sharxu matn Jazariyaha Qolka Altaqwaa

2
Wednesday December 10, 2014 - 22:38:18 in Wararka by
  • Visits: 3298
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 10
  • 11 0
  • Share via Social Media

    sharxu matn Jazariyaha Qolka Altaqwaa

    casharkii caawa iyo walaalaha ka soo jawaabay ,, Allahu akbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

casharkii caawa iyo walaalaha ka soo jawaabay ,, Allahu akbar

Xanaafi_114: diyar garoow hee

  *** qorane13 has joined the room ***

  *** musttafe571 has joined the room ***

caaishah4: 1).Jowf = Meesha Rashinka Iyo Biyaha Maraan Iyo Hawada.(2)dhuunta 1 maqraj leeayahy 3 xaraf aaana kasoo kala baxa wana hamza haa oo kasoo baxa mesha ugu fog ,ceyn iyo xaa wexey kaso baxan mesha dhexe ,gheyn iyo khaa waxay kasoo kala baxaan mesha ugu sokeysa

khaalid 17: jawf waxaa la dhahaa Dhuunta , waxaa kasoo baxa hal makhraj  , waxaa se kasoo baxa sadex xaraf makhrajkaas alif waaw yaa   2 xalqiqa > dhuunta wexee uqeybsantaa sadex  makhraj =1= Aqsaa al xalqi waxaa kasoo baxa  hamza , haa =2=  Wasdi al xalqi waxaa kasoo baxa  Cayn ,  Xaa  =3=   Adna al xalqi waxaa kasoo baxa  Qayn iyo khaaa

umu xuseyn0529:  kofka xuruful madi aaa ka sooo baxa wana alif reeeban o reeb ka dan beeyo woow reeban o kodniin ka horeeyo 3ya hoos dhigan oreeb ka horeeyo xalqiga 3dex uu u qeebsama meesha u fog waxa ka soo baxa geen iyo kha 2waxa ka soo baxa xa iyo ceeyn meesha u so keeesa waxa ka soo baxa hamsa iyo yaaaa

umu_salma_3: jofwaa dhuunta waxana kasobaxo xuruufta  madaka waxaana 3 xarfood oo kala ah  alif iyo waaw iyo yaa ,,, xalqiga waxuu u qaybsamaa sadax maqraj  aqsaaa iyo wasad iyo adnaa ,, aqsaa waxaa kasoo baxo hamsa iyo alif ,,, wasad waxaa kasoo baxo ..cayn iyo xaaa,,,,,, adnaa waxaa kasoo baxo  ghayn  iyo  khaaa..

maskiineh-114: aljowf waxa ladhaha dhunta dheer waxana kaso baxa 3 xaraf (2) al xalqi waxa kaso baxa 3 maqraj 1) aqsal xalqi  waxa kaso baxa 2 xaraf hamza iyo haa 2) wasdal xalqi waxa kaso baxa 2 xaraf wa cayn iyo xaa 3) adnal xalqi waxa kaso baxa 2 qayn iyo khaa

ZAAKIYA-: jawf , daloolka u dhaxeeya dhuunta iyo carabka waxaana ka soo baxa  xuruuful mad waaw haa yaaa ,, 2 dhuunta 3  ay u qaybsantaa meesha u fog aqsal xaalqi waxaa ka soo baxa 2 xaraf , hamza iyo haa meesha dhexe wasudul xalqi waxaa ka soo baxa , cayn iyo xaa meesha u sokeysa adnal xalqi waxaa ka soo baxa qayn iyo khaa

fadumo_105: jawf waxaa la dhahaa daloolka waxaana ka soo baxa alif ,waaw iyo ya. xalqiqaga waa 6 makhraj waxayna kala yihiin messha fog, meesha dhexe iyo meesha soke. mesha fog waxaa ka soo baxa hamza iyo haa. Dhexe waxaa ka soo baxa cayn iyo xa. Soke waxaa ka soo baxa kha iyo qayn.

Daaciyatulkher_114: jowf waxaa la dhahaadhuunta 3 ay u qaybsantaa meesha u fug aqsal xaalqi waxaa ka so baxa 2,,,, xaruf hamza iyo haa medha dhexe wasadul xaqli waxa ka so baxa cayn iyo xaa mesha u sokaysa adnal xalqi waxa ka so baxa qayn iyo khaa

umu abdurahmaan: 1)jowf waa daloolka u dhexeeya dhuunta iyo afka waxa kaso baxa xuruufta madka alif,yaa,waaw,.,,,2)xalqiga waxa kasoo baxa 3 makhraj meesha u danbaysa waxa kasoo baxa hamza iyo haa,, mesha dhexe waxa kasoo baxa xaa iyo ceyn ,,mesha u sokaysa waxa kaso baxa qheyn iyo khaa

Umul-Khair-114: 1)Jowf=Hawa mareenka. 1 makhraj ayuu leeyahy waxaa kaso baxo waw alif iyo yaa (xuruful madd ama xuruful hawaa). 2) 3 Makhraj ayaa kaso baxda xalqiga. 1)Meesha ugu fog waxa kaso baxo Hamzah iyo ha. 2)meesha dhexe ceyn iyo xaaa,, 3)meesha u sokeeso gey iyo khaa(xuruful xalqi)

UMU NAJIB114: qofw waa duleelka dhuunta,waana 1 maqraj waxaa kaso baxa 3xaraf alif yaa iyo waaw.xalq waa dhuunta waana 3 boos waxaana kaso baxa 6 xarah aqsal xalqi hamsa haa wasadul xalqi ceyn xaa iyo adnal xalq khaa & ghen

maaulwarda: maqaarijul xuruuf 17maqraj oo ka soo kala baxa 5 boos   jawf  xalqi lisan khayshuun  shafataan.jawf  waa 1 maqraj waxan ka soo baxa 3 xaraf  alif  hortiisu furan tahay   yaa horteedu hoos dhigan tahay iyo waaw hortiisu godan tahay  xalqi wa sedex maqraj waxaan ka soo baxa lix xaraf hamza wa haa oo ka soo baxa aqsaa xalqi wasad xalqi cayn iyo xaa  adnal xalqi qay iyo khaaaa

Nabadeey: 1/  Jofka waa daloolka  waxaa ka soo baxa xuruufta madka waana 3, alif reeban kordhig uu ka horeeyo, waw reeban godaal ka horeeyo, ya' reeban hoos dhig ka horeeyo----2/ Xalqi waa Dhunnta 3 ayay u qaybasantaa : meesha u foq Aqsal Xalqi waxaa ka soo baxa 2 xaraf : hamxa iyo haa, meesha dhexe Wasadul Xaqli waxaa ka soo baxa ceyn iyo xaa, meesha u sokeysa adnal xalqi waxaa ka soo baxa qayn iyo khaa

JaNnaTaaN: al jowf waa daloolka dhuunta waxaa kasoo baxaa 1 maqraj 2) al xalq waa dhuunta waaxaa kasoo baxaa 3 maqraj  waxey kala yahiin 2 meesha sare 2 meesha dhexe 2 meesha hoose

saabiriina12: jawf waa xaraf dhuunta ka soo boxo wuxuuna u qeybsamaa 3 <<<<<1 aqsal xalqi waxaa ka soo boxo hamsa iyo haa 2 wasadul xalqi waxaa ka soo boxo ceyn iyo xaa<<< adnal xalqi waxaa ka soo boxo khaa iyo khoyn+

rahmah4: jowf waa dalolka u dheexayaa ,waxa ka soo baxaa alif .yaa waaw. dhuunta waxaa ka soo baxa 3 soke dheexe fog

deeqa dk: oow waa dhuunta dheer godka waxaana ka soo baxo sedax xaraf oo kala ah alif reeban kotrdhig ka horeeyo  y hoos dhig ka horeeyo waaw god ka horeeyo alxalqi wasadal xalqi  adnal xalqi xalqi waxaa ka soo baxa lida xafraf ee idhaarka oo kala ah alif ha cayn geyn  kh iyo hamsa

Amantu-BillaH-114: 1)jawfka waa doleelka u dhaxeeyo dhunta iyo afka waxaana ka soo baxa 1 maqraj waxana kasoo baxo xuruuful mad alif waaw yaaa xaruufta madka waa 3 alif reeban kordhig ka horeya 2)waaaw reeban ka godal ka horeeyo 3)yaa reeban hoosdhig kahoreey

musdalifah1: 1)jawf waxaa ladhahaa dhuunta meeshaas u dambeyso oo hayada marto.2) xalqiga waxaa kasoo baxa 3 xaraf .meesha dhuunta ugu dambeyso hamza iyo haa meesha dhuunta ugu dhexe cayn iyo Xaaa iyo meesha ugu horeysaa waxaa kasoo baxa qayn iyo Qaa

ibtissam_13: 1-aljawf "dalul hunguruga iyo afka uu dhexeya: 1 makhraash :3 xaraf ay ka soo baxa waba xurufu maadki "alif,waw,yaa"2-alxalqi "huguriga" : 3 makhraaj : aqsal xalqi, wasad xalqi, adnal xalqi : Xuruuful xalqi wa 6 waxay u qaybtaman 3 makhraj..aqasal xalqi...hamsa wa haa,un..wasadul xalqi cayn wa xaaun adnal xalqi khayun wa qaynun

najla-114: Jawf waa dhuunta iyo afka: Waxaa kasoo baxa xuruuful mad oo 3 ah: alif saakin maftuux maa qablahaa, wa waaw saakinah madmuum maa qablahaa, wa yaa saakinah maksuurah maa qablaha: Xalqi waa 3 makhraj iyo lix xaraf waana meesha u shisheesa hamza iyo haa: meesha dhexe cayn iyo xaa, meesha u danbaysa qayn iyo khaa

hana ahmed_1: 1 jowf waxa la dhahaadaloolka u dhaxeya afka iyo dhuunta)2waxa ka soo baxa alif waw iyoya)2waxa ka so baxa 3 maqraj waxay kakala so baxa aqsal xalqi waxa ka soo baxa hamza iyo ha wasdal xalqi waxa ka so baxa  ceyn iyo xaa adnal xalqi waxa ka so baxa geyn khaa

nur omar: jof waxa ladha waa mesha hawada marto waxaa ka so baxa 3 xaraf alif reban o ka horeya kordhig waw reban o kahoreeya kudaal ya reban o kahoreeya hodhid,,,, xalqi waxo leyahay 3 waxaa kaso 6 xaraf waxey kala sobaxaan mesha uga xageysa waxaa ka so baxa hamza iyo ha mesha dhexe waxa kaso baxa ceyn iyo xaa mesha suke waxa kaso baxa kheyn iyo khaaa

caaisha95: makhraj 17 waa  5 mid kowad jawf waxa la dhaha hunguriga daloolka dher Waxa ka 3 xaruf mad alif reban ka hortay fatxa iyo waw reban damah iyo ya reban kasrah ka  hormaratay makhraj ku waa xalqi Aqsa xalqi Hamza haa dhaxada dhunta wasudi xalqi cayn xaa adna xalqi kha qayn ka baxa

maskiineh-114: aljowf waxa ladhaha dhunta dheer waxana kaso baxa 3 xaraf (2) al xalqi waxa kaso baxa 3 maqraj 1) aqsal xalqi  waxa kaso baxa 2 xaraf hamza iyo haa 2) wasdal xalqi waxa kaso baxa 2 xaraf wa cayn iyo xaa 3) adnal xalqi waxa kaso baxa 2 qayn iyo khaa

ZAAKIYA-:  dhuunta 3 ay u qaybsantaa meesha u fog aqsal xaalqi waxaa ka soo baxa 2 xaraf , hamza iyo haa meesha dhexe wasudul xalqi waxaa ka soo baxa , cayn iyo xaa meesha u sokeysa adnal xalqi waxaa ka soo baxa qayn iyo khaa

Nabadeey: 1/  Jofka waa daloolka  waxaa ka soo baxa xuruufta madka waana 3, alif reeban kordhig uu ka horeeyo, waw reeban godaal ka horeeyo, ya' reeban hoos dhig ka horeeyo----2/ Xalqi waa Dhunnta 3 ayay u qaybasantaa : meesha u foq Aqsal Xalqi waxaa ka soo baxa 2 xaraf : hamxa iyo haa, meesha dhexe Wasadul Xaqli waxaa ka soo baxa ceyn iyo xaa, meesha u sokeysa adnal xalqi waxaa ka soo baxa qayn iyo khaa

Altqwaa_University: 1.jowf wa daloolka dhuunta hal makhraj waaye oo sadex xaraf u qaybtama alif reeban oo kordhig ka horeeyo waw reeban oo damo ka horayso ya reeban oo hoos dhig ka horeeyo wa xuruufulmad(2)Xuruuful xalqi wa 6 waxay u qaybtaman 3 makhraj..aqasal xalqi...hamsa wa haa,un..wasadul xalqi cayn wa xaaun adnal xalqi khayun wa qaynun

umu_salma_3: jofwaa dhuunta waxana kasobaxo xuruufta  madaka waxaana 3 xarfood oo kala ah  alif iyo waaw iyo yaa ,,, xalqiga waxuu u qaybsamaa sadax maqraj  aqsaaa iyo wasad iyo adnaa ,, aqsaa waxaa kasoo baxo hamsa iyo alif ,,, wasad waxaa kasoo baxo ..cayn iyo xaaa,,,,,, adnaa waxaa kasoo baxo  ghayn  iyo  khaaa..

umu-hasna: jawf waa dalolka udhexeya dhunta iyo afka, waxana kaso baxa xuruful mad waa alif reban ofatxa ka horeyso,waw reban o dama kahoreyso,ya reban o kasra kahoreyso.xalqigiga 3 makhraj baku yaala 6 xarafna way kaso  baxan aqsal xalqi hamza iyo haa bakaso baxa,wasadal xalqi xaa iyo cayn bakso baxa, adnal xalqi qayn iyo khaa bakso baxa.

Daakirah 114: 1) jawf= hawo mareenka. 1 makhraj iyo 3xaraf ayay leedahay (2) xalqi= dhuunta, 3 makhraj iyo 6 xaraf ayay leedahay. 1. dhuunta hoosteeda; hamza iyo haa, 2. dhuunta badhtamaheeda; ceyn iyo xaa, 3) dhuunta sokodeeda; qoyn iyo kha.

abu hussein_18: jowF waxaa la dhahaa daloolka u dhaxeeya dhuunta iyo afka waa mesha ay hawada marta.waxaa ka soo baxa 3 xaraF,ALIF,YAA WAA.2.XALQI WAXAA KA SOO BAXA 3 MAKHRAJ,.DHUUNTA MEESHA UGU DANBEESO.DHUUNTA MEESHA DHEXE,.DHUUNTA MEESHA HORE,.,, WAXA AKA SOO BAXA 6 XARAF.HAMZA,AMA ALIF GAAB,HAA,CEYN,XAA,KHAA,GOYN

umu_xafsa11: 1. jowfka waa dulolka u dhexeeyo dhuunta iyo afka  waxana ka so  xalqiga 3 makhraj   meesha u shisheeysa  iyo meesha u dhexayso iyo meesha u sokeysa waxaana la kala dhahaa aqsal xalqi  wasadul xalqi adnal xalqi

saaliha1:  jawf waxaa la dhahaa dalool ka  dhuunta iyo  afka u dhexeeyghwaxaa ka soo baxa xuruufta medka   oo ah 3   alif reeban oo kordhig ka horreeyo woow reeban oo godaal ka horreeyo ya reeban oo hoosdhig ka horreeyo xalqiga waxa ka soo baxa 3 makhrij aqsal xalq waxaa ka soo baxa hamsa iyo haa wasad xalq waxaa ka soo baxa xaa iyo cayn adnal xalq waxaa ka soo baxa qayn iyo khaa.

umu zakariye_114: 1)jawaf waaxaa ladhaahaa dhuunta waxaa kasobaxa 3 maqaraj  2)xalqiga waxaa kasobaxa 1 maqraj waxaa kasoobaxa 3 mesha ugudanbeesa ee dhunta iyo mesha dhexe ee dhuunta iyo mesha ugusokeesa

xayaat114: : maqaarijul xuruuf 17maqraj oo ka soo kala baxa 5 boos   jawf  xalqi lisan khayshuun  shafataan.jawf  waa 1 maqraj waxan ka soo baxa 3 xaraf  alif  hortiisu furan tahay   yaa horteedu hoos dhigan tahay iyo waaw hortiisu godan tahay  xalqi wa sedex maqraj  waxaan ka soo baxa lix xaraf hamza wa haa oo ka soo baxa aqsaa xalqi wasad xalqi cayn iyo xaa  adnal xalqi qay iyo khaaaa

nadar_27: jowf waa hawada meesha ay merto hal bos aa kasoobaxo boskane 3 xaraf oo madi ay waye ya waaw alf  xalkhiga waxaa kasooboxo 3bos waxaana kasoo kala boxo 6xaraf oo kala ah hamzo haa oo kasoobaxo dhunta qebteda shishe caynu xaa oo ay kasoobaxaan dhunta qaybteeda dhaxe qoynun kha oo kasooboxo dhunta qeybteeda soke

amatallaah55: 1,,jawf waxaa la dhahaa daloolka hawadumarto waxaana ka soo baxo,,xuruutul-mad,,alif ,,yaa..waaw...2 xalqi 3 makhraj buu leeyahay,,,aqsal xalqi..hamza iyo haa..wasadul-xalqi,,cayn iyo xaa.. iyo adnal xalqi,,qayn iyo khaa

Muniirah-Abdi: Dhhunta  ( alif) reeban kordhig  oo uu ka horeeyo (Fatxa)waaw reeban godaal uu ka horeeyo( Damah) (ya) reeban hoos dhig( Kasra) Xuruuf Lil Hawaa)  (2) Al Jowf( 3) Makhraj ayaa kasoo baxaya1) Aqsal xalqi2 ,,Hamz haa ,)Wasadal qalxi 3)xaa cayn Adnalxalqi)2¤ qeyn,, khaa,,)

Zanuuba Abdiraxman-35:  17 makhraj , waxaay ka soo baxan 5 boos   aljwf  2 alxaqi 3 alisan shafatan 5 kheyshuunnaljawf waa xaruful mada, yaa reeban oo ka horeys kasra, waaw reeban ,dama , alif reeban kahory  fatxa, dhuunta waxaay u qabmata 3 qaybood meesha ufag ,aqsal xaqi ,waxaa ka soo baxa hamza, haa, meesha dhexe wasadal xalqi  ceyn , xaa ,, meesha ugu so kooyso adnal xalqi , goyr, khaa

ramlo: jowf waa meesha u dhaxeysa afka iyo dhuunta waxuu leeyahay hal maqray waxaana ka soo baxo 3 xaraf oo kala ah waw  alif iyo yaa 2) waxaa ka soo baxo 3maqraj waxaa ka soo  6 xaraf oo kala ah hamza haa cayn xaa qayn khaa

Nasra Hussein: 1)joof waxaa la dhahaa(waa meesha u dhaxeeyso hawa mareenka)wuxuu leeyahay 1 maqraj waxaana ka soo baxa 3 xaraf oo kala ah (waaw,, alif,, yaaa)2 waxaa ka soo baxa 3 maqraj waxaana ka soo baxa 6 xafar oo kala ah(hamzu,,, wal haa,,,, qeyny wal xaaa,,,, qeynu wal khaaa)

caasha44: qofku waa meesha hunguriga ka hooseysa sadex xaraf ayaa kasoo baxa xalqiga sadex mqraj 6 xaraf ayaa ka soo baxa dhuunta ayay ka soo baxaan meesha duun ta ugu fog mee sha dhexe meesha soke waxana la kala yidhaa aqsal xalqi wasadul  adnal

umuasmaa_3: jawf waa dhoolka hawada marto,waakasoobaxa halmakhraj,3 xaraf oo ah alifka iyo yaa iyo waa 2=xalqiga waakasobax 3makhraj.aqsal xalqiga waakasobax hamsa iyo haa .ceyn iyo xaa wakasobax  adnalxalqiga.khaa iyoqeyn wakasobaxwasadulxalqiga.

umu-cabdirahman7: waa inta udhexeysa dhuunta iyo daloolka 3 maqraj waxaa ka soo baxa 6 xaraf aqsal xalqi iyo wasal xalqi iyo adnal xalqi

mxabatu-alrahman: jawf , daloolka u dhaxeeya dhuunta iyo carabka waxaana ka soo baxa  xuruuful mad waaw haa yaaa ,, 2 dhuunta 3  ay u qaybsantaa meesha u fog aqsal xaalqi waxaa ka soo baxa 2 xaraf , hamza iyo haa meesha dhexe wasudul xalqi waxaa ka soo baxa , cayn iyo xaa meesha u sokeysa adnal xalqi waxaa ka soo baxa ghayn khaaaa)

artan_25: 1) jowf waxa ladhaha mesha dhunta iyo afka udhaxeyso waxa kaso baxa ruxuful Mad 2) xalqiga 3 makhraj alsal xali wasdal xaqli adna xalqi

umu canab22: jowfka waa ladhahaa  daluulka duunta, afka udhexeeya waa kasobaxa  1 maqraj Alif woow,yaa, ,dhuunta 3 maqraj  meesha fog,meesha dheexe,meesha hore

umuamira_2: aljawf wax ka soo bax sadex xaraf ,, xalqiga wax ka soo 3wax ay ka soo kala baxaan mid u shishaysa mid u sokaysa iyo mida u dhexaysa,fog, sokaysa ,

Ramla220: jowf= waxaa ladhahaa dalool ka udhexeeya dhuunta kasoo bilaama ilaa afka kudhamaada 2. waxaa kasoo baxa xuruufu mad alilfe waaw yaa waana hal makhraj. 2. xalqiga waxaa ladhaha dhuunta waxaa kasoo baxa 3 makhraj 1. aqsal xalqi waxaa kasoo baxa 2 xarax hamza & haa. 2. wasadu xalqi waxaa kasoo baxa 2 xaraf waa xaa & cayn 3. adna xalqi waxaa kasoo baxa 2 xaraf waa khaa & qayn total 6 xaraf ayaa kasoo baxa

sumaya1141: 1 jowf waxa la dhaha daloolka afka iyo dhunta u dhexeyo waxaana ka so baxo 3 xaraf hamza yaa woow 2 xalqiga waxakaso baxa 3  waxakala so baxo 6 xaraf meesha u shisheeso hamza haa meesha dhaxe ceyn xaa meesha u horeeso gooyn khaa

zahra1236: jowf waxa la yidhada dhuunta meesha ugu fog waxa ka soo baxa 2 xaraf oo kala ah hamze iyo ha dhunta  meesha ugu  dhaxeysa waxa ka soo baxa xaraf oo kala ah ceyn iyo xaa dhunta meesha igu soo kaysa waxa ka soo bara xaraf oo kal ah gheyn iyo khaa

fooseey8: jowfka waa dhuunta daloolkeeda ilaa afka inta udhaxeesa 2 xalqiga waa dhuunta waxaa kasoo baxa 3 maqraj waxaana kasookala baxaan 6 xaraf waana adnal xalqi kha goy wasadul xalqi cayn xa aqsal xalqi hamsa haa

UMMU MINHAAJ 6: jawf wa dhunta   waxxaa ka so baxaa 3 mesha ugu fog waxaa kaso baxaa hamza iyo haa 2 mesha dhexee waxaa ka so baxaa xaa iyo cayn3 mesha ugu soke waxaa kasobaxaa  ghayn iyo khaa

sawda_114_1_1: aljowf waxa ladhaha dhunta dheer waxana kaso baxa 3 xaraf 2.al xalqi waxa kaso baxa 3 maqraj 1. aqsal xalqi  waxa kaso baxa 2 xaraf hamza iyo haa 2. wasdal xalqi waxa kaso baxa 2 xaraf wa cayn iyo xaa 3. adnal xalqi waxa kaso baxa 2 qayn iyo khaa..

intisaar-114:1) jawf=haw mareen hal maqraj bu leeyahay waxa ka soo baxa 3 xaraf oo ah madka=woow,alif,ya,,2)xalqi maqraj midka u koresa waxa ka so baxa hamza ha mesha dhexe wax ka so baxo cyn xaa mesha soke waxa ka so baxa qyn iyo kha

ikhra_2: asc Al jawf  waxaa ladhahaa dhuunta dheer waxana ka soo baxa 3 xaraf 2*al xalqi waxa kaso baxa 3 maqraj 1* aqsal xalqi  waxa kaso baxa 2 *xaraf hamza iyo haa 2* wasdal xalqi waxa kaso baxa 2 xaraf wa cayn iyo xaa 3* adnal xalqi waxa kaso baxa 2 ghayn iyo khaa

sahra 114_1: joof waxaa la dhahaa dhuuntaa waxaana  ka soo   baxaan 3  xaraf  oo ah xaruuful mad  waxaay kala yahiin alif  , waaw, yaa 2 xali  alifka waxaa ka hor maro  xaraf fatxeeysan   waawga waxaa ka hormaro  xaraf  dameeysaan mise gudan  yaada waxaa ka hormaraa  xaraf kasreeysan mise hoos dhigan  xalqi  3 maqraj ayaa ka soo baxo  waxaay kala yahiin  dhuunta meesha ugu  fog waxaa ka soo baxo  hamsa iyo haa dhuunta meesha   dhexe waxaa ka soo baxo  caayn iyo xaa dhuunta  meesha ugu sokeeyso waxaa  ka soo baxaan  kha  iyo qeyn

 Nuseybah-: jawfka waa mesha xuruufta ay kaso baxan waxa kaso baxa xufurul mad waaw haa yaa ayey uqeybsan ta dhunta mesha ugu sareysa waxa kaso baxa hamza iyo haa booska labad waxa kaso baxa ceyn iyo xaa booska sadaxad waxa kaso baxa khaa iyo kheyn

muna-omar7: 1. jowf waa afka kori ama habo mareenka waana 1 maqraj waxaa ka soo baxa 3 xaraf : xuruuful mad ama xuruuful hawaa oo kala ah. alif reeban kor dhig ka horeeyo, waaw reeban god ka horeeyo iyo yaa reeban oo hoos dhig ka horeeyso.

2. Al xalq waa hunguriga waana 3 maqraj: 1. Aqsal xalq waxaa ka soo baxa Hamza iyo haa 2-wasdhal xalq waxaa ka soo baxa ceyn iyo xaa 3.adnal xalq waxaa  ka soo baxa qeyn iyo khaa

mama-Abdullaahi: 1jowfiga  waa  meesha hawada  marto  waxaana ka soo baxa  3 xaraf  oo  shadan oo kala  ah alif  waaw.yaa  alif reeba oo koahore kordhig  waaw reban  kahore oo godan  ya rebanka hoos dhigan2 xalqiga w axaa soo baxa   6    aqsal xalqi   hamsa haa   wasadu xalqi xaa iyo ceeyn   iyo adna xalqi 

umu salma_15:1jowf waxaa ladha daloolka u dhaxeyo nuunta iyo afka mesha hawada marto waxaa ka so baxa 3 xaraf alif waw yaa 2 xalqi waxaa ka so baxa waxa ka so baxa 3 magraj dhunta mesha hore dhuunta mesha hoose dhuunta iyo dhaxda ha xaa ceey geyn hamza qaa wakas ee gali waxeey oga so kala baxan 2 ,, 2 2,, dhuunta sadaxdeeda meel

umu xijaab: jof waxa ladhahaa Halka dheer ay marto hawada waxa kaso baxo sedax xaraf oo kala ah alif reeban oo kordhig kahoreyo iyo Waaw reeban oo kareyo godaal yaa reeban o kahoreyo kordhig ،،،،xalqi Wuxuu leyahay 3 waxa kaso baxo 6 xaraf wey ka kala soobaxaan meesha uga geesa waxa kaso baxo Ceyn iyo xaa mesha kore waxa sobaxa geyn iyo khaaa ...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip