Tafkhiim & Tarqiiq

0
Saturday February 21, 2015 - 15:45:38 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4423
  • (Rating 4.6/5 Stars) Total Votes: 14
  • 20 1
  • Share via Social Media

    Tafkhiim & Tarqiiq

    Cilmiga Alle Ayaa Nooo Sahlay Ee Fursadaan In Ay Ku Soo marayso ma Hubtidee Dadalkaga laba jibaar Allena lakasho Ogna inn aad ajar kahelyso madama u yahay Qolki alle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cilmiga Alle Ayaa Nooo Sahlay Ee Fursadaan In Ay Ku Soo marayso ma Hubtidee Dadalkaga laba jibaar Allena lakasho Ogna inn aad ajar kahelyso madama u yahay Qolki alle


Bismilah Wa Nastaciinuhuu


 

Tafkhiim & Tarqiiq

Tafkhiim Waa Xarafka oo La Wawayneyo La Buuriyo Wana 7xaraf Oo Lagu Magacabo(Xuruful Istclaa)

  Oo kala ah (Kha-Qayn-Qaaf-Saad-Daad-Daa-Thaa-

 (خُ صّ ضَ غْ طٍ قِ ظْ) (خُصّ ضَغْطٍ قِظْ)  -

Tarqiiq Waa Xarafko La Caateyo Waxana lagu Magacaba Xuruuful Istifaal Wana wixii

Ka soo hara 7boda Istclaaga. Waana 22 sidan kala ah

Intisaar Yaray banoga jawabysa oo notirinysa allaha barakeye

ء ب ت ث ج ح د ذ ر ز س ش ع ف ك ل م ن و ه ي لا ة ى) Waa wixi ka so

[04:46:12 م] sacdiyo--sharaf: bismilaahi,1,hamza,2,xa,3,cayn,4,ha,5,lam.6mim,7nun,ba,8,thaa,9,kaf,10,ya,11.ta,12,fa,13,shiin 14,sin,15,thal,16,ra,17,za,18,waw,19,jiim,20,y,21,0,22

 [04:47:39 م] ♥ اقراعــــــــــــــــــبدالله ♥:

-أب-ت-ث-ج-ح-د-ذ-ر-ز-س-ش-ع-ف-ك-ل-م-ن-و-ه-ي

[04:48:43 م] •وما توفيقى الا بالله •

 

: hamza, baa, taa, thaa, jiim, xaa, daal. daal. raa, zaa, siin, shiim, ceeyn, faa, kaaf, laa, mim, nuun, waaw, haa,yaa,  yaa maqsuuurah                                                                                

Eray Bxin

Kasro asala waxa laga wada Xaraf Si cadi ah u hos dhigan

رِزْقا

Reeb gudban waxan kawada Xarafka markaad eegto xaraku leyahay laakin madama lagu istaagayo ayaa la reebay marka  

lagu dhawaqayo aadna ku istagayso wad rebaysa xaga dhawaqa qoralkana wa xarakysan yahay sida  

 marka lagu dhawaqayo godalkaasreeb ahan logu dhawaaqaya     خبيرٌ-- بصيرٌ

Kasra Aan asal ahayn waxa laga wada hoos dhig markii hore uusan lahayn oo sababtimid awged lo hosdhigan sida-

أِرْجِعيْ

Xuruuftu 3Xaaladood Ayeey U Qaybsamaan Xaga Weeyneeynta ama Yar Yareeynta

 1.Qayb kamid ah Marwalba Wa Lawayneyaa wana 7da Istclaaga

2.3xaraf ee –raa-laam-Alif  ر-ل-أMarna Wa Lawayneya Marna Wa Layareya

3. Inta Soo Hartay Marwalba Waa La yareeyaa Wana Xuruuful istifal marka laga jaro 3da dhexe



Casharka Caway Xukunka Raada               

Raadu 3 Xaaladood Ayeey Martaa

1.7jeer oo kamid ah Wa lawayneeyaa

2.6.Jeer Ookamidana Wa la Yareeyaa

.Jeer Oo Kamidana Labada Wajiba Wa Ku Banantahay Sad jeceshay Lee Mar Ama Wayne Am Yaree


Xaalada 1aaad Ee Raada La Wayneeyo.

  1.Raada Haday Kordhigan Tahay sida


فِرَاشاً-- رَبَنَاْ

 


2.Raadu Haday Godan Tahahay sida***


-أبصارُها-رُحَماْ


3 Raadu Haday RebanTahay kordhig Ka Horeeyo


 -مَرْيَمَ


4.raadu Haday Reebantahay Godal Ka Horeeyo


غُرْفَةَ-- القُرْأَنُ


5.Haday rebantahay Uu ka horeyo Hoos dhig aan Asal Ahyn Laguna Bilabanayo


أِرْجِعيْ


6.Haday reban Tahay uu ka hormaro Hoos Dhig Asal ah Xaraful isticlaa kordhigana Ka Dib maro Isla kalmada Lafteda.


قِرْطَاْسٍ


7. Raa Lagu Istaagayo Istaag Gudban Waxa Ka Hormaray Xaraf reeban oon Yaa Ahayn Waxana Ka Sii Horeeya Xaraf kordhigan ama godan Markaas Waynee

وَالعَصْرِ-والفَجْرِ-الأُمُوْرُ

  fiiro gara

Hadaadan Ku Istagayna oo aad waxa kadanbeya ku xiryso waxad egaysa xarakada saran haday kordhigantahay ama godantahay waynee haday hoos dhigantahayna yareey.


Raada La Yareeyo Wa 6nooc

 1. Raa Hoosdhigan


--وَبَشِرِ--رِزْقَاً


2.Raa reeban hoos dhigna ka horeeyo Xarful Isticlaana kadaba marin


فِرْعَوْنَ--مِرْيَةٍ

--

3.Raa Dhacday Gadasha kalmada oo reeban Reeb Gudban kana Horayso Yaa reban.


بَصِيْرٌ-خَبِيْرٌ


4. .Raa Dhacday Gadasha kalmada oo reeban Reeb Gudban hoos dhig asalana Ka horeeyo sida-


-ناصِرٍ -يَقْدِرُ


 5. .Raa Dhacday Gadasha kalmada oo reeban Reeb Gudban una ka hormaray xarful istifaal reeban waliba yaa aan ahayn

oo ay  ka sii horyso xaraf hoosdhigan sida


الذِكْرَ-السِحْرَ-من ذِكْرٍ


6. .Raa Dhacday Gadasha kalmada oo reeban Reeb Gudban hoos dhig asalana ka horeeyo Xarful istclaana uu yimid jumlada ka danbaysa meshed u horysa sida-


فَصْبِرْ صَبْراً-- أنَْ أَنْذِرْقَوْمَكَ

Raada labada Wajiilahaa

1.Raa reban Hoos dhig asalana Ka horeeyo Xarful istclaa hos dhigana kadaba maray sida


قِرْطَاْس-لبالمِرْصَاْد -كُلُ فِرْقٍ

 qofki wayneya wuxu egay xarafka ka danbeya istclaga qofki yareyana wuxuu eegay reebka iyo hosdhiga ka horey quranlana 3dexdas melod ba ku 

jira 

2.Raa Hoos dhigan Akirka Kalmada Uu Ka horeeyo Xarful istclaa reeban Uu Ka sii horeeyo Xaraf Hoos dhigan sida-


مِصْرَ--القِطْرِ


 sida fican qidri in la yareyo Misrana la weyneyo markad ku istagayso hadaad xiriirinayso xarakada saran bad egaysa hadii kordhig ama godaal saran yahay waynee hadii hosdhig saranyahayna yareey 


3.Raa lagu joogsanayo Akhirka kalmada Ayna ka danbayso Yaa La Jaray sida-


 وَنُذُرِ--فَأَسْرِ--إِذَايَسَر

In layareeyo aya wangan midan u danbaysa sida culumadu dorteen


Aruurin

Rada laweyneyo1 haday kor dhigantahay ama godan tahay 

3iyo 4 haday rebantahay oo kordhig ama godal ka hormaro

5iyo6 haday rebantahay hosdhig asa aahaynka ka hor maro  6 ama hoos dhig asala uu ka hormaro lakin xarful istclaa kordhigan uu ka hormaro isla kalmda lafteda

 7hadi lagu istagayo xaraf reban oo yaa ahayn ka dib marto kordhig ama godalna ka sii horeeyo


Raada la yareyo wa lix noc 

1haday hos dhigantahay 2hadayrebantahay hosdhigna ka horeyo

3hadayrebantahay gadalna marto yaarebana ka horyso

4haday rebantahay gadalna marto hosdhig asalana ka horeeyo

5haday rebantahay gadalna marto xarful istifal hosdhigana ka horeyo oon ya ahayn hoosdhigna ka sii horeeyo

6hadayrebantahay gadalna marto hosdhig asalana ka horeyo xaraful istclana jumlada kadanbysa u horeeyo


Raada labada waji ku banaan 

haday rebantahay hosdhig asalana ka horeyo xarful isclana kadib maro

2haday rebantahaygadalna martoxarful istclaa reebana ka horeeyo xaraf hoosdhigana ka sii horeyo

3haday gadal marto yaa la jaraynna ka danbayso

 Mulaaxadada 1aad

dadka qarkood rada wa wayneyaan haday rebantahay xarful istifalna ka dib maro tasna wa qalad sida arsalnaa turxamuun wadarnii qaryatan maryama taasna wa qalad wa in la wayneeyaa

Mulaxadada labaad

Qaarna wa wayneyaan melo larabo in la yareyo sida tundiruhum uxsirtum- qastaqfirilah

Mulaxadada 3aad

laba raa aya iskadaba yimid midna wayntahay midna yartahay waxad arkaysa qofkii oo wada wayneynaya ama wada yaraynaya wana qalad sida sururin-  dararin -xataa yusdiraricaaa

ama ama mida hore wayntahay tan danbana yartahay sida quduuriraasiyaat

Mulaxadada 4aad 

haday laba ra o wayn iskadaba yimadan wada wayne sida bararatin ama fastaqfara rabahuu

Dadka qarkod waxad arkaysa ayago rada lagu istaagayo ee gadal martay jaraya sida khabiir basiir iwm

 

Wabilahi tawfiiq

Caway 10:30 africa time weye sharaxadu qofki markas fahmi waya anaga kamasuul ah idan alle wadfahmaysa ha baqin

 Usoo duceey dacwad In alle Noo barakeeyo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip