Sifaatka Noca Lidka leh oo 10 ah

0
Wednesday December 24, 2014 - 14:18:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4305
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 6
  • 17 2
  • Share via Social Media

    Sifaatka Noca Lidka leh oo 10 ah

    Fifaatka xuruufta oo qoraal ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

Fifaatka xuruufta oo qoraal ah
Bismilah wa nastaciinuhu








Sifo Waa Tilmaan Xarafku leeyahay oo looga garto xarfaha kale

tilmaan waxa la dhaha shayga nociisa ama sifadiisa sida dheeraan gaabni buuraan 
caato madaw cadaan caqli badan Cilmi badan wa sifada qofku leyahay iwm





صفات الحروف



(20) صِفَـاتُهَا جَهْـرٌ وَرِخْوٌ مُسْتَفِلْ*** مُنْفَتِـحٌ مُصْمَـتَةٌ وَالضِّـدَّ قُـلْ

Sifaatka xuruuftu wa sifida jahriga rikhwiga mutafilka muntafixa musmatanun waxa ka lid ku ah dheh.

(21) مَهْمُوسُهَا (فَحَثّهُ شَخْصٌ سَكَتَ)*** شَدِيدُهَـا لَـفْظُ (أَجِدْ قَطٍ بَكَـتْ)

Sifada mahmuusa lagu so gabsho faxathahu shakhsun sakata
shadiida waxa lagu so gabsha lafdiga ajid qadinbakat 


(22) وَبَيْنَ رِخْوٍ وَالشَّدِيدِ ( لِنْ عُمَرْ)*** وَسَبْعُ عُلْوٍ خُصَّ ضَغْطٍ قظْ حَصَرْ

waxa u dhexa sifada shadiida iyo rikhwah waa lin cumar

7sareysa waxa lagu so gabsha khusa daqdin qad 

(23) وَصَادُ ضَادٌ طَاءُ ظَاءٌ مُطْـبَقَه*** وَفَـرَّ مِنْ لُبِّ الحُـرُوفُ المُذْلَقَهْ

saadka daadka da;da waa qatan sifada mudbaqada

fir min lubina waa xuruufta mudlaqah

(24) صَفِيـرُهَا صَـادٌ وَزَاىٌ سِينُ*** قَلْـقَلَـةٌ قُـطْـبُ جَـدٍّ وَاللِّـينُ


(25) وَاوٌ وَيَـاءٌ سَكَنَـا وَانْفَتَحَـا*** قَبْلَـهُماَ وَالاِنْحِـرَافُ صُـحَّـحَا


(26) في اللاًَّمِ وَالرَّا وَبِتَكْرِيرٍ جُعلْ*** وَلِلتَّفَشِّي الشِّيـنُ ضَاداً اسْتَـطِـلْ




sufaatku waa 2 qayboo sfooyin cagsi leh iyo kuwa aan lahayn

kuwa Lidka leh ama sifaatka ka soo horjeda leh waa 10 

1..hamzi ------<>>>> 2. jahri

3.shadiidah diduhaa <<>> 4. bayniyah  wa rikhaawah

5.isticlaa diduhaa <<>>>>> 6 istifaal

7. .idbaaq wa diduhaa<>>>8.  infitaax

9. ismaat diduhaa<>>>>10 idlaaq

10.dalaaqah<<<>> 11 ismaat

fiiro gara hadii 10 la dhoho waxa la isku daray sifada bayniyah iyo  rikhaawah hadi laba lanbar lakala siyana  waxay noqonayan 11 

sifaatka aan didka lahayn waa  7 hose hadan qunaha ku darnana waa 8
11. safiir 
12qal qalag 
13,liin
14inxiraaf 
15 takriir
16 tafashii
17.stidaala
18 qunah lakin iimaam jasariy kuma uusan darin


Sifada 1aad waa Hamzi 

Waxa luqada Carabiga lagu dhaha cod hoose ama qarsoon
 
isdilaxa:  waxa lagu dhaha ama magaca culumada tajwtku u yaqanan. waa

Neef ayaa soconaysa marka lagu dhawaaqayo xaraf kamid ah xuruufta hamziga oo lagu so gabsho فحثه شخص سكت Waana 10 xaraf oo kaliyah (Waa Sifaatka Dacifkaa)


waxaa hamzi logu magacabay mesha ay ka so baxayaan daciifnimadeda awgeed ayaga ayaana sii kala awood badan  sida saadka iyo khada aya ugu xoog badan madama ay leyihin sifo kale istcla la dhoho

2. Sifada labaad waa jahri 
luqada waxa lagu dhaha Muujin ama dheereyn ama codko kor lo qado

isdilaxa: loo dajiyay ama culumada tajwtku u taqan waa
Neefta ayaa xirmaysa marka lagu dhawaqayo xaraf kamid ah xuruufta jahriga waana xuruufta ka so harta hamziga oo 19 xaraf ama 18 xaraf ah
waxaa loogu magacaabay xuruuful jahri ama majhuura awoodooda iyo mesha ay ka so baxayaan o xog uga so baxayaan
Xuruful jahri waa inta ka soo hartay xuuufta hamsiga oo 10ka aha waxyna noqonayaan 19 xaraf

ayaga ayaana sii kala xoog badan tusale ط -- د waxay ka so baxan isku makhraj waana xuruuf majhuura hadaba ط aya xog badan madama sifooyin kale ay ledahay sida istclaa iyo idbaaq oo no iman doona

Jahri waa Sifaatka Qawigaa

Sifada 3aad waa waa shida oo ay ka so horjedan bayniyah iyo rikhaawah

shida luqada waxa lagu dhaha adayg ama awood

isdilaxa:  ama heshiska culumada tajwtku ku heshiyeen waa
waxaa xirmaya codkii soconayay marka lagu dhawaaqayo xaraf kamid ah xuruuful shidah oo lagu so gabsho (أجد قط بكت wana 8 xaraf oo kaliyah

waxaa ugu sii xoog badan xuruuftaan ط madama ay watao sifaat kalo xog badan shidah istclaa jahri idbaaq 

Shidah Wa Sifaatka Qawiga 

Sifada xigta ee 3aad waa bayniya ama tawasud oo ka soo horjeda jahri
waxa lagu dhahaa luqada dhex dhexeeysi


isdilaaxa: codka oo la dhex dhexysto marka lagu dhawaaqayo xaraf kamid ah xuruuful bayniyah oo lagu so gabsho lin cumar لن عمر waana 5 xaraf oo kaliyah.

Wa sifat dhex dhexad 

Sٌifada xigta ee 4aad waa Rikhaawah waxay ayaduna ka so horjeedaa shidah

waxa rikhaawah luqada lagu dhahaa. liin oo  jilleeec  ah

isdilaaxa:  loo dajiyay ama ay ku heshiyeen culumada tajwitku waaxay u yaqanan 


Cod ayaa soconaya marka lagu dhawaaqayo xaraf kamid ah xuruufu rikhawah meshu ka so baxayo jilicsananteda wgeed xuruufta rikhaawah waa wixii ka soo haray xuruufu shidah iyo bayniyah oo isku ah 13 waxa so haraya 16 xaraf oo noqonaya xuruufu rikhawah

wuruufteeduna waa marka laga jaro xuruuftii shidada e 8da iyo xuruuftii bayniyada oo 5 ah wa isku 13 waxa so haray 16kaas waa rikhaawah.

Rikhaawah waa sifaatka Daciifkaa

Sifada 6aad waa Istclaa oo ka soo horjeedi doonto istifaal
luqada waxa lagu dhahaa sareeyn ama isrtifaac

isdilaxana: Carabka oo kor u qadmaya ama u kacaya oo adaya dhabxanaga marka lagu dhawaqayo xuruuful istclaa

waxa lagu soo gabshaa خص ضغط قض waana 7 xaraf o oakliyah

waxa istclaa loogu magacaabay carabka mesha u danbaysa oo adaya ama u kacaya dhanka dhabxanaga  sare kadibna codkii xarafka ayaa qadmaya oo waynaanaya waxaana ka dhalanaya sifo tafkhiim la dhohoo waynayn madama afkii buuxsamayo waana xuruufta istclaaga lagu magacabo 

Istclaa Wa sifaatka Quwada leh

7aad waa sifada Istifaal waxa 

luqada lagu dhaha hoos adid ama hoobasho (inkhifaad)

isdilaaxa: carabka dhankisa danbe oo hoos adaya ama hobanaya oo adaya afka dhankisa hose marka lagu dhawaqayo xaraf kamid ah xuruufta istifaalka oo oo noqonaya 22 xaraf wana intii ka soo hartay 7 xuruful istclaaga

sifada istifaalku waxaa ka dhasha tarqiiq xarafkii oo la yareeyo amada carabka hoos u dhacay o yaraday ama afka uusan buuxin istifaal waa sidafa daciifka

Sifada 8aad waa idbaaq waxa lagu dhaha 
luqada Taabasho

isdilaaxa: Qayb kamid ah carabka oo taabanaya dhabxanaga sare ama ku dhawaanaya  codkuna halkaas ayuu ku koobmayaa

xuruuful idbaaq waa 4 xaraf ص ض ط ظ waaa sifada ugu xoog badan sifaatka waxana logu magacabay madaba carabka dhankisa u fog ku dhagayo ama taabanayo dhabxanaga sare waxaana 

xuruuftaan wa kala awood badan yihin waxa ugu xoog badan ط waxana ugu dacifsan ظ  waxaa u dhex dhexeya xaga awoda ص ض wana sifatka qawigaa


9aad waa infitaax oo ka so horjeda idbaqi an so shegnay
luqada waxa lagu dhaha kala gayn

isdilaaxana carabka iyo dhabxanaga oo kala foganaya ama kala durkaya oo kale marka lagu dhawaqayo xaraf kamid ah 
waana 25 xaraf wixii ka soo haray xuruuftii idbaqa ee 4ta aha  waana sifaatka daciifka sifadaan infiftaaxu

Waana Sufaatka Daciifka ah

labada sifo ee haray  ee ee 10 iyo 11 ee Dalaaqah iyo idlaaq baabkeenaan shaqo kuma lahan cilmiga sarfiga iyo melahaas ayaan ugu tagayna



qofkii sual qaba hoos wa ku so qori karaa 
wasalamu calekum








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip