Hanbalyo Aroos Nasra Nasro Ahmed
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
Waxaan Halkaan Uga Diraynaa dhamaan reer Taqwa Anagoo ah
Nasra Taqwa Hanbalyo Iyo Duco
Waa Xuquuqda Ay nagu leeyihiin Allena Uu Ku Farxayo Oo Camal Laqabto Kan Alle ugu jecel yahay ah
Iimaan keenuna Run Ma Noqonaya Ilaa aan Is Jeclaano Asbaabaha La Isku Jecladana waxa kamid ah In Arimahaan farxada iyo isu ducaynta ah aan isku garab istaagno hadii kale wuxu noqonaya sheegasho kaliyah
Hadaba Waxaan Leenahay
Nasra ahmed iyo xajigeeda xasan mahmed Baarakalahu Lakumaa Wabaraka Calaykuma Wa Jamaca Baynakuma Fii Khayr
Dhexdiina ALlaha dhigo Farxad Iyo Caruur Baari ah Noqda Kuwii Daarta Akhiro U Shaqaysta
Shaydaanka Jiniga iyo insigana Allaha idinka qabto
Kusoo dirsada hoos iyo komentska
Ama Wilasha Luqoda Sida Nuur omar Abu huseen maxamed amiin
Hanbalyo Aroos Nasra Nasro Ahmed
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo