Fiqiga Cibaadaadka

4
Saturday December 20, 2014 - 15:06:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4287
  • (Rating 4.6/5 Stars) Total Votes: 10
  • 15 0
  • Share via Social Media

    Fiqiga Cibaadaadka

    allahu abar Waxaa inoo bilaabanaya fiqigii iyo axkaamta qaabka cibaadada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

allahu abar Waxaa inoo bilaabanaya fiqigii iyo axkaamta qaabka cibaadada
bismilah walxamdulilahi wa astaciinihu

waana 11 baaab ee mid mid u baro farta gaduudka ban kugu calamdshay

1- بابُ المِياه baabka biyaha 

وفيه ضابطٌ واحدٌ : أقسامُ المياه ثلاثةٌ : noocyada biyuhu waa sedex
* طَهورٌ : وهو الباقي على خِلقته . biyo ku daahira sodoodii 
* طَاهِرٌ : وهو الذي خَالَطَهُ طاهرٌ فأخرَجَهُ عن إطلاقِه . biyo naftooda u daahira waxbaana ku darmay waxay ka baxeen in ayy wax dahirshaan 
* نَجِسٌ : وهو الذي خالطتْه نجاسةٌ فغيَّرتْ أَحدَ أوصافهِ . biyo najaasoobay markii najaso gartay waxana is badalay mid kamid ah sifooyinkodii(dhadhankodi midabkodii ama urkoodii
 2- بابُ الآنيةِ baabka weelasha
وفيه خَمسَةُ ضوابط : صشىش 5qaybod

1 : يُباحُ استعمالُ كلِّ الآنيةِ إلا الذهبَ والفضةَ . waxaa banana in la istcmaalo welasha wixii fido iyo dahab aan ka ahayn

ا2 :آنيةُ الكفارِ طاهرةٌ ما لم يُعلمْ أنَّهم يستخدمونها في نجاسة . weelasha gaalada waa daahir wixii  aysan u isticmaaleen najaso 


3: عظمُ الميْتةِ وقرنُها وظُفرُهَا وحَافِرُهَا وَشعرُهَا وَصُوفُها وَرِيشُها طاهرٌ . lafta maytka geskeda cidiyaheda sufkeeda baalkeeda  wa dahir

4: جميعُ جلودِ المَيْتَاتِ تَطْهُرُ بالدِّباغِ إلا الكلبَ والخِنزِيرَ . dhamaan hargaha maytadu waxay ku daahiroobaan magdin eyga iyo khaansiiirka ,ahanee

5 : يُسَنُ تغطيةُ الآنيةِ وإيكاءُ الأسقيةِ وإغلاقُ الأبوابِ وذكرُ اسمُ اللهِ عليها عند النَّومِ. Waxaa sunaa in la daboolo lagu adkeyo welasha wax lagu cabo iyo in albaabada la xiro iyo in magaca alle la xuso marka la sexanayo 

 3- بابُ قضاءِ الحاجةِ baabka gudashada xaaajada

 : waa3 qaybood Q 1 : ما يَحرُمُ : سِتَّةٌ 6 arimood waa xaaraan

 1- استقبالُ القِبلةِ واستدبارُها بلا حائل . in qiblada lola jesto ama dhabarka lo jedsho xijab la aan

2- في قارعةِ الطريقِ والظِّلِّ ومواردِ النَّاسِ . in lag xajo guto dariiq bartankiis mesha la harsado iyo melaha dadki maran

3- وسط القبورِ . qabri dhexdiis

4- في الماء الرَّاكدِ . biyo fadhiya

5- في المسجدِ . masjid dhexdiis

6- الاستنجاءُ بِرَوْثٍ أو عظمٍ أو طعامٍ . Q2aad in la istcmaalo saalo laf ama cuno

: ما يُكرَهُ : خمسةٌ 5 waa karaahiyo  

1- الكلامُ أثناءَ قضائِهَا . in la hadlo marka la xajo gudanayo

2- البولُ في مَهَبِّ الرِّيحِ . in loola jesto mesha dabayshu u dhacyso kadida

3- استصحابُ ما فيه ذكرُ اللهِ . in la qato waxyaabo dikriga alle ku qoran yahay

4- البولُ في المُسْتَحَم . in lagi kaadsho meesha qubayska

5- الاستنجاءُ باليمينِ . midigta in lagu istijoodo

 : ما يُستَحَبُّ : ثلاثةٌ 3Q3aad 3 armood ee la jecel yahay ama suna

1- البسملةُ والاستعاذةُ قبلَ الدُّخُولِ . bisinka iyo acdudu bilaysiga intaan la galin

2- تقديمُ الرِّجلِ اليُسرى في الدخولِ واليُمنى في الخروجِ . bidixda in la hormarsho marka la galayo suliga iyo in midigta la so hor marsho marka laga so baxayo

3- قول " غفرانك " بعد الخروجِ . in aad dhado qufraanaka markaad ka so baxdo

 4- بابُ السِّواكِ وخِصَالِ الفِطْرةِ baabka cadayga iyo arimaha fidrada wana 2qaybod 

 : أوقات تأكد استحباب السواك ستة : Q1aad Wakhtiyada cadayga la adkeeyay sunadiisa wa 6 

1- عند الوضوء . waysa qadashada

2- عند الصلاة . salaada markad galayso

3- عند الانتباه من النوم . hurdada ka so kacdo

4- عند تلاوة القرآن . quraan akhrin rabto

5- عند دخول المنزل . markaad guriga so galayso

6- عند تغير رائحة الفم . marka afkaga riixdisu is badasho

 خصال الفطرة خمسٌ :  qaybta 2aad arimaha fidrada waa 5

1- الختان . gudniinka

2- الاستحداد . timaha cawrada ka koreyo la jaro

3- نتف الإبط . timaha kilkishoo la rifo

4- قص الشارب . sharibahoo la gabsho

5- تقليم الأظفار . cidiyahoo la jaro 

 

5- باب الوضوء baabka wayso qadashad wa 4 waybood

 

 واجبُ الوضوءِ واحدٌ : Q1 wajibatka waysashada waa hal bismilaysiga  

 : فروضُ الوضوءِ سِتةٌ : Q2aad Faralada waysada waa 6

1- غَسْلُ الوجهِ ومنه المضمضةُ والاستنشاقُ .  dhaqida wajiga luqluqosho iyo iyo sandaarsi

2- غَسْلُ اليدينِ معَ المِرفقينِ وتخليلُ الأصابِعِ . dhaqida gacmaha ilaa suxulada iyo faraha la is dhex gasho

3- مَسحُ الرأسِ ومنهُ الأُذُنَانِ . madaxa oo la masaxo ado dhagahana racinaya

4- غسلُ الرِّجلينِ مع الكعبينِ وتخليل أصابعهما . dhaqida labada lugood adoo faraha lugaha dhexgalinaya biyaha

5- الترتيبُ . ukala tartiibi say u kala horeeyaan

6- الموالاةُ . xiriirsii  is racsii oo wakhti ha u dhaxysiin

الضابطُ الثَّالثُ :Q3aad

شروطُ الوُضُوءِ سَبعةٌ : shuruuda laga rabo waa 7

1- انقطاعُ ما يوجبهُ . in aad iska nadifiso najaasada wajibinaya in la suusho

2- الإسلامُ . in uu qofku islam yahay

3- النِّيَّةُ . in uu niyo la yimado

4- العَقلُ . in caqli u leyahay

5- التَّمييزُ . wax kala sari karo

6- الماءُ الطَّهورُ . biyuhu in ay dahir yihiin

7- إزالةُ ما يمنعُ وُصُولهُ . inaad iska qado waxyabaha sababaya biyaha in aysan garin xubinta

الضابطُ الرَّابعُ : sunooyinka waysadaQaybta 4aad

 سننُ الوضوءِ اثنتا عشرة سُنة :  sunooyinka waysada waa 10

1- السِواكُ . Cadayasho

2- غَسلُ الكفينِ . kafaynka gacmaha in aad mayrto

3- البَداءةُ قبل غسل الوجهِ بالمضمضةِ والاستنشاقِ . inad k bilowdo wajiga ka hor luqluqasho iyo sandaarsi

4- المُبالغةُ فيهما لغير الصائمِ . ku xeel dhaaransho sandaarsiga hadaadan somanayn

5- الزِيادةُ في ماءِ الوجهِ . biyaha wajiga in aad ku badiso wada garsiiso

6- تخليلُ اللِّحيةِ الكثيفةِ . garka in aad gacmaha dhex galiso cidi garleh

7- أخذُ ماءٍ جديدٍ للأُذنينِ  biyo cusub in aad dhagaha u so qadato.

8- تقديمُ اليُمنى على اليُسرى . in aad midigta ka hor mariso bidixda 

9- مجاوزةُ مَحَلِ الفَرْضِ . in aad dhaafsiiso melihii wajibka aha

10- الغَسلَةُ الثَّانيةُ والثَّالثةُ . inaad xubnaha 2 ama 3 jeer mayrto

11- دَلْكُ الأَعضاءِ .  mar mari xubinta biyaha haday ka go aan oo kale

12- الدعَاءُ بعدهُ . ducada waysada oo ah«أشهد أن لا إله إلا الله، وأشهد أنَّ محمداً عبده ورسوله، اللهم اجعلني من التَّوابين،

6- بابُ المسح على الخُفينِ Baabka masaxida khufaynka wana 3qybod 

 شروطُ المسحِ على الخُفينِ ثلاثةٌ : Q1aad shuruuda in la masaxo khufaynka waa sedex

1- لبسُهمَا بعدَ كمالِ الطَّهارةِ المائيةِ . in uu qofku xirto asagoo daahira waysaqab biyod qabo

2- سَترُهُما لغالبِ محلِّ الفرضِ . in ay garayan xubnaha macna aysan jeex jexnayn

3- طهارةُ عيْنهمَا . in laftoodu dahir yihiin

 : مُبطلاتُ المَسْحِ على الخُفينِ ثلاثةٌ : Q2aad waxyaabaha buriya khufaynka

1- الحدثُ الأكبرُ . najaasada wayn sida xaytka ama jinabada

2- انقضاءُ المُدةِ . wakhtigodii oo dhamada 

3- خلعُ المَمْسُوحِ عليه . in aad iska siibto (fg. Adoo masaxay hadad siibto aysana ka jabin waad xiran kartaa sida 

مدة المسح : ama la qabi karo Q3aad mudada la oglyahay masixida

يمسحُ المقيمُ يومًا وليلةُ qofka nagi gurigisa wa habayn iyo malon

والمُسافرُ ثلاثةَ أيامٍ ولياليهنَّ . musaafirkuna waa 3 habayn iyo 3 malmood a

 

7- بابُ نواقضِ الوضوءِ baabka waxyaabaha waysada bursha wa2 qayboda

 

 نواقضُ الوضوءِ ستةٌ : Q1ad Waxyabaha waysada bursha waa 6

1- الخارجُ من السبيلين . labada wado wax aka so baxa

2- زوالُ العقلِ أو تغطيتُهُ بإغمَاءٍ أو نومٍ مُستَغرِقٍ .  caqligoo taga. Ama hurdo dheer gala
3- مسُّ الفرجِ بباطنِ الكفِّ . farjiga oo qofku cala casha ku tabto

4- أكلُ لحمِ الإبلِ . hilib geel uu uu cuno

5- التقاء الختانينِ . labada gudniin oo is taabta(jimcaac)

6- الرِّدةُ عن الإسلام . qofkoo galoba(allan kamagan galayna)

لضابطُ الثَّاني qaybta2aad

 

 : يحرُمُ على المُحدِثِ حَدَثًا أصغرَ ثلاثةٌ : qofka xadaska yarkaa qaba (kadi saxaro iwm) waxaa ka mamnuuca 3 arimod

1- .  3Kitabka in uu tabto la iskuma racsana  salada tukado 2- الطَّوافُ .in uu dawaafo kacbada 

Waxa idin so diryaarshay walahina jecel horumarkina gushiina adun iyo akhiraba u so ducey dacwaa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip