Xukunka Nuunta Iyo Tanwiintu Leeyihiin

1
Saturday February 14, 2015 - 15:27:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 10838
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 9
  • 14 0
  • Share via Social Media

    Xukunka Nuunta Iyo Tanwiintu Leeyihiin

    Bismilaah Wa nastahiicihu ALle La Kaasho Niyadana Hagaaji oo Wajiga alle u baro xusuusnoow in ajar ku socdo Qalbigana Gali In uu sahlanyay oo fududyahay Allena UU Ku sahlayo Wakhtigana Ilaasho oo so xadir 30 mints ayu socon dona insh-allah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaah Wa nastahiicihu ALle La Kaasho Niyadana Hagaaji oo Wajiga alle u baro xusuusnoow in ajar ku socdo Qalbigana Gali In uu sahlanyay oo fududyahay Allena UU Ku sahlayo Wakhtigana Ilaasho oo so xadir 30 mints ayu socon dona insh-allah



XukunkaNuunta Reeban Iyo Tanwiinta.


halkaan hoose ka dhagyso asagoo cod ah




Nuunka reeban waa midka kamaran xarakada sida kor dhig hoos dhig iyogodaal wana sidaan An IyoCan

أَنْ


ْعَنْ- عن

tanwiin: waa nuun riiban uu zaa'id ah waxayna raacdaa magacyada

dhamaadkooda dhawaq ahaan aana ku jirin quraalka.

Tanwiin.

Tanwiin waxaa la dhahaa laba kordhig laba hoos dhig iyo labo godid. Sidan-


ama sida baytan


ٍ

Laba kordhig وَلَيَكُوناً

حَكِيمٌ عَلِيمٌLabo god

جُرُفٍ هَارٍLabo hos dhig.

Sawirkaan Eeg 4Xaaladood

s

Meeqa Xaaladood AYeey Leeyihiin. nuunta iyo tanwiintu

Ama Meeqa Xukun Ayeey yeshaan

 

Waxay leedahay Afra Xaaladood ama xukun.

1.IdhaarMuujin wa la cadeya boskoda laga so sara hadii 6xaraf ee dhunta kadaba yimadan ee kala ahhamza 2 haa 3 cayn 4 xaa 5 qayn 6 khaa

2.Idqaam Is Dhex Galin nuunti iyo tanwinti waxa la dhex galinayaamarkay kadaba

yimadan xuruufta idqamka ee yarmaliina waa 1.yaa 2 raa 3 miim 4 nuun 5 waaw 6 laam

3.Iqlaab Badalid nuunti iyo tanwintii miimba lo roga hadi ba kadaba dhacdo ب

4.Ikhfa;aQarin wa la qarsha nunti iyo tanwinti hadi 15 xaraf kadaba timado.

waana inta ka soo hartay xuruufta kore.

 Id-haarku?

Jawab: Al-Ith-Haar .

Luqada Carabiga Waxaa Lagu Dhaha Bayaan Oo ah Cadayn. Ama muujin.

Isdilaaxana: In Laga Soo Saaro Xaraf walba Booskiisa Ayadoon La Quneeyn.

 Xarfaha Id-haarku waa 6 oo kala ah sidan.

(ء ، هـ ، ع ، ح ، غ ، خ)

Waxa lagu kulmiya orahdaan

Eeg Melahay ka bilabanayan

خي هاك علماً حازه غير خاسر)

ama

أن قاب عني حبيبي همني خبرة*

Xarfahaha idhaarku Waa lix 6- waxaana lagu kulmiyaa hadalkaaga ah 1*Akhii 2*Haaka* 3Cilman 4 *Xaasahuu5 *Qayru 6 *Khaasir*

Tusaale Nuunta Reeban Oo laba Kalmadood Ah.

Sifiican ula soco nuunka hadii lixda xaraf oo idhaarku ka gadaal maraan waa la muujinayaa

(ء ، هـ ، ع ، ح ، غ ، خ)  

1.Hamza  nuun ka hormartay

أ-مَنْ آمَنَ

2.Haa   nuun ka hormartay

ه-مَنْ هَاجَرَ

3.Cayn  nuun ka hormartay

ع-وَمَنْ عَادَ

4Xaa  nuun ka hormartay

ح-فَإِنْ حَاجُّوكَ

5.Qayn nuun ka hormartay

غ-مِنْ غِلٍّ

5.Khaa nuun ka hormartay kudhaqaaq

خ-مِنْ خَيْر

1.Hamza Nuun Reeban Ka hormartay oo Halkalma wadagalay Caday hee

أ- يَنْأَوْنَ

2.Haa Nuun reeban Ka hormartay oo Halkalma wadagalay Caday hee

ه-مِنْهَاجاً

3.Cayn Nuun Reeban Ka hormartay oo Halkalma wadagalay Caday hee

ع-أَنْعَمْتَ

4.Xaa. Nuun Reeban Ka hormartay oo Halkalma wadagalay Caday hee

ح-يَنْحِتُونَ

5. Qayn Nuun Reeban Ka hormartay oo Halkalma wadagalay Caday hee

غ- فَسَيُنْغِضُونَ

6. Khaa Nuun Reeban Ka hormartay oo Halkalma wadagalay Caday hee

خ-وَالمُنْخَنِقَةُ

Tusaalaha tanwiinta

Ufiirso Hadii Lixdii Xaraf Mid Kamid Ah Horteeda tanwiin AY Dhacdo Waa La Muujinaya. cadaynayaa

Ogsoonoow marwalba tanwiinta 6 xurufta 6daa laba jumlo ayeey kala galaan.

1.Hamza Tanwiin Ka Hormartay Caday hee

أ-جناتٍ أَلْفَافاً

2.Haa Tanwiin Ka Hormartay Caday hee

ه-جُرُفٍ هَارٍ

3.Cayn Tanwiin Ka Hormartay Caday hee

ع-سَمِيعٌ عَلِيم

4.Xaa.Tanwiin Ka Hormartay Caday hee

ح-عَلِيماً حَكِيماً

5.Qayn Tanwiin Ka Hormartay Caday hee

غ-عَزِيزٌ غَفُورٌ

6.Khaa Tanwiin Ka Hormartay Caday hee

خ-يَوْمَئِذٍ خَاشِعَةٌ

-------------------------------------------------

halkaan ka dhagayso idqaamka 


Idqaam

Wuxuu ka koban yahay 6xaraf wana 2nooc

يرملون

1.idqaam La Quneeyo waana 4 xaraf (w y m n) lagu kulmiyo yanmu) ama yuumin"ينمو "ama" يومن

2. Idqaam aan la qunayn wana 2xaraf laam iyo raa

Tusaalayaal4ta xaraf ee la quneeyo.

Ogsoonoow idqaamka la quneeyo ma noqdo ilaa laba kalmadood mahanee

1.Nuun reeban ay yaa xarakaysan kadaba yimid:﴿مَن يَقُولُQunee

2.Nuun reeban uu nuun xarakaysan kadaba yimid﴿مِن نِّعْمَةٍQunee

3. Nuun reeban uu miim xarakaysan kadaba yimid،﴿مِّن مَّلْجَأٍ،Qunee

4. Nuun reeban uu waaw xarakaysan kadaba yimid﴿مِن وَلِيٍّ،Qunee

1. Tanwiin ay yaa xarakaysan kadaba yimid﴿وَبَرْقٌ يَجْعَلُونَQunee

2. Tanwiin ay nuun xarakaysan kadaba yimid،﴿يَوْمَئِذٍ نَّاعِمَةٌ﴾Qunee

3.Tanwiin ay yaa miim xarakaysan kadaba yimidQunee﴿عَذَابٌ مُّقِيمٌQunee

4. Tanwiin ay waaw xarakaysan kadaba yimid﴿يَوْمَئِذٍ وَاهِيَةٌ... Qunee

Idqaamka aan Qunada Lahayn ama Aan La Qunayn

Hadii Nuun reeban gadasgeeda Ay dhacaan laba Xaraf Laam Iyo Raa Waa Nuuntii 2labadaas xaraf aya la dhex galinaya ayadoon la qunayneeyn.

Tusaale

1.Nuun Reeban ka gadaal martay Laam xaarakaysan

منْ لَدنهugu dhawaaq miladunhu

ومن لستمugu dhawaaq wamalastum

2.Nuun Reeban ka gadaal martay Raa xaarakaysan

منْ رَبِهمugu dhawaaq mirabihim

1.Tanwiin gadaal martay Laam xaarakaysan

ويلٌ لكل همزةugu dhawaaq waylulikuli

خيراً لكمugu dhawaaq khayralahum

2.Tanwiin gadaal martay Raa xaarakaysan

غفورٌ رحيمugu dhawaaq qafuururaxiim

 Fiiro gaara Hadii Hal Jumlo ay wada galaan nuun reban iyo 4xaraf waa la mujinaya wana la cadaynayaa

﴿دنياMuuji nuunta dunyaa

﴿بُنْيَانًاmuuji nunta Bunyaanan

صِنْوَانٌMuuji Sinwaanun

﴿قِنْوَانٌMuuji nunta QInwaanun

------------------------------------------------------------------

Iqlaaab.

Iqlaabku Waa rogid ama gadin

Nuuntii reebanayd ama tanwiintii hadii hal xaraf ee Baa kadaba timaado waxaa loo badalayaa Miim

Xuruufta iqlaabku wa hal xaraf (B)

3sedex nooc ayaan u qaybinaynaa

1.Nuun Reebaan baa xarakaysan kadaba timid Nuuntii Miim u badal Waana Hal Kalmo.

أَنْبِئْهُمْ). ugu dhawaaq Ambi'hum

2.Nuun Reebaan baa xarakaysan kadaba timid Nuuntii Miim u badal Waana labo kalmo ay kala galen

(مِنْ بَيْنِهِمْ).ugu dhawaaq mimbaynihim

3 Tanwiin baa kadaba timid tanwintii miim u rog

(عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُورِ). ugu dhawaaq caliimumbidaati suduur

----

Ikhfaa

waa Qarin Nuuntii iyo tanwiintii waxa lagu dhexqarinayaa 15xaraf ee ikhfaaga

meel u dhaxysa sidii idhaarka iyo idqaamka eeg shadmasarna ikhfaaga

Xuruuftiiisa waa 15 xaraf

ص – ذ – ث – ك- ج – ش – ق –س -د – ط - ز - ف – ت- ض - ظ

lagu kulmiyo دم طيبا زد في تقى ضع ظالما

Eeg sawirka

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip