
Tafsiirka Suuratu Camaa
|
Waxaan ku Bilaabay Magaca Eebaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba |
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ |
|
Maxaybay is waydiinayaan. |
عَمَّ يَتَسَاءَلُونَ﴿١﴾ |
|
Warkii waynaa Xagiisa. |
عَنِ النَّبَإِ الْعَظِيمِ﴿٢﴾ |
|
Kaas ay isku Qilaafeen dhexdiisa. |
الَّذِي هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ﴿٣﴾ |
|
Saas ma aha ee way ogaan doonaan. |
كَلَّا سَيَعْلَمُونَ﴿٤﴾ |
|
Katib saas ma aha ee way ogaan doonaan. |
ثُمَّ كَلَّا سَيَعْلَمُونَ﴿٥﴾ |
|
Miyaannan Dhulka gogol ka yeelin. |
أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ مِهَادًا﴿٦﴾ |
|
Buurahiina ka yeelin Dhagabyo. |
وَالْجِبَالَ أَوْتَادًا﴿٧﴾ |
|
Miyaannaan idinka abuurin Noocyo. |
وَخَلَقْنَاكُمْ أَزْوَاجًا﴿٨﴾ |
|
Miyaannan hurdada Raaxo idinkaga dhigin. |
وَجَعَلْنَا نَوْمَكُمْ سُبَاتًا﴿٩﴾ |
|
Habeenkii waxaan ka yeelnay Asturaat. |
وَجَعَلْنَا اللَّيْلَ لِبَاسًا﴿١٠﴾ |
|
Maalintiina waxaan ka yeelnay waqti ceeshka la raadsado (waqti shaqo). |
وَجَعَلْنَا النَّهَارَ مَعَاشًا﴿١١﴾ |
|
Waxaan ku dhisnay korkiina toddoba ad adag. (toddobada samo) |
وَبَنَيْنَا فَوْقَكُمْ سَبْعًا شِدَادًا﴿١٢﴾ |
|
Waxaan sameenay faynuus iftiin badan(Qorraxda) |
وَجَعَلْنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا﴿١٣﴾ |
|
Waxaan kasoo dejinay daruuraha xagooda biyo shubmaya. |
وَأَنزَلْنَا مِنَ الْمُعْصِرَاتِ مَاءً ثَجَّاجًا﴿١٤﴾ |
|
Si aan ugu soo bixino Raashin iyo Daaq. |
لِّنُخْرِجَ بِهِ حَبًّا وَنَبَاتًا﴿١٥﴾ |
|
Iyo Booro isku duuban (kulansan) |
وَجَنَّاتٍ أَلْفَافًا﴿١٦﴾ |
|
Kala baxa Maalinteedu waxay ahaaday waqti og’an. |
إِنَّ يَوْمَ الْفَصْلِ كَانَ مِيقَاتًا﴿١٧﴾ |
|
Waana maalin la afuufayo suurka oodna u imaaneysaan idinka oo kooxo kooxo ah. |
يَوْمَ يُنفَخُ فِي الصُّورِ فَتَأْتُونَ أَفْوَاجًا﴿١٨﴾ |
|
Samaawadkiina waa la furfuri waxayna yeelanayaan albaabo. |
وَفُتِحَتِ السَّمَاءُ فَكَانَتْ أَبْوَابًا﴿١٩﴾ |
|
Buurahiina waa la kaxeenayaa waxayna noqonayaan dhalanteed(dhaan dabagaale) |
وَسُيِّرَتِ الْجِبَالُ فَكَانَتْ سَرَابًا﴿٢٠﴾ |
|
Naarta jahanama waa mid kambasho u saaxiib ahama (naarta jahanama way u darbantahay) |
إِنَّ جَهَنَّمَ كَانَتْ مِرْصَادًا﴿٢١﴾ |
|
Dadka xad gudbay ayee u sugnaaday <jahanama> waana meel ay u laabanayaan |
لِّلطَّاغِينَ مَآبًا﴿٢٢﴾ |
|
Wayna ku nagaanayaan dhexdeeda sanooyin |
لَّابِثِينَ فِيهَا أَحْقَابًا﴿٢٣﴾ |
|
Ku dhedhemin mayaan dhexdeeda Qaboow iyo sharaab (wax la cabo) |
لَّا يَذُوقُونَ فِيهَا بَرْدًا وَلَا شَرَابًا﴿٢٤﴾ |
|
Waxaan ka ahayn biyo kulul iyo Dheecaanka ehlu Naarka. |
إِلَّا حَمِيمًا وَغَسَّاقًا﴿٢٥﴾ |
|
Waa abaalmarin waafaqsan Camalkooda. |
جَزَاءً وِفَاقًا﴿٢٦﴾ |
|
Waxayna ahaayeen kuwa aan rajeenin xisaabta. |
إِنَّهُمْ كَانُوا لَا يَرْجُونَ حِسَابًا﴿٢٧﴾ |
|
Waxayna beeniyeen Aayaadkeena. |
وَكَذَّبُوا بِآيَاتِنَا كِذَّابًا﴿٢٨﴾ |
|
Wax walbana waxaan ku koobnay kitaabka (Qoraal). |
وَكُلَّ شَيْءٍ أَحْصَيْنَاهُ كِتَابًا﴿٢٩﴾ |
|
Dhadhamiya la idiinmana ziyaadineno wax aan cadaab ahayn |
فَذُوقُوا فَلَن نَّزِيدَكُمْ إِلَّا عَذَابًا﴿٣٠﴾ |
|
Kuwa Allaah ka Dhawrsada waxay leeyihiin Liibaan. |
إِنَّ لِلْمُتَّقِينَ مَفَازًا﴿٣١﴾ |
|
Beero waawayn iyo Cinabyo way leeyihiin |
حَدَائِقَ وَأَعْنَابًا﴿٣٢﴾ |
|
Iyo Gabdho xuural Cayn ah oo isku da’ ah. |
وَكَوَاعِبَ أَتْرَابًا﴿٣٣﴾ |
|
Iyo Galaas Qamreed oo buuxa. |
وَكَأْسًا دِهَاقًا﴿٣٤﴾ |
|
Kuma maqlayaan janada dhexdeeda Hadal macno darro ah iyo Beenba. |
لَّا يَسْمَعُونَ فِيهَا لَغْوًا وَلَا كِذَّابًا﴿٣٥﴾ |
|
Waa abaal marin rabigaa xagiisa ka ahaaday iyo siismo xisaab ah. |
جَزَاءً مِّن رَّبِّكَ عَطَاءً حِسَابًا﴿٣٦﴾ |
|
Rabiga khalqay Samooyinka iyo dulalka iyo inta u dhexeesa Allaaha Raxmaanka ah Mana hananayaan xagiisa hadal. |
رَّبِّ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا الرَّحْمَـٰنِۖلَا يَمْلِكُونَ مِنْهُ خِطَابًا﴿٣٧﴾ |
|
Maalinta Jibriil iyo Malaa'igtu Saf istaagayaan wax hadlayana ma jiro Ruux Eebe u idmo mooyee oo Hadal xaq ah ku hadla. |
يَوْمَ يَقُومُ الرُّوحُ وَالْمَلَائِكَةُ صَفًّاۖلَّا يَتَكَلَّمُونَ إِلَّا مَنْ أَذِنَ لَهُ الرَّحْمَـٰنُ وَقَالَ صَوَابًا﴿٣٨﴾ |
|
Maalintaasi waa maalin sugan (dhab ah) ee Qofkii doono Rabigiis xagiisa haga yeesho meel uu u noqdo. |
ذَٰلِكَ الْيَوْمُ الْحَقُّۖفَمَن شَاءَ اتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِ مَآبًا﴿٣٩﴾ |
|
Waxaannu idiinka digeenaa cadaab dhaw Maalinta uu Ruux walba arkayo waxay Gacmihiisa hormarsadeen Gaalkuna uu dhahayo shallaytadaydaay maan ahaado Carro. |
إِنَّا أَنذَرْنَاكُمْ عَذَابًا قَرِيبًا يَوْمَ يَنظُرُ الْمَرْءُ مَا قَدَّمَتْ يَدَاهُ وَيَقُولُ الْكَافِرُ يَا لَيْتَنِي كُنتُ تُرَابًا﴿٤٠﴾ |

0 

Tafsiirka Suuratu Camaa
•اللــــه اكبــــــــر •