Riyo Bishaaro Xanbaarsan
Gabar baa riyo cajiib ah ku riyotay adiga kugu sabsan iyo dhamaan reer yaqwa
mana ahan reeer altaqwa cammu Riyade ku riyotay wa sida tan
Waxey ku riyotay adigooo ciidan carbis ah ku jira cidankaas oo kooox kooox
u safan si layaaab ah an aad udagalameysid waxey tiri aad ayan ula yabay
sida udagalameysid kor iyo hoos dhinac walbe markaas ayaa dhulka ku
dhacaday waxaa kugu soo oroday gabdho aad ufara badan oo dhahaya
alla maxaa ku dhacay macalinka ma dhintay markaas ayaa gabdhiihii loo
dhawaqay oola dhahay musan dhiman kakac dhulka wuu
noolyahay dacwadana mesha ka 2 ba jibaar
Gabdhii ayaa isowacday aniga oo waxey tiri mataqana ninkaas
haa ayaan ku dhahay wa macalinkeyga
Waxey tiri waxaan layabay ninka dagaal ku jiray oo hadan la leyahay kor
ukac dacwada 2ba jibaar Xitaa kuma taqaan gabadhar
Cammu gabdhii markey hurdada kasoo kacdee isoo wacday waxeyna idhahaday
dacwadaas an.ku riyoday in idinkala qeeb qataan rabaa usheeg sheikh
cammu wey dhameysay qiraada ayeey
iga saxdaa camu qirada xafsa bin casim wey dhameysay warshi ayeey barata hada
Waxey i dhahday waxaan raba dacwada in an idinkala qeb qato oon waqtigeyga wax kasiiyo
oo aan garab istaago walahaas aanan anigoon arag aqoon arinka mucjisada ka arkay.
Cammu aniga waxaan riyadaan aad ula cajibay waxaa waye qof aan ku aqoon hoolaha aad
dacwada u heeyso oo hadana riyo saas ah ku riyooday qof ku yaqano haduu ahaan lahaa lama yabeen
Riyo Bishaaro Xanbaarsan
Bishaaro Bishaaro Bishaaro