Arooos Arooos Arooos
Waxaa Habayn danbe isniin ah ka dhacaya Qolka altaqwa network Arooskii ugu waynaa abid Sababtoo ah Waxaa guursaday laba gabdhood oo walaha reer taqwa aad
ugu wayn aadna u jecel in walaa reer taqwa jecladaaan u duceeyaan u hanba;yeeyaan dhiri gashaan
la dardaarmaan wa xaq iyo xuquuq ay nau leyihiin nabigu wuxu yiri waxa dadka
ugu fadli badan qof walkiis qaligiisa farxad ka buuxshay ee walahiin ka farxiya ducadiina in ale u qadaan rajaynaynaa
Buhsysha and Saara
Ogaysiis Farxad Xanbarsan Waxaa Habayn Danbe Ino Jira Asooskii Ugu Wayna Abid Ee lagu duceyo Walaheen Wa Buhayshoos Iyo Saara Calimah Dhamaan Walaha aLle Darti isku jecelow Waxaad uga farxinayso iyo labiskaagaba habayn danbe U SOo diyaar garoow Jzklh.
Qofkastoo Reer Taqwaa isgarabtaagaas ayuu ku leyahay walahiis dhib dhimasho farxad iyo wanagba
Arooos Arooos Arooos
Waxaa Habayn danbe isniin ah ka dhacaya Qolka altaqwa network Arooskii ugu waynaa abid