Bishaaro Ku socota Wilasha reer Taqwa
ALlahu akbar Qaso Cibro Qadasho leh
Sida umu tartiil Ugu SOo birtay altaqwaa Waa Bisharadii Riyadii wilashu codsadeen in ay dhagastaan
Waa Maamo Umu Tartiiil oo Caruur badan wilal iyo gabdho alle ku irsaqay
Umu Tartiiil waa maamo Dhamaysay Qisaa'ada Xafsa Can Caasim Hadana Wada Quraadka kale ayada iyo caruurteeduba
Umu Tartiiil maysan aqoon wilasha reer taqwa iyo altaqwa uyo gabdhaha jooga midna
Waxa riyo ku aragtay Walalaha reer taqwa gabdho iyo wiilal qasatan wiilasha reer taqwa oo ku jira Tababaro aad u culus
Waxayna go aansatay in ay ku soo biirto Walaha reer taqwa riyadaas kadib markay waraysatay dadka markaska altaqwa network mesha uu ku yaal
ayeey so raadisay sidaas ayeeyna hada uga mid tahay macaliminta dadka waxbara
Qaabka riyada ay ku aragtay oo wilashu codsadeen in ay dhagaystaan cajalka ka dhagyso
Riyooyinka wanagsan waa qayb kamid ah waxyiga sida nabiga no shegay
Hadaba wilasha soo codsaday markaad dhagaysataan waxaa laidinka fadgiyaa in aad sii laba jibaartaan tababaradaas iyo dacwadaba
ii aysan noqon sheeko la dhagaystay oo laga tagay oo kaliya
boga ay ku riyootay maalinka ay ku royootay riyadaan waa boga isla suuratu cimraan maalinkaas wilashu fasirayeen allahu akbae
alle ayaa isku adshay arimo badan.
umu tartiil waxaa u jooga 2 wil oo xifdisan qirada xafsa cancaasim kuna soo biiraya wilasha taqwa si ay u saxan wilasha somaliyeed
ayaguna u bartaan tafsiirka quranka karmka iyo duruusta kale ee caqiidada tawxdka iyo culumta kaleba
Fiiro gaaara gabdhaha codkooda ma ogolin laakin qisadaan oo kale maama wayn ay soo jeedinyso oo ehlu diin ah aamina laga yahay fidno
cibro badana ku jirto walalhuna soo codsadeen waan soo gudbinaynaa madama ay amartay mamadu wilasha in lagarsiiyo
walablhi tawfiiq
Bishaaro Ku socota Wilasha reer Taqwa
ALlahu akbar Qaso Cibro Qadasho leh Sida umu tartiil Ugu SOo birtay altaqwaa