Hanbalyo Farxad Arooos
Waa Boga Hanbalyada Iyo Arooska Walsheeen oo kamid ah Caalimaat Banaat Waxaan Caway ka farxin doonaa Walaha magacyadoodu na soo gareen oo kala ah
Waxaaan Leenahay Baarakalahu lakumaa Wa baaraka Calaykumaa Wa jamaca baynakumaa fii khayr
Guurkiina guur lagu nagado lagu farxo allaha idinkaga yelo aamiin
Naima Mohamed(umuRuweeda) iyo Mohamed Yuusf
Hadaba hoos ku soo qor HAnbalyadada ducadada buranburkaaga
walaha kale nama soo garin magacyadoodu jumcaha danbe ayaan uga dhigi doona idan alle
Commentiga hoose soo buux buuxi sida ay ugu qorantahay camal
Name: Sahra camal magacaga ku qor
Website: http://somalislamic.net/ webkaan copy ku wado o meshas gali
Security Code: 00000 lanbarka u ku siyay gali
Comment:
hanbalyadada ku soo qor
waa mesha hoose webka eeeg
Hanbalyo Farxad Arooos
Waa Boga Hanbalyada Iyo Arooska Walsheeen oo kamid ah Caalimaat Banaat