَلْآَخِرَةِ


An Yatawalaaka Fi Dunyaa Wal-Akhirah


 Inuu Rabii ku Tawaliyo  aduunka  iyo aakhiraba, i

----------------------------------------------------------------------------------

 ، وَأَنْ يَجْعَلَكَ مُبَاْرَكـًا أَيْنَمَاْ كُنْتَ،

Wa-An Yajcalaka Mubaarakan Aynamaa Kunta

iyo inuu ka dhigo mid barakaysan meelkasta oo aad joogto,

------------------------------------------------------------------------------------

وَأَنْ يَجْعَلَكَ مِمَّنْ إِذَاْ أُعْطِيَ شَكَرَ،


Wa An Yajcalaka Miman Ida Ucdiya Shakara


iyo inuu ka dhigo midka marka uu wax Alle siiyo ku shukriya,

-------------------------------------------------------------------------------------------------

وَإِذَاْ اُبْتُلِيَ صَبَرَ


Wa-Idaa Ubtuliya Sabara


marka la imtixaamana sabra,

--------------------------------------

، وَإِذَاْ أَذْنَبَ اَسْتَغْفَرَ،


Wa Idaa Adnaba Istaqfara


markii uu danbaabana Alle denbi dhaaf weydiista

--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

فَإنَّ هَؤُلَاْءِ اَلْثَلَاْثُ عِنْوَاْنُ اَلْسَعَاْدَة

Fa,Ina Haa'Ulaa'i Athalaathu CInwaanu Sacaadata

َSaddexdaasi waa cinwanka liibaanta

----------------------------------------------------------------------------------


اِعْلَمْ أَرْشَدَكَ اَللهُ لِطَاْعَتِهِ:


Iclam Arshadaka allahu Lidaacatihii


Ogow Alle ha kugu hanuuniyee daacadiisa(

----------------------------------------------------------------

أَنَ اَلْحَنِيْفِيًّةَ مِلَّةَ إِبْرَاْهِيْمَ:


Ana- AlXanafiyata Milata Ibraahiima


Mida Ka soo leexatay shirkiga ee Diintii Nabi ibrahim ًWaxay ahayd

----------------------------------------------------------------------

  أنْ تَعْبُدَ اَلْلهَ مُخْلِصـًا لَهُ اَلْدِيْنَ

In-Tacbudalaha Mukhlisan La Adiina

 inaad Caabudo Allah keligiisa adoo u gaar yeelaya diinta Alle.

------------------------------------------------  

 

كَمَاْ قَاْلَ تَعَاْلَىْ


Sidii uu Allaah kor ahaaye yiri



﴿وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِِ﴾[الذاريات:56].


( Uma aanan abuurin jini iyo insi waxaan ahayn


cibaadadayda) surah wadaariyat ayah 56.


Alle Ku Shukri Hadad fahantay Dacwadana u soo duceeeey In Alle barakeeyo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip