Sifaatka Xuruuftu say ukala leyihin

0
Tuesday January 06, 2015 - 01:11:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4199
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 15
  • 19 0
  • Share via Social Media

    Sifaatka Xuruuftu say ukala leyihin

    Sifaatka xuruuftu kala leyihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sifaatka xuruuftu kala leyihiin Sifaatka xuruufta

1.Hamsi waxa ka so horjeda Jahri

Hamzi luqada waxa lagu dhaha qarin
is afgaratka lo yaqaana waa Neef ayaa soconaya marka lagu dhawaaqo xaraf lagu dhawaqayo xuruufta( فحثه شخص سكت)


Jahri waxay ka so horjeda Hamsi
Luqada waxa lagu dhaha  muujin
Is afgaratkana Neeftii ayaa istaagaysa oo xabismaysa marka lagu dhawaqayo xuruufta jahriga waana inta ka so hartay xurf hamziga

3. Shadiida luqada waxa lagu dhaha adayg
Is afgaratkana codka ayaa is xiraya marka lagu dhawaqayo xaraf kamid ah xuruufta («أجد قط بكت».)

Bayniyah Luqada waxa lagu dhaha dhex dhexaad
is afgaratkana codka oo logu dhawaqo si dhex dhexaad ah xuruufteduna waa لن عمر

rikhawah luqada wa jileec
is afgaratkana: cod ayaa soconaya marka lagu dhawaqo xuruufta rikhwah wana wixi ka so hara shida iyo beyniyah.


istclaa luqada waxa lagu dhaha sarayn
is afgaratkana carabka qaybta danbe oo kor u kacaya dhanka dhab xanaga marka lagu dhawaqayo xuruufta «خص ضغط قظ»

waxa ka so horjeda istifal luqada waxa lagu dhaha hoosayn
is afgaratkana carabka iyo dhab xanaga oo kala durkaya marka lagu dhawaqayo xuruufta mustafilka wana wixi ka so haray xuruufta istclaga

idbaaq oo ay ka so horjeeda infitaa
idbaaq luqada waxa lagu dhaha dabool

is afgaratkana carabka oo soo daboolaya ama garaya dhabxanaga qaybtisa kore
xuruufta idbaaqa waa 4 xaraf ص ض ط ظ 

waxaa la soo horjeeda infitaax 
luqada waxa lau dhaha kaladurkit
is afgaratkana carabka iyo dhabxanaga o kala fogaanaya waana 22ka ka soo haray xuruufta idbaaqa


Sifaatka aan didka lahayn iyo xuruuftooda

1 safiir wa3 xaraf ص س ز

2.Qalqalah waxa lagu so gabsha قطب جد

3. liin waa 2xaraf waw iyo yaa  و.ي

4. inxiraaf wa 2xaraf laam iyo raa ر.ل

5. takriir wa hal xaraf raa ر

6 tafashii wa hal xaraf shiin ش

7. istidaala wa hal xaraf daadka ض

Xaraf kasta sifada uu leyahay ee 17 sifo ee kor

 ku xusan uu ka qadanayo 



colarada ukala duwan

farta baluuga waa sifaatka qawigaa     farta gaduudkana waa sifaatka daciifkaa


Xaruufta  sifada qawigaa           

sifada dacifka


ك ت shidah


hamzi istifal

infitaax


ث . ح. ف.ه               00000









hamzi rikhawa


 istifal infitaax




ش. س


shinka tafashi


sinkana safiir                 






hamzi istifal

infitaax
  


ع.ن.م.د
jahri 





 Istfal infitaax 

dalka rikhwah udher


و.ي
jahri








rikhwa istfal

 inftaax liin





ر. ل




jahri Inxraf takriir


takriirka rada goni u leh





istifaal

infitaax


ب.ج.ذ jahri shidah qalqalah  




istifaal

infitaax




                                       
ز                          jahri safiir                 
rikhawa istifaal

  infitaax
       
ط                    istclaa idbaaq jahri
shidah alqalah



000000000



ظ  jahri idbaaq istclaaa  

    rikhawah

ض  idbaaq istclaaa isdidala
       rikhawah

غ   istclaa idbaaq safiir

 rikhwah
 hamzi

ق  
jahri shidah

istclaa qal qalah

innfitaax


خ istclaa




hamzi rikhawa

 inftaax




غ            
        jahri istclaa          


rikhawa

infitaax



fiiro gaara                                                                 

waxaa ka maqan xuruufta lin cumar oo 5 xaraf ah adigu ku darso xaragkaad ka hesho kadibna ku qor bayniyah wa sifo dhex dhexaad ah labada aan so shegnay ee kuwa qawiga iyo kuwa daciifkaa ayuu u dhaxeyaa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip