Sifaadka Lidka Aan Lahayn

0
Wednesday January 28, 2015 - 15:38:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3359
  • (Rating 4.9/5 Stars) Total Votes: 16
  • 20 0
  • Share via Social Media

    Sifaadka Lidka Aan Lahayn

    Waa 7 suf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa 7 suf

 


Waa 7da sifo ee wax ka soo horjeda aan lahayn wana sahal

 Waa gaba gababada sifaatka caway baxaya insha-aalh 10:20: afruca time .




1.Safiir wa codka shinbirto kale wana 3 xaraf - ص-س-ز


2.Qalqalaا Waxa gariiraya makhrka marka lagu dhawaqayo xaraf reban wana 5xaraf قطب جد


3. liin Wa fuded xarafko si fudud uga so baxaya makhrjka wana 2 xaraf waw iyo ya reban kordhig ka horeyo


4.Inxiraaf leexasho xarafkoo ka leexda makhrajkiisa ilaa uu garo makhraj kale


5.tikraar waa noqnoqasho Fooda carabkoo gariiraya marka lagu dhawaqayo xarafka raar


 6.tafashii waa faafid Hawada oo ku faafaysa afka marka lagu dhawaqayo xarafka shiin


7.isdidaala makhrajka dadka oo dheeranaya ama siyadaya waana xarfka dad


.Sharaxaad


1.الصفير Safiiir

لغة: Wa Codka Shinbiraha oo kale

اصطلاحا: Waa Cod shabaha codka shinbiraha oo ka soo baxaya labada bashimood

Waana xuruufta

الصاد والزاي والسين (ص–ز–س). Markaay reban yihiin ayaa aad u xogbadna yihiin sida

:يوسْ: ﴿الَّذِي يُوَسْوِسُفِيصُدُورِ النَّاسِ﴾


2.القلقلة لغة: الحركة Dhaq dhaqaaq

اصطلاحا: اضطراب في المخرج عند النطق بالحرف، وتظهر واضحة إذا كان الحرف ساكنا حتى تُسمع له نبرة قوية.

Isdilaaxa Markhrajka ayaa dhaqdhaqaaqaya marka lagu dhawaaqayo xaraf reeban ilaa laga maqlo gariir

Waxaana lagu so gabsha Qudbu jading

ق ط ب ج د. قطب جد.

Aq Ad Aj Ad Abku dhawaaq bal.

Qal Qaladu Waa 3darajo

Darajada koobaad Waa ALkubraa

Waana Xaraf shadan oo lagu istaagay

Sida Xajja

1﴿يَسْأَلُونَكَ عَنِ الأهِلَّةِ قُلْ هِيَ مَوَاقِيتُ لِلنَّاسِ وَالْحَجِّ(البقرة 189)

Ama Xaqqa

: ﴿قَالُواْ الآنَ جِئْتَ بِالْحَقِّ﴾ (البقرة 71)

Darajada Labaad Waa Wusdaa Waana Xaraf Reeban Lagu istaagayo oo kalmada u danbeeya sida

Falaqqa

﴿قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ﴾ (الفلق 1) (

Darajada Sedexaad Waa Suqraa Waana Xaraf reban oo dhexda laba Xaraf ugu jira Sida Maqcadin Yajcaluun Yaqdiriin iwm

:﴿فِي مَقْعَدِ صِدْقٍ عِندَ مَلِيكٍ مُّقْتَدِرٍ

 


3.اللين لغة: السهولة  fudeed

 

اصطلاحا: خروج الحرف من مخرجه بسهولة ويسر.

Xarafkoo makhrajkiisa sahal uga soo baxa iyo fudeeyd.

Waana 2 xaraf

1.waaw reeban kr dgug ka horeeyo sida.

خَوْف، خوف

2.yaa reeban kordhig ka horeeyo sida

بَيْت. بَيْتِ

.


4.الانحراف

لغة: الميل leeexasho

صطلاحا: ميل الحرف وانحرافه عن مخرجه حتى يقرب من مخرج غيره.

Isdilaaxa: xarafkoo ka leexda makhrajkiisa ilaa uu garo makhraj kale.

Xuruufteeduna waa laam iyo raa

اللام والراء:ل - ر.


5.التفشي

لغة: الانتشار faafid

اصطلاحا: انتشار الهواء في الفم عند النطق بالحرف.

Hawada oo ku faafaysa afka marka lagu dhawaqayo xarafka shiin

الشين (ش).


6.التكرير

لغة: الإعادة والتكرار. laalaabasho

اصطلاحا: ارتعاد طرف اللسان عند النطق بالحرف.

Fooda carabkoo gariiraya marka lagu dhawaqayo xarafka raa

الراء (ر).



7.الاستطالة  لغة: الامتداد siyaado

 

اصطلاحا: طول المخرج وامتداده من أول حافة اللسان إلى آخره بحيث يستوعب الحنك كله.

Isdilaaxa makhrajka dadka oo dheeranaya ama siyadaya meshay xafadu ka bilaabato ila meshay ku dhamaato iyo dhabxabaga saro dhan

Waana xarafka daadka kaliya

(ض).

tusaale (المغضوب)و(الضالين)

wabilahi tawfiiq ducada hanaga ilawin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip