Ma rabta Ajar ku socda ado gurigaaga fadhiya
Qof Walalkaa ha hadaad gaarsiisid Qoralkaan oo sabab aad ugu noqoto in uu quranka alle bilabo ajarkaaga wa ku socda ado gurigaaga jiifa allahu akbar aloow dadkaas no badi
Ee sii faafi aduguna xaafadaha iyo guryaha ugu geeya waraqadan dadka somaliyeed
noqo mid alle dartiis u socda dadka u garsiya kitabka alle
من يرد الله به خيراً يفقهه في الدين
Dhamaan waxaa lagu war galinayaa wallalaha soomaaliyed ee jecl ineey barataan kitaabka quraanka iyo axaadiista nabiga
scw in madrasada altaqwa eey bilaaban doonto is diiwaan galintii dhaci jirtay 3 dii biloodba mar waxaa is diiwaan galinta
eey bilaabaneeysaa 28 bisha maart ee aanu ku jirno madrsada waxaa wax lagu bartaa waa onlien oo gurigaga adiga oon ka
baxin ayaad baran karataa kitaabka eebe quraan tafsiir iyo caqiidada axaadiista naxawaha iyo intaas wax ka sii badan
madrasada waa free waxaa wax ku baraya walaala alaah dartiis ku midoobay oo aan wax lacg aan rabin
إِنَّمَا نُطْعِمُكُمْ لِوَجْهِ اللَّهِ لَا نُرِيدُ مِنْكُمْ جَزَاءً وَلَا شُكُورًا (9)
إِنَّا نَخَافُ مِنْ رَبِّنَا يَوْمًا عَبُوسًا قَمْطَرِيرًا (10)
hadaba walaal waqtigaaga ka faaiideeyso waayo naftaan anaga malahin waa nalaga qaaadayaa karnsii uma heeysano inaan
noolaaneeyno waxaa noolaga baahanyahay inaan aakhiro u shaqeeysano daartaas ayaa ah mida lagu waaraayo
إِنَّ للهِ عِبَادًا فُطَنَا ... طَلَّقُوا الدُّنْيَا وخَافُوا الفِتَنَا
نَظَروا فيهَا فَلَمَّا عَلِمُوا ... أَنَّهَا لَيْسَتْ لِحَيٍّ وَطَنَا
جَعَلُوها لُجَّةً واتَّخَذُوا ... صَالِحَ الأَعمالِ فيها سُفُنا
WAXII AAAD U BAAHANATAY OO DHEERADA KU DIRSO IIMAALKAAS IS
QORSTA WAA SOCATAA YEEYSAN KAA BUUXSAMIN WABILAAH
Iska soo qor Emailkaaan
altaqwanetwork@hotmail.com
Ku faafi @malyladada
Facbook
melaha bulshada dhan
guryaha ugu geey dadka sida galadu diintoda u fidinayaan adna diintada u faafi
allahha ku wafajiyo amin
Ma rabta Ajar ku socda ado gurigaaga fadhiya
Qof Walalkaa ha hadaad gaarsiisid Qoralkaan oo sabab aad ugu noqoto in uu quranka alle bilabo ajarkaaga wa ku socda ado gurigaaga jiifa allahu akbar aloow dadkaas no badi